Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 777 Posts

Macnaha Magaca Eebe

Horta adeegsiga Ereyga Eebe waa mid taabogalay oo Soomaalida haddeer u taqaan Alleh sidaasna ku saxan. Afkuna sidiisaba waa dhawaaqyo isku tagay oo ereyo sameeya oo dadku erey kasta wax gaar ah sumad uga dhigtay oo la isla gartay ama

Caddaaladii Somaliland oo Codsi Madaxweyne noqotay

Caddaaladii Somaliland oo Codsi Madaxweyne noqotay Jamhuuriyada Somaliland waa dal dumuqraadi ah oo leh xeerar iyo shuruuc wax Kala hagga oo Ku salaysan sinaan caddaalad iyo dumuqraadiyad, siddoo kale Jamhuuriyada Somaliland waa dal 100% muslim ah oo aaminsan caddaalad, daacad

#GOOBAHA_TAARIIKHIGA_AH

#GOOBAHA_TAARIIKHIGA_AH Taariikhadu keliya maaha in lagu garto dhacdooyinkii hore iyo dadkii hore. Taariikhu waa baadi-soocda bulsho, dhinaca dhaqanka, dhaqaalaha, siyaasadda iyo guud ahaan isbeddeladii noololeed ee ay bulshadaasi soo martay, si wax looga beddelo nolosha ama marxaladaha habka xilligaas lagu

Xaamud Jaamac Xuseen Xeeldheere Xusuus Mudan

Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga W/Q: Dr. Maxamed Daahir Afrax     Markii dhawaan la iiga nixiyey geerida Xaamud Jaamc Xuseen (1947 – 2019) waxan garwaaqsaday in uu wali igu dambeeyo dareen ka damqada wararka naxdinta leh, ka dib sannadihii faraha badnaa

Ereyada La Maydhaamay Ee Soomaaliga Ah

Ereyga ‘Punt’ waa erey magac ah oo sida la sheegay waayadii hore loo qayaanay jiid balaadhan oo ka tirsan dhulweynaha Soomaalida. Waa jiidda dhanka koonfureed kaga teedsan badacas ee ka soo bilaabanta gobolka bari ee Boosaaso magaalamadaxda u tahay ilaa

Dawladda Maraykanku Dhaqan-gelisay Xeer Faa’iidooyin Kala Duwan u Yeelanaya Somaliland

Faalo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo sidoo kale uu xeerkaasi ka dul-qaadi karo Somaliland culays kasta

Dhalinyaradda; Dhiigbax Aan La Dhaadayn

  Markasta oo ay ufada doorashadu soo carafto waxa bata buuqa, borobagaandada iyo isbahdilka u dhexeeya reeraha dhexooda, reer walba wuxuu iska dhigaa ka la dulmiyay ee xaqiisii ka maqanyahay ha u horreeyaan walaalahayga reer Boorama, ee calaacalka ay kaga

Soomaaliya iyo Dooddii Dhuusamareeb

  Waxa maalmo Ka hor soo xidhmay shirkii ka dhacay Magaalada Dhuusmareeb ee Dawlad Goboleedka Galmudug, oo ay dhawaan Ku dooyeysteen Shanta Dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Xukuumada maqaar-saarka ah ee Farmaajo. Magaalada Dhuusmareeb oo ah magaalo nabdoon oo kaladanbayn

Madaxbanaanida Laydhka Caasimadu Waxay Faa’iido U Leedahay Bulshada?

Waxqabdka Aan Ka Sugayno Komishanka Cusub Ee Tamarta Somaliland W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Midowgii Shirkadaha laydhka Caasimada Somaliland ee Hargeisa waxaa sameeyay xeer ay soosaartey Wasaaradii Macadanta Tamarta Ee Xukuumadii Madaxweyne Siiraanyo taas oo uu Wasiir ka ahaa Xuseen Cabdi

Dhacdo Xusid Muddan Maxaynuse Ka Baran Karnaa?

By. Abdirisaq Xiis Waxaan jeclaystay inaan maanta wax ka taabto dhacdo ka dhacday dalkaTurkiga maanta oo kale,15/07/2016,taasoo ahayd inqilaabkii dhicisoobay ee laysku dayay in xuku madda hadda ka talisa waddanka talada lagaga maroojiyo. Waxa habeenkaa qaybweyn ka qaatay difaaca xukuumadda