Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Doqoni Ninkii Cannaanta Wuu Icaayey Bay Tidhaa!.
By. Fartaag Doqoni Ninkii Cannaanta Wuu Icaayey Bay Tidhaa!. Beri waxa dhacday in Nin, Afaduu qabay, ama xaaskiisii uu saluugay, markuu aray gurigoo Dayacan, Ubadkii oo Darxumaysan iyo Duunyadii oo baylah ah, Ninkii ayaa Afadii si sarbeeb iyo Hoggo-tusaalayn wax
Duuliye Axmed Dheere waa Mabda’a lagu hirto, iyo maqaam sare oo la Gaadhi karo
By Adam Muse Jibril Duuliye Axmed Dheere, muxuu ku habboon yahay, oo uu geyaa in lagu magacaabo, muxuuse u taagan yahay oo u ah qaddiyad uu ku dhaato. Inta aanan u-gelin qaddiyada Duuliye Axmed Dheere u taagan yahay, waxaan
Daraasad Koobaysa Hawlihii Nebiga NNKH ee Maalinlaha ahaa
DILDILAACA WAAGA SUBAXEED Markuu kaaha waaberigu ka soo dhex mudho mugdiga habeenka. Xiligaas, Bilaal codkiisa eedaanka salaada subax ayaa gilgila aamusnaanta habeenka magaalada Madiina. Xiligaas Ilaahay Rasuulkiisu SCW wuxuu ku jiraa hurdadiisa habeenka badhkiisa u danbeeya, ka dib waqti dheer
Farriimaha Ay Gudbinayeen Sawirrada Kulankii Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin La Qaateen Muj. Axmed Mirre
W/Q: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Waxa bannaanka u soo baxay sawirro laga qaaday kulan ay Madaxweyne Muuse Biixi, Wasiir Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiir Boos Mire la qaateen Muj. Axmed Mire Maxamed oo muddo dheer ku noolaa dalka dibaddiisa,
“Madaxweyne shaqada aad adigii ummadda Hoggaaminayay abuuri kari weyday, Ardayda ha ku canaanan” By. Cabdinaasir Axmed Abraham.
“Madaxweyne shaqada aad adigii ummadda Hoggaaminayay abuuri kari weyday, Ardayda ha ku canaanan” By. Cabdinaasir Axmed Abraham. Ilaahay baa mahadleh igu simay in aan erey ka idhaa, Munaasibaddii qalin-jabinta ee jaamacadda Burco, gaar Ahaanna ereygii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Dhibaatada Gobollada Togdheer, Sanaag Iyo Sool Maxaa Sabab U Ah
By. M. A. Farah (Brother Jaafaa) Muxuu wadnuhu ila dakaamayaa, Maxaan la hiin raagayaa, Maxey xubnuhu ila wada xanuunayaan, Aqoon la’aan, Talo la’aan, Ilbaxnimo la’aan Siyaasad la’aan iyo Kalsooni la’aan, ayaa dib u dhigtay Goballada Togdheer, Sanaag iyo Sool, Waxa
Ahmiyada Safarka Madaxweynaha Ee Gobollada Bariga Iyo Fursada Bulshada Deegaamadaa
Safarka Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ugu baxay qaar ka mid ah gobollada bariga waxan u arkaa muhiim. Marka hore waxan ku boorinayaa dadwaynaha in si wayn oo milge iyo maamuus leh Odayga qaranka loo soo dhaweeyo. Dhinaca kalena waxay
Gorfaynta: Buugga Taariikhda Soomaalida ee uu Qoray Jaamac Maxamed Qaalib (2020)
Gorfaynta: Buugga Taariikhda Soomaalida ee uu Qoray Jaamac Maxamed Qaalib (2020) By. Sayid-Axmed Dhegey Magaca buuggu waa Taariikhda Soomaalida. Maxaad filaysaa? Haa taariikhda dadka Soomaalida oo dhan. Isirka Soomaaliyeed waxay degaan geeska Afrika, dhinaca ugu sii geeseeya. Waa dad
Qormo Muhiim ah: Somaliland iyo Dunida Maanta
W/Q: Suxufi Xuseen Cali Nuur Marka loo fiirsado xaaladda ay dunidu ku sugan tahay maanta, lana barbardhigo ta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku waajib ah qof kasta oo Somaliland u dhashay inuu Illaahay u xamdi naqo, ku shukriyo, istiqfaarkana badsado.
Hay’ad Dareenkayga Soo Jiidatay Toddobaadkii U Danbeeyay
Araweelo News Network Usbuuc gudihii, waxaa dareenkayga soo jiitay mashaariic kala duwan oo hay’adda Save The Children ka fulisay dhowr gobol oo dalka ka tirsan, una holladay inaan sadarro ka qoro waxay ku saabsanaayeen. Waxay ahayd 15kii September, markii