Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Saxardiid Mujaahid Waqtigu La sarategey, Maantana U Hoyda Kaymaha!!!!
Saxardiid Mujaahid Waqtigu La sarategey, Maanta U Hoyda Kaymaha!!!! Mujaahid Saxardiid waxa uu ku dhashay Degmada Qorilugud ee oo ku taala Gobolka Tog-dheer ee Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdu markay ahayd sannadkii 1966-kii, Saxardii Rooble Digaale waxa uu ku soo qaatay
Dadka Somaliland way yaqaannaan caqabadaha haysta
Araweelo News Network. Horumarka laga sameeyey in la gaadho qaranimadan buuxda waxay soo martay marxalado isdabayaallay oo kor u socda illaa hadda waxa bulshada #Somaliland, dowladda iyo golayaasha qaranku uguntan yihiin geeddi socodka ilaalinta iyo horumarinta habka dowladeed iyo
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena W/Q. Mahad Ali-salaan Dhamaan ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW, ,waxaan halkan ku iftiiminayaa oo ku qaadaa dhiayaa qadiyad aan indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu innagu soo socdo hadhowna aynu farta dhexda ka qaniini doono hadaan maanta wax
Ma Macatabbaa Miigga kolba meel la saarayaa?
By. Fuad Fartaag Dadka masiixiyiinta ah, waxa u ah Astaan Laanqayr ama macatab ah, ama isku talaab, Laanqayrta Uma ogola in dhulka ladhigo, waxa ay Ka Dul qotomiyaan guudka Sare ee kaniisadaha, wax walba oo ay samaynayaan waxa u
Soomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Itoobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee ugu baaxadda weyn dhul ahaan tiro ahaanna waa qoomiyadda
Hadimada Ay Leedahay Hantida Umada Oo Sigaar Ah Loo Manfacaadsado
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi shiine Hantida Umadu waa xoolaha ka dhaxeeya dadweynaha taas oo laga sameeyay ama laga soo iibiyay Dhaqaale iyaga laga soo uruuriyay oo loo yaqaan Cashuur. Cashuurtu waa lacag qasab ah taas oo lagu soo rogo cashuur
Duuliye Axmed Dheere iyo Xaquuqda Aadamaha
By. Adam Muse Jibril- Q:2aad Xuquuqda Aadamahu waxay ka kooban tahay mabaad’i dhawr ah oon sina u kala go’i Karin, oo dhammaantood ka dhashay xaqa Adamuhu u leeyahay nolosha, iyo kuwa kale ee ku xidhan nolosha, sida xuquuqda
Dhaqdhaqaaqa Suuqayadda Ganacsiga Iyo Lacagta Shilinka Soomaaliland In Ay Dalka Ku Wareegto Yaa Ka Masuul Ah
By. Ismaaciil Cali Axmed Wareega lacagta waxaa masuul ka ah oo kali ah xukuumadda maadama aanay wakhatigan wadanku lahayn warshado ama ilo dhaqaale oo waaweyn, kala duwanaanshaha xukuumadihii Soomaray Soomaaliland xaga wareejinta Lacagta suuqyadda, waa lagu kala duwanyahay. Xukuumadii
Tallo Aan La Rogrogin Waa Lagu Rafaadaa
By. Mohamed Ali Yusuf Alja Xukuumaddana waynu u joognaa waxay dayn inagaga tagto iyo waxay hanti lunsadaan Dawladda Somaliland halkii laga filayay inay horumar iyo koboc dhaqaale keento, waxa ay banjarinaysaa danyarta iyo dadka hal abuurka la yimi. Gawaadhida Vitz
Ciyaaraha Gobollada Somaliland Iyo Qabyaalada
.By: Axmedyasin M. Jamac Laba arimood ayaan jeclaystay inaan aniguna intaydii ka idhaa oo kala ah Cayaaraha gobolada Iyo qabyaalada QABYAALADA Waxaan arkayay video clip caruur reer Gebiley ah oo farxadii ay kooxdoodu badiyeen isleh ku damaashaada ay