Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Gudubtaye kusoo noqo
Araweelo News Network. Gudubtaye kusoo noqo Annaa Gaar U Yeeshee Gobannimadu Taadiyo Maaha Adi Go’aankaa F.G. Maansadani waxa ku socotaa Farmaajo reer koonfureedka ka xun gooni isu taagga iyo ma luntee madax xoriyaddii Somaliland ka qaadatay Ingiriis 26kii Juun 1960kii.
Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur?
Araweelo News Network. Yuusuf Garaad Muxuu Ka Yidhi Geerida Weriye Axmed Cabdinuur? Yuusuf Garaad Cumar ayaa waxaa uu si koobban uga waramay Taariikhda Allah ha u naxriistee Wariye Axmed Cabdinuur oo ka tirsanaa wariyeyaashii BBC-da, islamarkaana ay soo wada shaqeeyeen,
Berbera Corridor Wadadii Afarta-haad Ahayd Oo Kusoo Ururtay Laba-haad Iyo Lix Shirkadood Oo Ka Baxay shaqada
Berbera Corridor Wadadii Afarta-haad Ahayd Oo Kusoo Ururtay Laba-haad Iyo Lix Shirkadood Oo Ka Baxay shaqada Mashruuca Wadadii rajada ee Berbera Corridor ee la dhagax dhigay kal hore28/02/2019, ayaa mudadii ay socotay oo hadda dhan 22bilood, waxa lagu dhameeyey wax
Talooyin ku socda Soomaalida ku Shiraysa Garoowe
Soomaalidu waxay dhibaato iyo dawlad la’aan ku jirtay soddon kii sano ee ugu danbeeyay. Waxay la kulmeen dhibaato kasta oo bini’aadan ku dhici karta oo ay k amid yihiin qax, gaajo, macluul, dagaal, qaxoonti, harraad, xanuun iwm. Waxaa
Saxardiid Mujaahid Waqtigu La sarategey, Maantana U Hoyda Kaymaha!!!!
Saxardiid Mujaahid Waqtigu La sarategey, Maanta U Hoyda Kaymaha!!!! Mujaahid Saxardiid waxa uu ku dhashay Degmada Qorilugud ee oo ku taala Gobolka Tog-dheer ee Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdu markay ahayd sannadkii 1966-kii, Saxardii Rooble Digaale waxa uu ku soo qaatay
Dadka Somaliland way yaqaannaan caqabadaha haysta
Araweelo News Network. Horumarka laga sameeyey in la gaadho qaranimadan buuxda waxay soo martay marxalado isdabayaallay oo kor u socda illaa hadda waxa bulshada #Somaliland, dowladda iyo golayaasha qaranku uguntan yihiin geeddi socodka ilaalinta iyo horumarinta habka dowladeed iyo
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena W/Q. Mahad Ali-salaan Dhamaan ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW, ,waxaan halkan ku iftiiminayaa oo ku qaadaa dhiayaa qadiyad aan indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu innagu soo socdo hadhowna aynu farta dhexda ka qaniini doono hadaan maanta wax
Ma Macatabbaa Miigga kolba meel la saarayaa?
By. Fuad Fartaag Dadka masiixiyiinta ah, waxa u ah Astaan Laanqayr ama macatab ah, ama isku talaab, Laanqayrta Uma ogola in dhulka ladhigo, waxa ay Ka Dul qotomiyaan guudka Sare ee kaniisadaha, wax walba oo ay samaynayaan waxa u
Soomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay
W/Q Cabdiraxmaan Cadami Itoobiya waxay ka kooban tahay 9 kilal iyo laba magaalo oo hoos yimaadda xafiiska ra’isal wasaaraha (Addis Ababa iyo Diridhaba). Dawlad degaanka Soomaalidu waa kilalka labaad ee ugu baaxadda weyn dhul ahaan tiro ahaanna waa qoomiyadda
Hadimada Ay Leedahay Hantida Umada Oo Sigaar Ah Loo Manfacaadsado
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi shiine Hantida Umadu waa xoolaha ka dhaxeeya dadweynaha taas oo laga sameeyay ama laga soo iibiyay Dhaqaale iyaga laga soo uruuriyay oo loo yaqaan Cashuur. Cashuurtu waa lacag qasab ah taas oo lagu soo rogo cashuur