Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Suuriya Maxay Kooxda Mucaaradka Iyo Israel Ku Danbay.n Doonaan
#Araweelo_News_Network Maalmo yar kaddib markii kooxda mucaaradka ah ee Hayat Taxriir Al-shaam ay talada ka tuureen Bashaar Al-Asad , Ciidanka Israa’iil ayaa qabsaday Buuralayda Goolaan ee qaybta suuriya. Raysul wassaaraha Israa’iil Benyamiin Netenyahu ayaa ku dhawaaqay in dhulkaasi
Suuriya Maxaa Ka Socda Maxay Tahay Ujeedada Ka Danbaysa Qabshada
Maxay Dalalka Reer Galbeedku Ugu Shaanbadayn Waayeen Kooxdan Magaca Argagixiso? #Araweelo News Network. Koox kasta oo hubaysan oo islaamiya saxaafadda reer galbeedku waxay ku shaambadaysaa magaca ” Argagixiso,” balse waxaa muuqanaysa in saxaafadda reer galbeedku aannay magaca ” argagixisanimada
Dabaysha is Beddelku Waxay Burburisaa Cid Kasta Oo Awood Sheegata
Dr.Faaiza Abu shimaala #Araweelo News Network Marka ay Timaaddo Dabaysha is beddelku waxay ka bilaabataa goobbaha daciifka ah.(waddamada faqiirka ah) siday u socoto waxay ku timaadda si kedis ah (waddmada awoodda us biday) waxayna isu beddeshaa mid sii weeynaata, iyadoo
Somaliland Hindisaha Sharci Wax Ka Bedelka Xeerka Ciqaabta Guud
#Araweelo_News_Network Tilmaanta iyo Tala soo Jeedin Xeerka Ciqaabta Guud (Penal Code) Garyaqaan Bacaluul Khabiir Sharci iyo Bare Jaamacadeed Marka hore waxa waajib ah inaan Hambalyeeyo Hindisaha Sharci (Lgal Draft) ee Wax-ka-baddalka Xeerka Ciqaabta Guud ee loo soo gudbiyay Gollaha Wakiilada
Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya
#Araweelo_News_Network Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya JABAHDDA XORAYNTA SHAAM جبهة تحرير الشام . Israel miyeey lug ku leedahay soo shaac bixidda kooxdan sida kediska ah u qabsatay guud ahaan magaaalda xalab Aleppo ee waddanaka suuriya ? Sannadkii
Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya
Dhibaatada Tahriibta Iyo Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya Xuseen #Araweelo_News_Network Isku daygii Fadxiya xuseen ee ahaa inay gaadho jaziiradda Mayotte ee ku taalla badweeynta Hindiya ayaa ku soo dhammaaday murugo iyo xanuun. Fadxiya Xuseen waxay ahayd gabadh dhallinyaro ah
Filimka The Village Next to Paradise
#Araweelo News Network. Tuuladda ku xigta Jannada waa Filimka (The Village Next to Paradise), kaas oo Soomaali ku noqonaya “Tuuladda ku xigta Jannada” waxa uu caan ku yahay jilayaal si heersare ah ugu matalay doorkooda, kuwaas oo kasbaday aqoonsi
Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
#Araweelo News Network. Waxaa qoray: Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Awad Mudane Madaxweyne, Annigoo ah Guddoomiyihii hore ee Daladda Naafada Somaliland, isla xilligana u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda dadka naafada ah isla markaana Xubin ka ah Xisbi Xaakimka WADDANI. Mudane Madaxweyne, waxaan kuu
Heerka Jacaylka Bulshada Soomaalida
#Araweelo_News_Network Bulshada Soomaalida ayaa heerka shisheeye jacaylku noqday mid guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ka siman yihiin, waxaana la odhan karaa, waa dadka dunida ugu jecel dadka shisheeyaha ah. Laakiin su’aasha ayaa ah dabcan haddii ay ummadda soomaaliyeed tahay mid ummadaha
Marwada Madaxweyihii Geeriyooday Axmed Siilaanyo
Marwo Aamina Weris Sheekh Maxamed. “Anigoo ah Marwo Aamina Weris Sheekh Maxamed Jirde, Marwadii Koowaad ee Madaxweynihii Afraad ee JSL, Kuna hadlaya guud ahaan afka qoyska, Geerida ku timid Madaxweyne Hore Marxuum Xaajigaygii Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxay ahayd mid