Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 156 Posts

Markabka Dagaalka Ee Faransiiska Oo Ka Cararay Biyaha Badda Cas Iyo Xuutiyiinta Oo Maraykanka Hordhigay Shuruuddaha Mawqufkooda Weerarrada Maraakiibta Iyo Dagaalka Qaza

“Waxaan jecelnahay in xal diblumaasiyadeed la gaadho. Waxaan ognahay in aannu jirin xal Millateri oo guul keenaya,”Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Yemen “Weli waxaan haynaa waxyaabo baddan oo la yaab leh oo Millateri, waxaana jira hawlgallo ciidan oo

Middle East: Cabsida Weyn Ee Laga Muujiyay Iran Oo Hadhaysay Bariga Dhexe Iyo Dunida Reer Galbeedka

Maraykanka Iyo Israel Oo Wadnaha Farta Ku Haya Weeraro Kaga Yimaada Iran Iyo Gamcaheeda Oo Aan La Xaqiijin Goorta Ay Dhacaayaan, Goobbaha Iyo Nooca Ay Noqonayaan Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.   #Araweelo_News_Networ.

Somaliland sent Aid to Gaza

  #Araweelo_News_Network Qaza (ANN)-The head of the Organization of Palestinian Islamic Scholars Abroad, Dr. Nawaf Takruri: thanked the Government of the Republic of Somaliland and its people for the support shown to the people of Gaza in the Defense of

Iran Oo Maraykanka Ku Eeddaysay Inuu Israel Ka Dhigay Iftiin Cagaaran

Maraykanka Oo Beeniyay Innay Iran Ka Aqbashay in Aannay jawaab Aargoosi ah Ka samayn Weerarkii Dimishiq #Araweelo_News_Network Damascus, Syria (ANN) – Dawladda Kacaanka Islaamiga ee Iran, ku celiyay innay nidar ku gashay ka jawaabtiisa weerarkii lagu qaaday dhisme qunsiliyadeed oo

How a China-Built Railway Is Connecting Ethiopia to the World

Cover Story: By Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Cape Twon to Cairo (ANN)-Since its launch, the Addis-Djibouti Railway has transported over 677,000 passengers and nearly 9.47 million tons of freight. Despite this,

Maraykanka Oo Ka Cabsi Qaba Weerar kaga Yimaada Iran Iyo Xullufadeeda

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)–Maraykanka ayaa ka wer wersan  weeraro aargudaasho oo kaga yimaada Iran wax yar kaddib markii weerar xagga cirka ah oo si weyn loogu nisbeeyay Israa’iil  iyo Maraykanka lagu burburiyay dhisme qunsuliyadda Iran ay ku leedahay Suuriya. Maraykanka ayaa

The #Somaliland Coastal #Guard’s Role in #Securing the #Gulf of #Aden

#Safeguarding Regional #Interdependence: The Somaliland Coastal Guard’s Role in Securing the Gulf of Aden #Araweelo_News_Network. Written by  Read here for the full text.Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher.   Introduction In the intricate maritime landscape of the Horn of Africa,

Hoggaamiyaha Falastiiniyiinta Ee Iran La Kulantay Ayaa Wacad Ku Maray in aannay Israel Guul Ka Gaadhayn Dagaalka Qaza

#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Hoggaamiyaha Falastiinyiinta Dagaalka kula jira Israel iyo xullufadeeda Maraykanka ayaa wacad ku maray in aannay Israel guul ka gaadhayn dagaalka, “Waxaan idiin ballan qaadayaa inaan noqon doono kuwa ku guulaysta dagaalka,” sidaa waxa yidhi, Ziad al-Nakhalah oo

Dubia: Booliska Oo La Tacaalaya Dadka Tigidhada Qaaliga Usoo Goosta Innay Ka Dawarsadaan Dalka

Haweenay ayaa Boolisku Qabteen xilli ay Dawarsi ku heshay lacag dhan 30,000 oo Dirham #Araweelo_News_Network. Dubai (ANN)-Booliska Dalka Imaaraadka ayaa ugaadhsanaya dadka dawarsada ee aan haysan oggolaanshaha sharciga ah, kuwaas oo la kulmi kara ganaax iyo xadhig haddii lagu qabto

Xuutiyiinta Oo Garaacay Markab Shiinuhu Leeyahay

Sana’a Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa shan gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku garaacay markab shidaal qaada oo Shiinuhu leeyahay, sida uu ku dhawaaqay taliska dhexe ee Maraykanka Sabtidii. Mid ka mid ah gantaalada ayaa ku dhacay MV Huang Pu,