Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 156 Posts

Markabka Xuutiyiintu Garaaceen Ee Xanbaara Diyaarayaddaha Iyo Nukliyeerka USS Dwight D. Eisenhower Xaggee Ku Danbeeyay

“Hoggaamiyayaasha ciidamada Badda ayaa ka walwalsan badmaaxiinta, oo dhab ahaantii aan awoodin inay arkaan gantaalada soo socda ee Xuutiyiinta ee ay ridayaan ilbidhiqsiyo” “Waxaan si joogto ah u xasuusinaynaa Wasaaradda Difaaca inaan u baahan doono inaan qaadano nasasho iyo badmaaxiinta

Xizbullah Oo Xoojisay Weerarada Gantaalaha Iyo Diyaaraddaha Ee Asqeeyay Difaaca Israel Iyo Saraal Sare Oo La Dilay

#Araweelo_News_Nerwork. Beirut, Lubanan (ANN)-Dagaalyahanka Millateriga Xizbullah ee ka dagaalanta dalka Lubnaan ayaa gantaalo xidhiidh ah ku cashariyay Waqooyiga Isarel Arbacadii, iyadoo ay Xukuumadda Yuhuudu dhankeeda qirtay duqaymaha Gantaalaha Xizbullah. In kasta oo Dagaalyahanka Xizbullah si xidhiidh ah oo maalinle ah

Washington: Socdaalka Antony Blinken Ee Bariga Dhexe Iyo Dublamaasiyada Maraykanka Oo Ku Dawakhday Dagaalka Qaza

  #Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa socdaalkiisii ​​ugu dambeeyay ee gobolka ku tagay bariga dhexe, isagoo sheegay in uu diiradda ku saari doono hindisaha xabad joojinta Qaza ee Washington iyo mustaqbalka dhulka falastiiniyiinta dagaalka kadib.

The Houthis in Yemen presented a new missile that created fear

Yemen New Missile “Palestine’ Missile a Long-Range One with Hypersonic Speed, Precise Targeting #Araweelo_News_Network. London (ANN)-The Houthis in Yemen, who are at war with America and its allies, have presented modern weapons that have attracted the attention of the world,

Washington: USS Eisenhower Damage After Houthi Strike?

Do Photos Show USS Eisenhower Damage After Houthi Strike? #Araweelo_News_Network. Washington( ANN)-The American media spoke about the news that caught the attention of the international media as well as the social media that show the pictures of the damage caused

Iran Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigtay Hindisaha Maraykanka Ee Xabbad Joojinta Dagaalka Qaza

#Araweelo_News_Nerwork. Tehran(ANN)- Xukuumadda Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, ayaa ganafka ku dhufatay qorshaha Madaxweyne Biden ee ah in Xamaas shuruud la’aan ku aqbasho heshiiska uu soo bandhigay hiidihiisa ee Isael iyo Xamaas . Madaxweyne Biden oo lsi badheedh ah ula

Xuutiyiinta Oo Weeraray Maraakiib Xamuul Ah Iyo Kuwa Wax Burburiya Ee Maraykanka Oo Ku Hubaysan Gantaalo

Xuutiyiinta Oo Beegsiga Maraakiibta Ee weerarradoodu Gaadheen Badda Mediterranean.   By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Yemen, Sana’a (ANN)-Taliska Ciidamada Maraykanka (CENTCOM) ayaa sheegay innay si guul ah u burburiyeen mid ka

Dhacdooyinka Ku Xeerran Dhimashada Madaxweynihii Iran Iyo Sheekooyinka Kala Duwan

Waa Maxay Sababta Madaxweynuhu diyaarad Helicopter ah ugu duulayay? By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Inkasa oo shilkan naxdinta leh uu sababay dhimashada Madaxweynaha Iran iyo wasiirkii arrimaha dibadda, haddana

Xuutiyiinta Oo Soo Riday Diyaarad  Maraykanku Leeyahay Iyo Weerarada Baddaha Ee U Gudbay Mediterranean-ka

  #Araweelo_News_Network Akhri 2min Sana”a (ANN)–Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad kale oo nooceedu yahay MQ-9, taas oo uu leeyahay Mareykanku, Isla markaana ka mid nooca ugu caarisan Drones -ka Maraykanka. Diyaaradda ayaa ah nooca aan

Khilaaf Soo Dhexgalay Xukuumadda Yuhuuda Iyo Millateriga Israel Oo Ciidamo Iska Dilay

Israel Oo Sii Wada Qorshaha Ay Ku Gelay Rafax Iyo Carabta Oo Ku Baaqay Ciidamo Akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)-Xukuumadda Yuhuuda ee Israel ayaa si weyn isugu Khilaafsan dagaalka daba dheeraaday ee u dhexeeya Xamaas, kaddib markii muddo toddoba