Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 161 Posts

Somaliland President delivered a powerful and strategic speech at the World Governments UAE.

#Araweelo_News_Network Dubai (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, H.E. Abdirahman Mohamed Abdullahi- (irro , delivered a powerful and strategic speech at the World Governments Summit in Dubai UAE. The President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) He highlighted Somaliland’s rich history,

Amarka Trump Ee Falastiiniyiinta Loogu Barakicinayo Jordan Iyo Egypty Oo Dib Usoo Celisay Qorshihii Abraham

 #Araweelo_News_Network Amman Jordan (ANN)-Xukuumadda Dalka Jordan ayaa diiday in barakacayaasha Falastiin ee kasoo qaxa Qaza in loo oggolaado innay qoxooti ahaan u qabasho Jordan. Bayaanka Jordan ayaa yimid kaddib markii Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump uu soo jeediyay qoxootiga Falastiin  loo

Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Dib U Bilaabmay

#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Ciidanka Israa’iil ayaa billaabay duullaan ballaadhan oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan magaalada Jennin. Wararka ka imanaya daanta galbeed ee warbaahinta waxa lagu soo waramaayaa in lagu dilay

Yaa Guulaystay: Xamaas iyo Israel

  15 bilood Kaddib Dagaalka Xamaas iyo Israel Oo Kaashanay Xullufadeeda Reer Galbeedka Yaa Guulaystay.? #Araweelo_News_Network. Heshiiska xabbad-joojinta ee maxaabiista laysku waydaarsanyo ee u dhexeeya Israel iyo iska caabinta ayaa muujinaya in ay la kulantay Israel 15 bilood  kaddib in

The deepening alliance between Iran and Russia

The deepening alliance between Iran and Russia presents a formidable challenge to the Horn of Africa region. On January 15, 2025, Russia and Iran formalized their alliance by signing a “comprehensive strategic partnership treaty.” This treaty seeks to bolster their

Ethiopia Iyo Israel Xidhiidhka Taariikhiga Ah Iyo Xuska Diimeed

Xidhiidhka Ethiopia iyo Israel wuxuu soo taxnaa 3,000 oo sano ka hor kulankii halyayga ahaa ee boqoradda Shebaa iyo Boqor Sulaymaan” Danjire Tesfaye Yitayeh #Araweelo _News _Network Jerusalem (ANN)- Ethiopia iyo Israel waxa ka dhexeeya xidhiidh taariikhi ah oo Bulsho,

Yemen’s Houthis continue to attack Israel

#Araweelo News Network Tehran (ANN) –The US and British airstrikes in Yemen have not changed the operations of the Houthis targeting Israel. Yemen’s Houthis continue to attack Israel. The latest operation The Yemeni forces said that they carried out another

Duqaymaha Yemen Oo Sababay Burburka Diyaarad Millateri Oo Maraykanku Leeyahay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa qirtay in lasoo riday Diyaarad dagaal oo ahayd nooca diyaaraddaha wax duqeeya ee loo yaqaan F/A-18 supper, taas oo ka duulaysay hawadda Markabka dagaalka ee USS Harry S Truman, oo ku sugan Badda Cas oo

Burburinta Suuriya Biriishkii Dhididka Muqaawamada Iyo Rajadii Falastiin

Bariga Dhexe:  Bashaar Al-assad Kaddib , Maxay Ku Beddesheen Iran Iyo Ruushku Bixitaanka Assad Ee Suuriya? Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Israel  ayaa sii wada duqaymaha Suuriya toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray

Duulaanka Damascus Muxuu Ka Beddelayaa Bariga Dhexe , Maxaase Ka Danbeeya Burburinta Syria

Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Xaaladda Dalka Suuriya ayaa noqotay mid aan la saadaalin karin, kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar al-Assad oo la afgambiyay Axadii lasoo dhaafay, waxaana lasoo afjaray xukunkiisii  24-kii