Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 156 Posts

#Xamaas Oo Sii Daysay #Maxaabiis Dagaalka #Israel Lagu Qabtay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Xukuumadda Washingtion ayaa xaqiijisay sii deynta qaar ka mid ah maxaabiista ay kooxda Xamaas ee Falastiin afduubeen todobaadkii hore Oct, 7 2023, markii ay weerarka ku fuliyeen guddaha Israel. Xoghayaha AAntony Bilnken ee Maraykanka, ayaa sheegay in

#Washington: Yuhuuda Maraykanka Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xasuuqa Falastiin Iyo Duqaynta #Qaza

“Magacayaga Juwish yaan loo addeegsan in lagu xasuuqo Falastiin, Dawladda Israel waa innay joojisaa xasuuqa iyo Duqaynta Qaza” Yuhuuda Maraykanka > US: Jews say cease fire in Gaza ” Jews Community at Capitol USA #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Kumanaan Yuhuuda dhaladka ah ee

Sheegashada Maraykanka Ee Ah Innay Soo Rideen Diyaaraddo Iyo Gantaallo Xuutiyiinta Yemen La Beegsadeen Israel

#Araweelo_News_Network. Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Washington(ANN)- Markabka Maraykanka ee  USS Carney, oo ka mid ah maraakiibta hagista gantaallaha ee ciidamada Badda Maraykanka ee ku sugan Waqooyiga Badda Cas, ayaa Khamiistii soo riday gantaallo

#Washington: Kumanaan Jewish Ah Oo Ka #Cadhaysan Xasuuqa #Israel Ee #Falastiin Iyo Taageerada Madaxweyne #Biden Oo La wareegay Aqalka #Capitol  

#Araweelo_News_Network.   Washington(ANN)-Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay Aqalka Capitol ee Mareykanka, kuwaas oo la wareegay caawa guddaha iyo dibadda dhismahaa, dadka ayaa ah kuwa ka cadhaysan xasuuqa Israel ee shacabka Falastiin iyo weliba dhacdooyinkii u danbeeyay ee Qaza. Sidoo

Madaxweyne Biden Oo Wejigabax Ku Waajahay Booqashadiisa Bariga Dhexe Iyo Qorshayaashiisa Kulamada Oo La Diiday

Biden Wuxuu Abaalmirin Ku Siiyay Oo Ku Faanay Xasuuqa Israel Ku Hayso Falastiin   #Araweelo_News_Network.   Tel Aviv(ANN)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden booqashadiisa Gobolka Bariga dhexe ayaa uga sii dartay xaalladda, iyadoo uu waajahay wejigabax kaga yimi Boqorka Urdun iyo hoggaamiyayaal

The third anniversary of the death of Hamed Jama

“Hamed Jameh died… I’m sad!! Written by: Muhammad Abdulwahab Al-Shaibani Araweelo News Network. Hamed Jameh The high intellectual, the attentive translator, and most importantly the noble man died, without introductions. In the noise of the seventies, he was formed within