Category: Middle East
#Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weerraray Markab #Maraykanku Leeyahay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay
#Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa Sheegatay Gantaal ay ku garaaceen Markabka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyadoo Ciidanka Badda UK ay sheegeen in Markabka Xamuulka uu soo gaadhay Khasaaro aad u yar . Xuuthiyiinta oo ay taageerto
UAE Mourns the Loss of Four Armed Forces Heroes in Somalia Terrorist Attack
#Araweelo_News_Network. UAE Mourns the Loss of Four Armed Forces Heroes in Somalia Terrorist Attack Abu Dhabi, The Gulf Observer: The somber morning skies over Al Bateen Executive Airport in Abu Dhabi bore witness to the arrival of the
Cabsida Shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka Ee Ka Caagay Badda Cas Oo Fursad Siiyay Shiinaha Iyo Khatarta Dagaalka Qaza Ee Ku Fidaya Bariga Dhexe
Maraykanka Oo Gobolka Kala Kulmaya Dhirbaaxooyin Guuldaro Ah #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Yemen(ANN)-Cabsida sii kordhaysa ee shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka iyo kuwa Britain oo ay weheliyeen kuwa xullufadda la ah, ayaa ka
#iran Oo Hawadda U Dirtay Saddex #Dayax-Gamceed Oo Cabsi Ku Riday #Maraykanka Iyo #Israel
#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Tehran (ANN)- Iran ayaa hawadda sare u dirtay saddex dayax-gacmeed xilli ay cirka isku sii shareerayso xiisadda u dhexaysa quwaddaha reer galbeedka iyo Iran oo muujisay
#Xuutiyiinta Oo Gubay #Markab °Shidaal Oo Marayay Gacanka Cadmeed
#Xuutiyiinta Oo Gubay #Markab °Shidaal Oo Marayay Gacanka Cadmee #Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)- Markab shidaal oo marayay gacanka Cadmeed ayaa gubanaya kadib markii ay weerar gantaal ah ku qaadeen maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen, taas oo noqonay dhacdadii ugu dambeysay oo lala xidhiidhinayo
#Sacuudiga Oo Furaya #Wershadii U Horraysay Ee #Khamriga
Balanqaadkii #MBS Ee Xidhiidhka #Israel Iyo Isbedelka #Rukumada Uu Ku #Taagnaa Sacuudigu Oo Laga Arkay #Riyadh Iyo #Qaza #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Dalka Sacuudi Carabiya ayaa furi doonta Masnacii ugu horreeyay ee khamriga, Reuters ayaa soo werisay. Masnaca ayaa u
U.S.:$15 Milyan Oo Abaal-marin Ah Oo Lagu Beegsanayo Khabiirka Diyaaraddaha #Iran Drone Ee jaah-wareerka Ku Riday #Israel iyo Xullufadda #Maraykanka
U.S.: $15 milyan Oo Abaal-marin Ah Oo Lagu Beegsanayo Khabiirka Diyaaraddaha Iran Drone Ee jaah-wareerka Ku Riday Israel iyo Xullufadda Maraykanka #Araweelo_News_Network. #Washington (ANN)’- Maraykanka ayaa Abaalmarin cusub oo $ 15 Milyan gaashaysa ugu yaboohday cida disha Khabiir Ganacsade u
#iran Oo Garaacday Xarunta Mukhaabaraadka #Israel Ee #Mossad
#iran Oo Garaacaday Xarunta Mukhaabaraadka #Israel Ee #Mossad #Araweelo_News_Network. Thehran(ANN)- Iran ayaa sheegtay in ay duqaysay xarunta Mukhaabaraadka Israel ee Mossad Salaasadii, sidaana waxa baahiyay Telefishanka laga leeyahay dalkaa ee Presstv oo soo bandhigay muuqaal la xidhiidha arrintaa. Warbixinta ayaa
#Iran Diyaaraddaha Ku Duulaya Gamcmaha #Ruushka Oo Jaah Wareeriyay Difaaca Hawada Ukraine Oo Ah Ka Ugu Fiican #Maraykanka Iyo Xulufadda
#Iran Garoomadda Iyo Goobbaha Dagaalka Waxay Ku Ciyaartay Hubka Casriga Ah #Araweelo_News_Network. Warbixin by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Ukraine (ANN)-Maraykanka iyo Xullufadiisa aaya jaah wareer ka qaaday Diyaaraddaha aan Duuliyaha lahayn ee Iran iyo
Dalalka Masar Iyo Shiinaha Oo Ka Digay Xaalladda Badda Cas Iyo Duqaymaha US Iyo Britain Innay Dab Ku Qabtaan Batroolka Gobolka
#Araweelo_News_Network. Qaahira(ANN) – Dalalka Masar iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah uga digay khatarta ka dhalan karta haddii Maraykanka iyo Britain sii wadaan weerarrada duqaymaha ee Xuutiyiinta dalka Yemen, waxayna xuseen innay si dhow ula socdaan isbedelada ka socda Badda