Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Middle East

Total 156 Posts

#Iran Oo Bandhig Caalami Ah Kusoo Bandhigtay #Diyaaradda Aan Duuliyaha Lahayn Oo Loogu Magacdaray #Qaza Iyo Hubka Casriga Ah

“Hubka Casriga Ah Ee Iran Waxa Laga Iibinayaa Dalalka Oo Dhan Marka Laga Reebo Maraykanka Iyo Israel” Wakiilka Iran   #Araweelo_News_Network Doha (ANN)-Iran ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Kacaanka dalkaa, iyadoo gantaalada iyo

Gantaalaha Xuutiyiinta Oo Dejiyay Markab Laga Leeyahay Britain

#Araweelo_News_Network Sa’ana Yemen, (ANN)- Markabka lagu magcaabo Rubymar, oo laga leeyahay dalka UK, ayaa ku degey Badda Cas, kaddib markii ay ku habsadeen duqaymaha Xuutiyiinta. Markabka oo ahaa kuwa xamuulka qaada ee UK laga leeyahay ayaa 18-kii February lagu dhuftay

#BRICS Sign Historic $35 Billion Development Deal

  #Araweelo_News_Network.   Cario (ANN) -The new BRICS members Egypt and the United Arab Emirates (UAE) signed a historic $35 billion urban development deal on Friday. Egypt agreed to shell out $35 billion to the UAE allowing the country to

Diyaaraddaha Aan Duuliyaha Lahayn ee Xuutiyiinta iyo Maraakiibta Is wadda Oo Bartilmaameedsanaya  Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka iyo xullufadda

    #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Washington (ANN)-Diyaaraddaha aan duuliyaha lahayn ee Xuutiyiinta iyo Maraakiibta Is wadda Oo Bartilmaameedsanaya  Maraakiibta Dagaalka ee Maraykanka iyo xullufadda Waa weeraradii ugu dambeeyay ee ka

Turkey to provide maritime security support to Somalia -official

#Araweelo News Network ANKARA, (ANN) – Turkey will provide maritime security support to Somalia to help the African country defend its territorial waters, an official from the Turkish defence ministry said on Thursday. Turkey and Somalia signed a defence and

US Inks Deal To Build Up To 5 Bases In Somalia

  #Araweelo_News_Network. By SAMAR AL-BULUSHI And AHMED IBRAHIM US Inks Deal To Build Up To 5 Bases In Somalia This isn’t necessarily about security but about an increasing influence game in the region On February 15, the U.S. government signed

Pentagon; Maraykanka Oo Cabsi Weyn Soo Waajahday Markii Xuutiyiinta Yemen Maraakiibtiisa Dagaalka Ku Waarareen Maraakiibta Quusta iyo Kuwo Aan Ciddi Wadin

“Maraakiibta quusta iyo Markab aan cidi wadin oo Biyaha hoostooda ah, ama UUV, waxay muujinaysaa horumarinta awoodda Xuutiyiinta iyo istaraatiijiyada isbedelaysa”Mick Mulroy, oo ah sarkaal hore uga tursanaa Pentagon iyo weliba wakiilka CIA. Written by Arraale M. Jama, a freelance

#Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Warshaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida

#Araweelo_News_Network. Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Wershaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida   Washington (ANN)-Mareykanka iyo xulafadiisa, ayaa si weyn uga walaacsan korodhka iyo horumarka ay xukuumadda Tehran samaysay sannadihii u danbeeyay dhinaca Warshaddaha hubka

#Iran Oo Ku Tilmaantay Guul #Burburinta Saladhig Ciidamada Cirka Ee #Israel

#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Taliyaha guud ee ciidamada ilaalada Kacaanka Iran IRGC Hossein Salami ayaa ku faanay in lagu guuleestay in gantaalada riddada dheer laga soo rido markab dagaal markii ugu horeysay, kuwaas oo lagu burburiyay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Israel leeyihiin.

#Netanyahu Oo Ganafka Ku Dhiftay Kulanka Lagu Balansanaa Ee Qaahira

          #Araweelo_News_Network.   Tel Aviv (ANN)’ Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa diiday inuu aqbalo in wefdi Israa’iil ah loo diro Qaahira maanta oo Khamiis ah si ay wadahadallo daba-gal ah uga yeeshaan suurtagalnimada heshiiska maxaabiista