Category: Human Rights
Somaliland: Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Canbaareeyay Gabadh Suxufiyad Ah Oo Askari Gaadhsiiyay Dhaawacyo
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa canbaareeyay fal tacadi ah oo Askari ka tirsan Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiga dhaawacyo ku gaadhsiiyay Weriye Niciima Cabdiraxmaan oo ka mid ah hablaha warbaahinta Somaliland ee ka hawlgala Telefishanada
Somaliland: Hibo Samawada: Human rights activist calls on World to Stop Fighting in Ethiopia
Araweelo News Network. Samawada sent Appeals to the Presidents of Somaliland, Djibouti, Ethiopian PM, Britain, the USA and the Somali Communities Hargeisa(ANN)- Hibo Aden Dirieh (aka Samawada), a human rights activist who played a key role in the fight
Somaliland: Solja Condemns Arrest of Journalist for Reporting the situation in Kalabaydh Hospital
Araweelo News Network. Somaliland #Police arrested him after he released a shocking report on the condition of the hospital, with a flashlight lit for Women as they give birth. Hargeisa(ANN)-The chairman of the Somaliland Journalists Association (SOLJA), Zakariye Ahmed Muhumed,
Britain pays compensation to hundreds of civilians killed in Afghanistan War
Araweelo News Neywork. Compensation paid by Britain contains children, donkeys, mobile phones and other assets. London(ANN)-The British government has announced for the first time that it has paid millions of pounds in compensation to hundreds of civilians killed by British
Somalia: Farmajo Appoints Ikran Tahlil Case Commission
Araweelo News Network. Mogadishu (ANN)- The President of the Federal Republic of Somalia, Mohamed Abdullahi Mohamed, has ordered an investigation into the death of Ikran Tahlil, a female member of the Somali National Intelligence Service (NISA), amid growing public
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Jawaab Cad Ka Bixiyay Muranka Ka Taaga ikraan Tahliil Iyo Hay’adda Sirdoonka
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Somalia, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa jawaab cad ka bixiyay dhawaaqa Hay’adda sirdoonka Somalia ee NISA, kaas oo la xidhiidha kiiska Ikraan Tahaliil Faarax oo muddo laba bilood ah aan la
Al-shabaab Oo Iska Fogaysay Dilka Haweenay Sirdoonka Somalia Ka Tirsanayd Oo NISA U Xanbaarisay
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Dagaalyahanka Al-shabaab ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay in ay dileen Gabadh magaceedu ahaa Ikraan Tahliil Faarax oo muddo dhawr bilood ah aan la hayn raq iyo ruux, balse Hay’adda NISA ee
#Somaliland: #SOLJA Condemns #Arrest of Journalist Abdimalik Oldon
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- The Somaliland Journalists Association (SOLJA) has condemned the arrest of journalist Abdimalik Muse Oldon, a well-known journalist in the field of humanitarian work and support for the vulnerable. Abdimalik Muse Oldon, was arrested on 19
Somaliland: Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Caan Ku Ahaa Arrimaha Samafalka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ha suxufi caan ku ah arrimaha taakulaynta iyo gargaarka samafalka ee dadka dhibaataysan, sidaana waxa u xaqiijiyay shebekaddaha Araweelo News Network, weriyayaal ku sugan Magaaladda Burco
Somaliland: Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Xorriyadiisa Loo Celiyay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, ayaa laga sii daayay xabsiga, kaddib markii uu Afartii caalanamaal ee u danbeeyay xidhnaa. Sidaana waxa xaqiijiyay ehelada qoyska