Category: Human Rights
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Boqolaal Maxbuus
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay maxaabiis tiradoodu gaadhay saddex boqol iyo dheeraad. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network.
Human RightsWatch Kenneth Roth Oo Shaqada Ka Tegeya
Araweelo News Network. #KennethRoth halkee kasoo dhaqaajiyay #HRW New York(ANN)-Hay’adda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha (Human Rights Watch), ayaa ka hadashay Agaasimaha fulinta ee Hay’addaa oo muddo dheer soo hoggaaminayay inuu shaqada ka tegeyo marka la gaadho August. Kenneth Roth,
Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ku Macneeyay Xadhiga Suxufiyiinta Cabudhin Ku Waajahan Bulshada
Araweelo News Network. Somaliland: Guddoomiyaha Iyo Murrshaxa Doorashadda Madaxtooyadda Ee WADDANI Oo Ka Digay Xadhiga Suxufiyiinta Labada Masuul ayaa Xabsiga ku booqday 15 Suxufi oo xidhan Maalintii shannaad Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Murrashaxa Doorashada
Somaliland: Kommishanka Xuquuqda Aadamaha Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Xaaladda Suxufiyiinta Xidhan
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Xuquuqda Aadamaha ee Qaranka Somaliland, (Somaliland National Human Rights Commission), ayaa ka hadlay xaaladda koox suxufiyiin ah oo maalintii shannaad xidhan, kaddib markii la qabtay 15 April 2022, xilli ay qaarkood ka warameeyaan shaqaaqo ka dhacday xabsiga
Solja Oo Si Adag U Canbaaraysay Suxufiyiinta Xidhan Oo Loo Diiday Daryeel Caafimaad
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u canbaareeyay xadhiga koox suxufiyiin ah oo maalintii Afraad ku jira Xabsiga, kuwaas oo qaarkood dhaawacyo soo gaadheen markii la xidhayay, isla markaana aan helin daryeel caafimaad. Kooxda Suxufiyiinta
Somaliland: Dawladda Britain, Xisbiga WADDANI iyo Ururka SOLJA Oo Ka Hadlay Suxufiyiin La Xdhay
“ Waxa aan si adag u cambaaraynaynaa falalka foosha xun ee lagu xidhxidhay Suxufiyiinta iyo xarrunta Telefishnka HCTV oo Xoog lagu galay.” Cabdiraxmaan Cirro. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Albaabada u laabtay xaruntii Telefishanka Horn Cable Tv, waxaana xabsiga
African Union welcomes release of Ethiopian prisoners
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-The African Union (AU) has welcomed the release of a number of political prisoners in Ethiopia. The Chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, has welcomed the release of individuals opposed to the policies
Somaliland: Journalist Missing for One Week
Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-A Journalist Abdisalan Mohamed Jama (Abdisalan Germany) has been missing since January 4, 2022. After a plain-clothes army took him from his home in Hargeisa. Residents of the house showed their identities, prompting him to accompany
A former Ethiopian government official says there is no doubt that a massacre has taken place in Tigray
Araweelo News Network. “Abiy, told me he would oust the TPLF-led government in Tigray in three to five days, as he did in the Somali region of Ethiopia.” Gebremeskel says. Addis Ababa (ANN)_Gebremeskel Kassa, a former Cabinet Secretary and Chief
Maalqabeen U Dhashay Dalka Masar Xabdiga Ku Dhintray
Araweelo News Network. “Wuxuu Ahaa Dil Qorshaysan” ENHR. Cairo(ANN) Maalqabeen u dhashay dalka Masar, ayaa lagu dilay xabsiga, isagoo rumaan ahaan u xidhnaa tan iyo July 2021, kaddib markii ay qabteen ciidanka nabadsugida ee Masar. Dhimashada ganacsade Khaalid