Category: Human Rights
Depressions Harrier Rage After His teenage daughter being raped in Hargeisa Orphanage Center
Hargeisa(ANN)- Harrier Rage Father of a little girl who was raped at an orphanage in Hargeisa has demanded justice. Father with a sad expression. Harir Ragge with a sad expression his situation of his teenage daughter being raped in Hargeisa
Muuqaalo Kala Duwan Oo Laga Baahiyay Xaaladda Duuliye Fu’aad Iyo Qareenkiisa Oo Canbaareeyay Muuqaalka Laga Baahiyay Telefishanka Dawladda Djbouti
Djibouti(ANN)-Warar kala duwan iyo muuqaalo laga soo duubay duuliye Fu’aad Yuusuf Cali oo ku jira Xabsiga ayaa bixinaya jawaabo kala duwan oo iftiiminaya xaaladda uu ku suganyahay Fu’aad, kadib markii xalay laga baahiyay Telefishanka Dawladda ee RTD, muuqaal la sheegay
Hay’ad Xuquuqda Aadamaha Ah Oo Xukuumadda Djibouti Ku Canbaaraysay Xadhig Iyo Tacadi Ay Sheegeen Inay Ku Kacday
Djibouti(ANN)- Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Djibouti oo loo soo gaabiyo LDDH (Ligue djiboutienne des droits humains), ayaa ka hadlay mudahaardyo ka dhacay dalka Djibouti labadii maalmood ee u danbeeyay, kuwaas oo ka dhashay Duuliye Fu’aad Yuusuf Cali oo ahaa Sarkaal
Jailed Saudi royals hire Trump-tied lobbyists to counter MbS: NYT
New York(ANN)-A number of prominent jailed Saudi royals and their allies have reportedly hired influential lobbyists in the US to establish links with President Donald Trump’s circle and push for an end to “political persecution” by Crown Prince Mohammed bin
Another and Broader Pardon Needed to Protect Somaliland’s Police Stations, Prisons and Surrounding Communities from COVID-19
Another and Broader Pardon Needed to Protect Somaliland’s Police Stations, Prisons and Surrounding Communities from COVID-19 Hargeusa (ANN)’ The 1 April 2020 presidential pardon was intended to decongest Somaliland’s prisons and help curb the spread of coronavirus. 574 prisoners were
Gummaadkii Kalshiikh
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad By Mohamed Sharmaake Si xawli ah ayay ciidankii dawladdu u soo dhex galeen tuulada Kalshiikh, iyaga oo raggii joogay ku guray iskarogooyin, si degdeg ahna ugu dhaqaaqay meel ka baxsan tuuladaas. Meel ku dhow
Burco: Xasuuqii 43-ka Qof
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 4aad, by Mohamed Sharmaake Qorshuhu wuxuu ahaa in la toogto 45-ka ninba, bal se waxa laga reebay Indha-deero iyo Koofiyad-dheere oo labadooduba ahaa ganacsadayaal lacago badan ku lahaa bangiyada. Badanka 43-ka nin ee la toogtay
US Military Attacks on Sexual Assault and Domestic Violence Increases Report
Washington(ANN)-A report on sexual abuse and harassment by US troops is said to have increased significantly this year compared to last year. according to a Pentagon report released last Thursday, which is published in the United States military magazine Stars
Kufsigii Bahalnimada ahaa – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 2aad
W/q. Mohamed Sharmaake “Halkii aad mid Qurmis ah (Isaaq ah) ilma uga dhali lahayd, waxa ka fiican inaad anniga ii dhasho garac dawladda taageersan”, ayay odhan jireen kolka ay soo galaan guriyaha si ay u baadhaan, balse xaqiiqadu waxay ahayd
Jidh-dilkii Hooyadii Xaamilada Ahayd – Taxanaha Soomaali waa walaalo
Qore: Maxamed Sharma’arke Waxay ahayd Hooyo xaamilo ah, waxay lahayd Uur sagaal toddobaad ah markii uu jidh-dilku ku bilaambay. Shan bilood oo xidhiidh ah, waxaa Hooyoo Nuura si bahalnimo ah loo jidh-dilayay, illaa iyo ay gaadhay heer ay miyir-beesho. Kaligeed