Category: News/Sports
Cudurka Ebola Oo Looga Cabsiqabo Inuu Baajiyo Ciyaaraha Qaramadda Afrika Iyo Morocco Oo Codsi Gudbisay
Rabat(ANN)Furitaanka Koobka Ciyaaraha Qaramadda Afrika ee African Cup of Nations (CAN), ayaa la filayaa in dib loo dhigo. Kadib markii Dalka Morocco ka dalbaday Xidhiidhka Ciyaaraha Afrika ee African Football oo loosoo gaabiyo ( CAF) ka dalbaday in loo dhigo
Daallaco Liiska Hirdanka Horyaaladda Yurub
Horyaalka Ingiriiska Ciyaaraha Sabtida: Newcastle Vs Liverpool (3:45) Arsenal Vs Burnley (6:00) Chelsea Vs QPR (6:00) Everton Vs Swansea (6:00) Hull Vs Southampton (6:00) Leicester Vs West Brom (6:00) Stoke Vs West Ham (6:00) Kulamadda Axadda: Man City Vs Man
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Tacsi Prof. Hassan Heiss Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Shil Baabuur
Guddoomiyaha Shirkadda Somtel iyo Guud ahaanba Shaqaale waynaha Shirkadda Dahab shiil Group waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u diyaraan Prof. Hassan Heiss Oo Ka mida Masuuliyiinta Shirkadda Dahab shiil Oo Hooyadii Xaawa Ducaale Xirsi ay Ku geeriyootay Shil Baabuur oo