Category: News/Sports
Kooxaha Usoo Gudbay Wareega Kama Danbaysata Ah Ee Tartanka Koobka Maxamed-Rashiid Cup
Hargeysa(ANN)Tartaanki koobka kubada kolayga ee bisha Ramadaan oo loogu magacdaray Maxamed-Rashid Cup ayaa uu gudbay wareegi kama dambaysta ah ee ciyaarta finaylka ee kooxaha heerka kowaad ee serie A iyo kooxaha heerka labaad ee serie B, waxaana Afarta kooxood ee
Tartanka Kubbada Kolayga Ee Loogu Magac-daray Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Faarax Oo Ka Dhacay Hargeysa
Hargeysa(ANN)Tartaan kubbada Kolayga ah oo loogu magac daray Marxuum Maxamed-Rashiid Cup ayaa habeenki xalay waxa ciyaar iskaga hor yimi kooxaha Wasaaradda Tamarta iyo kooxda Shunuuf, iyadoo labada kooxood kusoo badhigeen ciyaar aad uu xiiso badan, waaxana guushu ay raacday kooxda
Daawo Kooxda Somaliland Uga Qayb Gashay Tartanka Kubadda Ee Ka Socda Britain Oo Guulo Kasoo Hooyay Kadib Markii Ay Muquuniyeen Kooxaha Nigeria, Rwanda iyo Kenya
Britain (ANN)Kooxda Kubbadda Cagta Somaliland ee ka qaybgalay tartanka Jaaliyaddaha Qaarada Afrika ee ka socda dalka Britain, ayaa guul ballaadhan ka gaadhay dhammaanba kulamadii ciyaareed ee shalay iyo maalintii Sabtida ee toddobaadkan. Kadib markii wacdaro ka muujiyeen kulamadii u horreeyay
Daawo Cartoon BBC-da Afsoomaaliga Laga Sameeyay
Qaybta Af-Somaliga ee BBC’ da oo Eex, Xin iyo Xaasidnimo lugta u qabatay duulimaadka Diyaarad laga leeyahay Somaliland, oo ku haadaysay duulimaad hoose. By Mohamed Farah Post Views: 424
Hay’adda Maamusha Ciyaaraha Yurub Ee UEFA Oo Shaacisay Garsooreyaasha Tartanka Liiga Ee Champions League
Roma (ANN) Hay’adda maamusha Ciyaaraha kubadda Cagta ee Dalalka Yurub (Union of European Football Associations) ee loo soo gaabiyo UEFA, ayaa shaacisay magacyada qaar ka mid ah garsoorayaasha dhex-dhexaadin doona kulamada Champions League ee toddobaadkan la ciyaari doono. Waxaana magacyada
Daawo: Ciyaar Soo Jiidatay Bulshada Hargeysa Oo Dhexmartay Laba Kooxood Oo Dheggoolayaal Ah
Hargeysa(ANN)Laba Kooxood oo dheggoolayaal ah, ayaa Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ku dhexmartay Garoonka Hargeisa Stadium shalay, kuwaas oo ku kala ciyaarayay magacyada Dheggoolayaasha Caasimadda iyo Dheggoolyaasha Boorama, waxaana ciyaartaa oo ay ka qayb galeen masuuliyiin
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Qaab Qabyo Ah Ugu Dhawaaqay Xiliga Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Dhallnyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa si hal-haleel ah oo kala dhiman u muddeeyey qabashada tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland. Wasiir Raygal ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray si kooban ugu sheegay in tartanka ciyaaraha Gobollada
Toos Uga Daawo Halkan Ciyaaraha Koobka Afrika Riix Ka Dibna Daawo Live
Equitorial Guinea(ANN)Toos uga Daawo Ciyaaraha Koobka Afrika mudada ay socdaan waxaad Toos uga helaysaa Shebekadda Araweelo News Network inay sidii aad hore uga barateen Live idiinku xidho Garoomadda Kubadda sida Koobkii Aduunka. sidaa awgeed halkan ka Daawo si toos ah
Liiska Isku Aadka 16 Kooxood Ee Ciyaaraha Koobka Afrika
Hargeysa(ANN)Liiska isu aadka Ciyaaraha Koobka Qaramada Afrika, ayaa lasoo saaray sida ay isugu beegan yihiin 16 Kooxood oo ka qaybgelaya kubadda cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika. Kooxaha ayaa loo qaybiyay 4 Group, waana sidan: Dalka
Ciyaaraha Afrika Oo Loo Wareejiyay Labada Dal Oo Kale Kadib Markii Marooko Ka Joojisay Dalkeeda Sababo Cudurka Ebola La Xidhiidha
Malabo(ANN) Dalalka Equatorial Guinea iyo Gabon ee badhtamaha Afrika, ayaa si wadajir ah u qabanaya tartanka Ciyaaraha Qaramada Afrika ee sanadka 2015-ka. Kadib markii dalka Morocco oo hore ugu guulaystay inuu martigeliyo Ciyaaraha Afrika dhowaan go’aansaday in aanu qababayn sababo