Category: News/Sports
Wasiirka Ciyaaraha oo Magacaabay Guddida Qabanqaabada Doorashada Xidhiidhka Kubbadda Cagta
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Faarax Maydhane, ayaa magacaabay Guddida Qabanqaabada doorashada Xidhiidhka Kubbadda Cagta Somaliland oo qabsoomi doonta 20 ilaa 21 July 2016, haddii Ilaahay yidhaa. Qoraal Wasiir Maydhane ku magacaabay
Muqaaladii Ugu Quruxbadnaa Dabaaldega munaasibada sanad guuradii 25 aad ee 18 May 2016 Iyo Wacdarihii Shirkadda Filimada Ee Real Video
Muqaaladii Ugu Quruxbadnaa Dabaaldega sanad guuradii 25 aad ee 18 May 2016 Iyo Wacdarihii Shirkadda Filimada Ee Real Video Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Shirkadda Filimada Ee Real Video Oo Si Toos Ah U Baahinaysay dabaaldega Xuska 25 guuradii loogu dabaaldegayay
NANIES Guest Huse: Dhismayaal Iyo Adeegyo Casriya Oo Laga Hirgeliyay Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Shirkada NANIES oo ka mid ah Shirkadaha ganacsi ee ka jira dalka Somaliland, ayaa Magaalada Hargaysa ka hirgelisay guryo hurdo oo fiilooyin ah (Guest Huse) kuwaas oo loo dhisay loona qalabeeyay qaab casriya oo ka duwan
Somaliland to be part of the Conifa World Cup Tournament in Abkhazia 2016.
My name is Jama Olol, I am the representative for Somaliland’s Ministry of Youth, Sports and Tourism, I am also the elected representative for Somaliland’s Football Federations in Europe. I am solely responsible for the development of Somaliland’s national team and
Lix Masuul Oo Madaxweyne Siilaanyo Xilalkii Ay Hayeen Ka Qaaday
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday Lix masuul oo ka tirsanaa Xukuumaddiisa. kadib markii uu caawa sameeyay xil qaadis isku dhaandhayn iyo magcaabis cusub. sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyada
Hanbalyo Meher Wacan
Meher Wacan Hooyo Siraad Yuusuf Oday, Cabdiwahaab Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Cabdinaasir Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdiraxmaan Daa’uud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtiisa, Carab Daa’uud Guuleed iyo carruurtiisa, Koos Daa’uud Guuleed iyo carruurteeda, Tiriig Daa’uud Guuleed iyo carruurteeda, Nuura
Xukuumadda Oo Sababo Dhaqaale Ugu Fashilantay Tartanka Ciyaaraha Dalka Oo Markii Labaad Dib Loo Dhigay Iyo Wasaradda Oo Miciin Mooday In Dib Loo Riixo
Hargeysa(ANN)Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland, ayaa ku guuldaraystay inay qabato tartanka Ciyaaraha dalka oo ay hore dib ugu riixday in ay ka bilaabmaan dalka, 20 Sep 2015. kadib Wasiirka Wasaaradda Axmed Cabdi Kaahin Casoowe oo 7 Sep 2015, shaaciyay in dib loo
Wasaaradda Ciyaaraha Oo Shaacisay In Dib u Dhac Ku Yimi Tartankii Ciyaaraha Ee Loo Qorsheeyay Boorama Iyo Burco
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kaahin (Casoowe), ayaa sheegay in dib u dhac ku yimi tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland, isla markaana ay wasaarad ahaan mar kale muddo u cayimeen. Wasiirku, wuxuu ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ku Ammaantay Dahabshiil Group Doorka Muuqda ee Horumarinta Ciyaaraha
Hawlaha dhismaha, dayactirka iyo qurxinta garoomada Hargeysa, Boorama iyo Burco oo socda + diyaarad casri ah oo loo adeegsan doono baahinta ciyaaraha tartanka 2015 Hargeysa (ANN) Madaxda Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si wayn ugu ammaanay shirkadda
Mo Farah Oo ku Guulaystay Tartanka 5,000m Ee Ciyaaraha Adduunka Halkan Ka Daawo
Beijing(ANN) Mo Farah oo ah Orodyahan u dhashay Somaliland, isla màrkaana haysta dhalashada Britain ayaa ku guuleeystay tartanka Guulaystay Tartanka 5,000m Ee Ciyaaraha Adduunka ee fudud oo ka socda magaalàdà Beijing ee dalka Shiinaha, Mo Farah ayaa hore ugu guulaystay