Category: News/Sports
Orodyahanka Adduunka ugu Dheereeya oo $20 Milyan Doollar ugu Deeqay Dugsi uu Yaraantiisii Dhigan Jiray
Araweelo News Network Orodyahanka ugu dheereeya adduunka ee magaciisu yahay Usain Bolt, ayaa markii uu ka soo laabtay ciyaarihii Olambikada ee lagu qabtay dalka Brazil oo uu billado dahab ah kaga guulaysay, waxa uu lacag dhan $20 milyan oo doollar
Sababaha Oradyahannada ka soo Jeeda Bariga Afrika Guulaha uga soo Hooyaan Orodada Dhaadheer
Araweelo News Network Tartannada orodka amma maratoonka waxa kaalmaha hore ka gala inta badan orodyahanno asal ahaan ka soo jeeda dalalka Geeska Afrika, sida Soomaaliya, Somaliland, Itoobiya iyo Kenya, waxaanay urursadaan dhammaan billaddaha dahabka ah ee orodka masaafadda dheer lagu
Hoggaanka Cusub Ee Xidhiidhka Kubbadda Cagta Somaliland oo Xilka la Wareegay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hoggaanka cusub ee Xidhiidhka Kubbadda Cagta Somaliland oo dhawaan ku yimid doorasho ay doorteen Isu-duweyaasha Wasaaradda Ciyaaraha iyo kooxaha kubbadda cagta caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay hoggaankii hore shalay. Xaflad xil-wareejinta ah oo
Orodyahanka Mo Faarax Oo Ku Guuleystay 10-ka kun Ee Mittir
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Orodyahanka kasoo jeeda Somaliland ee sita magaca Britan Mo Farah ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee British ah ee markii saddexaad ku guulaysta billadaha dahabka Olympic-ada. Orodyahankan oo Somaliland ka soo jeeda ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun
Dhacdo Dhexmartay Wufuud Lubnaan iyo Israa’iil ka Socday oo Ciyaaraha Olambikada ka Qaybgalay
Araweelo News Network Ciyaaraha Olambikada (Olympics) waxa ay noqdaan miidaan siyaasadeed, waxaannu sannado badan isu keenayey dalal ay dagaallo ka dhexeeyaan iyo qaar colaad siyaasadeed ka dhex jiraab, taasoo mararka qaar keenta in ciyaaryahannada ka qaybgalaya tartankan ay isku dhex
Xisbiga KULMIYE oo Qalab Ciyaareed ku Wareejiyey 12 kooxood oo Ka Dhisan Magaalada Gabiley
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Xisbul-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa qalab ciyaaraha Kubadda Cagta ah ku wareejiyey kooxaha ka qaybgalaya tartanka bisha Ramadaan ee ka socda magaalada Gabiley. Wefti ballaadhan oo isugu jira hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo masuuliyiinta Wasaaradda
Muslimiin Tiradoodu Gaadhayso 14 Kun Qof oo ka Qaybgalay Salaadda Jinaasada Marxuum Maxamed Cali Kalaay
Araweelo News Network Louisville (ANN)Feedhyahankii muslimka caanka ahaa ee Marxuum Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday toddobaadkii hore isagoo 74 jir ah, ayaa si rasmi ah loo aasi doonaa maanta oo Jimce ah kadib markii lagu tukaday salaadda Jinaasada shalay. Munaasibad
Kumuu Ahaa Halyeygii Feedhka Adduunka: Maxamed Cali Kalaay oo Geeriyooday
Araweelo News Network Halyeeygii feedhka miisaanka culus ee adduunka Allaah ha u naxariistee marxuum Maxamed Cali Clay, ayaa ku geeriyooday cusbitaal ku yaal magaalada Arizona ee dalka Maraykanka, kadib markii xannuun aan daawo lahayn muddo badan hayey habeennimadii Jimcaha. Feedhyahanka
Somaliland: Murrashax u Tartamaya Jagada Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubbadda Cagta
Hargeysa(ANN) Mr. Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo ka mid ah dadka dedaalka ugu jira horumarinta ciyaaraha kala duwan, ayaa ku dhawaaqay inuu u sharraxan yahay jagada Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubbadda Cagta Jamhuuriyadda Somaliland. Murrashax Cabdi Ismaaciil Maxamuud oo la hadlay shabakadda ciyaaraha
Khabiir ka Socda Xidhiidhka Kubbadda Kolleyga Adduunka oo Safar Shaqo ku Yimmi Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)La-taliyaha Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubbadda Kolleyga Adduunka ee FIBA Mr. Lubomir Kotleba, ayaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland ku yimi safar shaqo ujeeddadiisu tahay qiimeyn iyo xaqiiqo-raadis uu ku sameyn doono ciyaaraha kubadda kolleyga ee Somaliland. Khabiirkan