Category: News/Sports
Gobolka Daad-madheedh oo u soo Baxay Afar-dhammaadka Tartanka Kubadda Kolayga ee Gobollada Somaliland
Araweelo News Network Gobolka Daad-madheedh oo u soo Baxay Afar-dhammaadka Tartanka Kubadda Kolayga ee Gobollada Somaliland Ciyaar ka tirsanayd Tartanka Ciyaaraha Gobollada Jamhuuriyadda Somaliland ee 2016 oo aad u xiiso badnayd, waxay 06/November/2016 labada Gobol ee Maroodi-jeex vs Daad-madheedh ku
Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Astaamaha ay wadaagaan ciyaartoyga iyo ciidammadu
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa isbarbardhig ku sameeyey astaamaha ay wadaagaan ciidammada qaranka iyo ciyaartoyga kala duwan ee kubadaha ciyaaraha. Guddoomiye Muuse Biixi oo hadal ka jeediyey kulan casho sharaf
Masuuliyiinta Wasaaradda Boosaha oo Casuumad Wadajir ah u Sameeyey Ciyaartoyga Gobollada Awdal iyo Gabiley
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland – Md. Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige iyo Faysal Cali Sheekh Maxamed -ayaa si wadajir ah casuumad ugu sameeyey ciyaartoyga gobollada Awdal iyo Awdal uga
Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Si Rasmi Ah U Furay Tartanka Ciyaaraha Kubadda Kolayga ee Gobollada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Madaxweyne-ku-xigeenka, ahna ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa tartankii lixaad ee ciyaaraha kubadda kolayga Gobollada Somaliland si rasmi ah u furay habeenimadii Sabtidu soo galaysay oo Garoonka Timacadde ee Hargeysa. Furitaankii tartankii lixaad
Shirkadda Al-Ikhwa Oo Deeq Ku Wareejisay Ciyaartoyga Gobolka Sanaag
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Al-Ikhawa General Trading Company oo ka mid ah shirkadaha ugu caansan ee wax-soo-waarida Somaliland, ayaa deeq dhammeystiran isugu jirta garaan iyo kabo kuwa ciyaartoyga ah ku wareejiyey ciyaartoyga Gobolka Sanaag. Deeqdan ay Shirkadda Al-Ikhawa General
Toos U Daawo Tartanka Ciyaaraha Somaliland Ee Ka Socda Garoonka Hargeisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Halkan Toos uga daawo ciyaaraha gobolada Somaliland wareegii labaad oo ka scda garoonka Hargeysa stadium. Post Views: 488
Toos U Daawo Tartanka Ciyaaraha Somaliland Ee Ka Socda Garoonka Hargeisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Halkan Toos uga daawo ciyaaraha gobolada Somaliland wareegii labaad oo ka scda garoonka Hargeysa stadium. Halkan ka daawo Post Views: 546
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Wareegii Labaad Ee Ciyaaraha Koobka Gobolada Dalka
Araweelo News Netowrk Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee qaranka Somaliland, Marwo Aamin-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo xubno ka mida golaha wasiirada, gudoomiyaha gobolka maroodijeex, maayarka caasimada, salaadiin, xildhibaano, iyo bulshada qaybeheeda kala
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Dirays dhamaystiran iyo Casuumad Casho Sharafeed ah Ku Maamuustay Ciyaartoyga Goboladda
Araweelo News Network Hargeysa – (ANN) Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa casuumad casho sharaf ah oo si heer sare ah loo soo agaasimaay waxay caawa huteel Maansoor ku casuuntay ciyaartoyga goboladda ee ka qayb-galaya tartanka Wareega labaad ee
Liiska Isku Aadka Wareegga Labaad Ee Tartanka Kubbadda Cagta Ciyaaraha Gobollada Somaliland Oo La Shaaciyay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Hoggaanka xidhiidhka kubbadda cagta Somaliland, ayaa ku dhawaaqay isku aadka wareegga labaad ee tartanka kubbadda cagta ciyaaraha gobollada ee 2016-ka oo la filayo inay dhowaan ka furmaan caasimadda Hargeysa. Masuuliyiinta Xidhiidhka Kubbadda Cagta oo shir-jaraa’id