Category: Health & Education
Xidhiidhka Jacaylka Lammaanaha Iyo Kaalinta Nooca Dhiiggoodu Ku Yeesho Macaamilkooda, By. Abullaahi Beershiya
Qaarada Eeshiya inta badan waxa laga aaminsan yahay, gaar ahaan dalka Japan nooca dhiigga, iyadoo haweenka amma raggu tixgeliyaan in ay guursadaan haweenayda amma ninka ay u arkaan in dhiiggiisu yahay mid firfircoon, sababtoo ah waxay aaminsan yihiin in dhiigga
Haweenay U Dhimatay Dawo Dhacday Oo Lagu Muday Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dhibaatooyin Ka Taagan Cusbitaalkaa
Caynaba(ANN)Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Caynaba ayaa Xukumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka Ugu Baaqay inay Wax ka Qabato Dawooyin dhacay oo dad ku dhinteen kuwaasi oo yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ee
Daraasad Cusub Oo Daaha Ka Feyday Kala Duwanaanshaha Dadyowga 23 Dal Oo Dunida Ah Heerkooda Nolosha Ee Cuntadda Iyo Hurdadda
Daraasad lagu sameeyay 23 dal oo aduunka ah dadka ku dhaqan, ayaa daaha ka feyday oo lagu oggaaday heerka Cuntada iyo Hurdada ee ay ku kala duwan yihiin, taas oo muujisay macluumaad la yaab leh oo laga hadlayo arrimaha caafimaadka,
Khatarta Shaqada Habeenimo Oo La Oggaaday Inay Haweebka Ku Keento Wadno-xannuunka iyo Kansarka
Haweenka inta badan habeenimada shaqeeya, ayaa la oggaaday in ay khatar badan ugu jiraan qaadista xannuunada wadno-xannuunka iyo kasarka, gaar ahaan kuwa shaqeea 9 habeennimo ilaa 5 subaxnimo sida cilmi-baadhis cusub lagu soo tebiyey. Daraasadan oo ah tii ugu ballaadhnayd
Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Kelyaha
Xannuunada halista ah ee kelyaha ku dhaca oo ay adag tahay daawadoodu waxay dalka Maraykanka oo kaliya saameeyeen 26 milyan oo qof. Waxa halis ugu jira kelyaha in ay fadhiistaan dadka ay hayaan xannuunada macaanka, dhiig-karka. Haddaba, warka farxada leh
Muqdisho: Dad U Geeriyooday Xanuun Aan La Aqoonsan Iyo Ku Dhowaad Boqol Qof Oo Cusbitaalka Loola Cararay
Mogadushu(ANN)Magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, ayaa lagu arkay Cudur aan weli la aqoonsan oo sababay dhimashada dad shacab ah iyo dhaawac tiro baddan. Kadib markii Degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho ay ku geeriyoodeen maanta in kabadan 10 qof, tiro ku
Cudurka Ebola Oo Soo Gaadhay Bariga Afrika kadib Daraasiin Qof Oo Ku Nafwaayay
Khartoum(ANN)Cudurka Dilaaga ah ee Ebola ayaa lagu arkay Dalka Bariga Afrika ee Koonfurta Soodaan ee Jubba, waxaana heegan la geliyay Dalka Suudaan ee ay kala go’een, iyadoo Laamaha ka shaqeeya dhinaca Caafimaadka heegan sare la geliyay. kadib markii la helay
African Swiss Trading
” target=”_blank”> African Swiss Trading Shirkadda Swiss Market, waxay kuu keentay wixii aad u baahnayd oo ah Kirriimyo,lotion , Saabuuno iyo Saliidoo, kuwaas oo dhamaantood ah kuwo dabiici ah (Natural
Mobile Phone App Sheds New light on Risk taking Behavio: Melissa Hogenboon
London(ANN)New research shows that risky behavior and impulsiveness can be reliably tested with specially designed mobile phone games. Scientists found that four puzzles in The Great Brain Experiment app can reliably measure several different aspects of cognitive function. Other games