Category: Health & Education
Maraykanka, Britain Iyo Midawga Yurub ayaa diiday in Cid Kale Soo saarto Tallaalka Coronavirus
Araweelo News Network. Dallalka qaniga ah waxay tallaalayan hal qof ilbidhiqsi kasta halka Soomaaliya ay heshay qoondo ka yar 2% bulshada ku dhaqan. War-saxaafeed Ururada maxaliga ah waxay leeyihiin, Soomaaliya waxay heli kartaa talaal ku filan sanadkan gudihiisa haddii la
Somaliland: Madaxweynaha Iyo Masuuliyiin Kale Oo Qaatay Tallaalka Coronavirus
Araweelo News Network. #Somaliland: Tallaalka Coronavirus Aduunka oo dhan baa isku raacay, dadka shakiga qaba ee leh wax baa qaldan, ….” Madaxweyne Biixi. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaatay Tallaalaka dhowaan soo gaadhay dalka ee
Coronavirus, Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Guddida Ka Hortaga Iyo Maaraynta
Araweelo News Network. #Somaliland, Hargeysa(ANN)- Guddida xannuunka Coronavirus, ayaa si weyn uga dayriyay korodhka xawaaraha ee xannuunka mar kale kusoo aarray Somaliland. Xubnaha guddida heer qaran Somaliland ee ku magcaaban guddida ka hor-taga iyo maaraynta, ayaa soo saaray maanta go’aamo
Somaliland: Heerka Xawaaraha Xannuunka Coronavirus Ee Gobollada Dalka Oo Wasaaradda Caafimaadku Ka Dayrisay
Araweelo News Network. #Somaliland, @Coronavirus Mawjadaha Csuub, Digniinaha Astaamaha Iyo Tallooyinka Cusub Hargeysa(ANN)- Xeerka xawaaraha xannuunka Coronavirus, ayaa si weyn oo xawli ah ugu baahay gobollada dalka Somaliland marka loo eego horaantii sannadkan 2021, saddexdii bilood ee u danbeeyay.
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Shaaciyay In La Bilaabayo Tallaalka Xilli Dalalka Yurub Joojiyeen Isticmaalkiisa
Araweelo News Network. “Waynu Bilaabaynaa Tallaalka Anigaana u horaynaya” Madaxweyne Biixi. #Somaliland, Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xannuunka Coronavirus iyo sida uu ugu soo kordhayo Somaliland, isagoo tusaale usoo qaatay baadhitaanka Wasaaradda Caafimaadka dadka laga helay iyo
Dalalka Yurub Oo Joojiyay Tallaalka Loo Soo Waariday Afrika Ee Soo Gaadhay Somaliland Iyo Soomaaliya
Araweelo News Network. Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Dooddaha Iyo Cabsida Ku Gadaaman Nooca Tallaalka Ee Afrika Loo Soo Daabulay Ee Coronavirus Hargeysa(ANN)-Dalalka Yurub iyo kuwo kale oo dunida ah ayaa gebi ahaanba joojiyay
Mawjaddaha Coronavirus Oo Mushaaxaya Somaliland, Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Masuuliyiin Kalle Oo Laga Helay
Araweelo News Network. #Coronavirus oo xawaare hoose ku Mushaaxaya #Somaliland, iyo Dhaliilo Loo jeediyay Guddidii Qaran ee sidatay Magiciisa Coronavirus, Somaliland, Hargeysa(ANN)-Xaaladda xannauunka fayriska dunida aafeeyay ee Coronavirus (COVID 19), ayaa si xawaare hoose u dhex maaxaya magaalooyinka Somaliland, gaar
Muqdisho: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Dhagax-dhigay Yardimeli Hospital Oo La Casriyaynayo
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, Maxamed Xuseen Rooble, ayaaa ka qaybgalay munaasibad lagu balaadhinayo Cusbitaalka Yardimeli Hospital ee Magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska rooble ee Villa
Soomaaliya Oo Dadkeeda U Adeegsanay Tallaalka Ay Koonfur Afrika Joojisay
Araweelo News Network. #Soomaaliya Oo Dadkeeda U Adeegsanay Tallaalka Ay Koonfur Afrika Joojisay Muqdisho(ANN)-Dawladda Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, ayaa shaacisay in ay dalka ku baahinayso Tallaalka la doonayo in uu difaac u noqdo xannuunka COVID-19, ee aduunka sida weyn ugu
Xaaladda Xannuunka Coronavirus Ee Somaliland Oo Laga Dayriyay
Araweelo News Network. #Somaliland: Wargeyska New York Times Oo Xaaladda Xannuunka Coronavirus Warbixin ka qoray Hargeysa(ANN)-Xaaladda Somaliland ee xannuunka Coronavirus, ayaa laga dayriyay, iyadoo aannay jirin warbixino la xidhiidha xaaladda xannuunka ee xilligan Somaliland iyo heerka uu marayo. Hase