Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Cilmi-baadhayaal Cadeeyay Doorka Caanaha Hooyadu Ubadka u Leeyihiin

Washington(ANN)Cilmi-badhayaal cusub oo u dhashay dalka Maraykanka oo ka tirsan mac-had caafimaadka ee la yidhaa UNC School of Meduicine, ayaa sheegay in caanaha naaska hooyadu faa’iido weyn oo caafimaad u leeyihiin caloosha ubadka yaryar, gaar ahaan mishiinka ridqa cuntada, aadna

Daraasad Lagu Oggaaday Dadka Bukaanka Ah Ee Taaha Inuu Xannuunkooda Hoos-u-dhigo

Taaha amma oohinka uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho amma uu bukoodo, ayaa la ogaaday inuu hoos-u-dhigo xannuunka, maskaxdana ka hor istaago in ay tagaan farriimaha sheegaaya in qofkaas damqanaayo sida ay ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay

Sheeko Dhexmartay Hooyo iyo Gabadheedii Yarayd Oo Laga Oggaaday Hab Cusub oo Cudurka Kansarka Loo Daweeyo

Aabbo iyo Hooyo u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa gabadh yar oo ay dhaleen oo 8 jir ah waydiiyey siday u daawayn lahayd haddii loo keeno qof kasar qaban, waxaana gabadhaa yari heshay jawaab cajiib noqotay. Gabadha yar oo la yidhaa

Dhakhaatiirta Somaliland Oo Lagu Eedeeyay Inay Bukaanka Siiyaan Dawo aan la Garanayn Oo Halis Ku Ah Caafimaadka Dadka

Hargeysa (ANN) Ururka Dhakhaatiirta Somaliland, ayaa sheegay inay jiraan dhakhaatiir aan xirfad iyo aqoon lahayn oo dadka bukaanka ah u qora dawooyin aan la garanayn oo halis ku ah caafimaadka bani’aadamka. Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Dr. Cabdirashiid Xaashi oo hadal

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Indhaha. Qaybtii 2aad

Caleenta Cagaaran: Caleenta cagaaran waxa ka mid ah salladhka, kaabashka, kostada iyo wixii la hal maala ee dadku cunaan amma khudaar ka dhigtaan, waayo caleemta cagaaran waxa ku jira maadooyinka Antioxidants, Zeaxanthin iyio Luetin oo ay kaydsato qaybta la yidhaa

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Indhaha

Dad baddan waxay ka cawdaan xannuunada indhaha ku dhaca oo badankooda ka kaxeeya aragga dhaw iyo ka fog labadaba, sidaa darteed waxa jira cuntooyin ka hortaga dhibaatooyinka bani’aadamka ka soo wajaha dhinaca aragga. Maadaama indhuhu ka mid yihiin xubnaha ugu

Nooca Dhiigga ee Lammaanaha oo Saamayn ku Yeesha Xidhiidhkooda Jacayl Qaybtii 4aad

Lammaanaha Haweenayda Dhiiggeedu AB tahay, Saygeeduna A: Haddii ay is guursadaan lammaane haweenaydu AB tahay, ninkuna A waxay noqdaan laba qof oo si fudud isugu soo dhawaada, balse waxay ku kala badan yihiin hadba siday isu jecel yihiin oo mid

Nooca Dhiigga ee Lammaanaha oo Saamayn ku Yeesha Xidhiidhkooda Jacayl.By. Abullaahi Beershiya. Q.3aad

Lammaanaha haweenayda Dhiiggeedu O yahay, Ninkana A Lammaanahan inta badan waxa lagu tilmaama in haweenaydu tahay mid dhexdhexaadin jecel oo mar kasta oo khilaaf yimaado xalisa, dulqaadkeeduna badan yahay, sababtoo ah dhiigga O waa dhiig fikrad taban inta badan qaata,

Lammaanaha Jacaylka Iyo Kaalinta Nooca Dhiiggoodu Ku Yeesho Xidhiidhkooda, By. Abullaahi Beershiya. Q. 2aad

Qaaradda Eeshiya inta badan waxa laga aaminsan yahay, gaar ahaan dalka Japan nooca dhiigga, iyagoo haweenka iyo ragguba tixgeliya in ay guursadaan lammaane ay u arkaan in dhiiggiisu yahay mid firfircoon, waayo waxay rumaysan yihiin in dhiigga qofku ka qaybqaato

Dhakhaatiir Xubnaha Kala Baxayey Qof Xaalad Adag Galay Oo Loo Malaynayay Mayd

Bremen (ANN)Dhakhaatiir loo fasaxay inay maydka ka saaraan xubno muhiim ah si loogu caawiyo dadka u baahan, ayaa intii ay ku guda jireen qalliinka qof loo maleeyey inuu dhintay ka war helay inuu nool yahay qofkaas oo aannu maskaxda mayd