Category: Health & Education
Facebook oo Laga Saarayo Calaamad Buurnida Tilmaanta
Shirkadda Facebook, ayaa barteeda dadku ku kulmaan (facebook) ka saaraysa calaamad muujisa marka qofku buurto (Feeling Fat) oo kartoon ah, kadib markii 16 kun qof saxeexeen ogolaanshaha in laga saaro. Koox ololahan qaaday, ayaa sheegtay in calamadan sii dhiirigelinayso dadka
Shiinaha: Ninka Uga Ballaadhnaa Oo Miisaankiisa Jidhkiisa Dhimay Rubuc Ka Mid ah Shan Sanadood Kadib
Shanghai(ANN)Ninka ugu buuran dalka Shiinaha oo 225 kg (35 stone) miisaankiisu ahaa, ayaa muddo 5 sannadood ah ay ku qaadatay inuu rubuc ka mid ah miisaanka jidhkiisa iska rido, waxaannu waqtigan hoos ugu soo dhacay 146.4 kg (23 Stone). Liang
Milixda Oo La Ogaaday Inay Maqaarka ka Ilaaliso Jeermiska Oo Xoojiso Hab-dhiska Difaaca Cudurrada
Quudashada milixda aadka u badan oo hore loo sheegay in ay sababto dhiig kar, wadno xannuun iyo kansarka caloosha ku dhaca, ayaa hadda cilmi-badhayaal u dhashay dalka Jarmalku sheegeen in ay difaac wanaagsan u noqoto maqaarka, isla markaana ay xoojiso
Daawo Lagu Oggaanayo Xannuunka Kansarka
Washington(ANN)Khubaro ka tirsan Jaamacadda Stanford University oo ku taal Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa ku dhawaaqay in ay soo saareen daawo, gaar ahaan kinniin lagu ogaanayo dadka qabana xannuunka Kansarka. Kinniinkan, ayaa khubaradu sheegeen in marka la liqsiiyo qofka
Khatarta Daawashada Baddan ee Telefiishanka oo Ubadka ku Keena Dhiig-kar iyo Wadno-xannuun
Brazil(ANN)Daawashada telefiishanka muddo ka badan laba saac maalintii waxa uu kor u qaadaa in dhiigga carruurtu aad u shaqeeyo, kadibna uu sababo dhiig-kar, sida lagu sheegay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Soa Paulo ee dalka Brazil. Cilmi-baadhistu waxay sheegtay
Shaqsiyadda iyo Xaaladda Caafimaad ee Ragga oo Laga Ogaan Karo Farohooda
Britain(ANN)Daraasad la xidhiidha shaqsiyada ragga, ayaa lag oggaaday in Farta dhexe ee Soomaalidu u taqaan far-dhexada ayaa daraasado badan oo la sameeyey xaqiijiyeen in ay wax badan ka sheegto shaqsiyadda iyo caafimaadka qofka. Haweenka way u fiican yihiin: Ragga farta
Mataanno Dhashay Iyagoo Isku Yaal Oo Lagu Guulaystay Qalliin Lagu Kala Jeexay
USA-Texas(ANN) Laba hablood oo toban bilood jiray, isla markaana ahaa mataano isaga dhegen uur-ku-jirta iyo laabta, ayaa markii ugu horraysay caaalamka lagu guulaystay in la kala saaro, iyadoo aan hore loogu guulaysan qalliin noocan ah. Labadan hablood oo la kala
Darraasad Lagu Oggaaday Shakhsiyaadka Ugu Awoodda Baddan Adduunka Saacadaha Hurdada Ay Seexadaan
Tel Aviv(ANN)Baadhitaan cusub oo la sameeyey, ayaa bedka soo dhigay caaddooyinka hurdo ee qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha iyo shakhsiyaadka dunida ugu awoodda badan, gaar ahaan inta saacadood ee ay seexdaan habeenkii si ay shaqooyinkooda u gutaan marka ay soo
Qoysas 20 Sanno ka Hor Caruur Iskaga Khaldantay Oo la Siiyey
Britain(ANN)Qoysas laba caruur ah ugu dhasheen cusbitaal 20 sanno ka hor oo hooyooyin kale la siiyey, kadib markii ay isku khaldameen ubadkoodii, ayaa hadda dib u kala helay labadii carruur ahaa, iyagoo sidoo kalena mag-dhaw ahaan loo siiyey lacab £1.5
Khubburo Ingiriis Ah Oo Sheegay In Qofka Dhinta Maqaarkiisa Daawo Ahaan Loo Adeegsanyo
Britain(ANN)Maqaarka dadka dhinta amma maydka, ayaa khubaro caafimaad oo Ingiriiska ka tirsan sheegeen in ay dhawaan u isticmaali doonaan in lagu daaweeyo dhaawacyda sida boogaha, nabarada gubniinku sababo iyo waliba nabada jirdhka soo gaadha. Khubaradan waxay sheegeen in daawadan cusub