Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Warbixin Iftiimisay Inay Saddex Jibaarantay Dhalinyaradda U Geeriyootay Cudurka HIV/AIDS

Hargeysa(ANN) Saddex Jibaar ayay kor u kacday Tirada dhalinyaradda da’ yarta ah ee u dhimatay xannuunka HIV/AIDS, taas qiyaasta warbixintu sheegay ka dhigtay inay saddex jibaarantay 15 sannadood ee u dambeeyey. sidaana waxa lagu iftiimiyey daraasad UNICEF soo saartay. Carruurta

Ardaydii U Horaysay Ee Shahaadada Master Degree Ka Qaata Jaamacadda Amoud University Oo Madaxweyne Siilaanyo Shahaadooyin Guddoonsiiyay

Boorama (ANN)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Ardaydii u horaysay ee Shahaadada Master Degree ka qaadatay Jaamacadda Amoud University ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Munaasibad si weyn loo agaasimay oo ay ka qaybgaleen

Haweenay Reer Somaliland ah oo Hindistay Saliid Lagula Dagaalami Karo Bidaarta iyo Timaha Daata

Hargeysa (ANN) Haweenay reer Somaliland, ayaa hindistay saliid loogu talogalay in la marsado madaxa, isla markaana lagula dagaalamo bidaarta, lagagana hortago in timaha daata. Haweenaydan oo la yidhaah Aamina Xuseen Ibraahim oo saxaafadda la hadashay shalay, waxay sheegtay inay hindistay

Buug Loogu Tallogalay in Carruurta Lagu Seexiyo oo Noqday ka Ugu Iibka Wanaagsan

Buug ka waramaya sheekooyin carruurta lagu seexiyo oo ka kooban 22 bog oo uu qoray khabiir cilmi-nafsiga ku takhasusay, una dhashay dalka Sweden ee qaaradda Yurub, ayaa noqday ka ugu iibka wanaagsan waqtigan, sida ay sheegtay shirkadda buuggaagta lagu iibiyo

Somaliland: Khataraha ka Dhalan kara Dheeli-tir La’aanta Macdanaha Ku Jira Biyaha Caagadaha

“Qormo iftiiminaysa shuruudaha caalamiga ah ee looga baahan yahay biyaha la warshadeeyo ee caagadaha iyo wax-yaabaha ka dhiman biyaha laga soo saaro Somaliland”- Maxamed Faarax Qoti Biyuhu waxay sare u qaadaan boqolkiiba 78 maskaxdeena, halka laba dalool oo saddexna ay

Dawlada Imaaraadka Oo Cusbitaal Casri Ah Ka Furtay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (ANN) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xadhigga ka jaray Cusbital casri ah oo laga dhisay magaalada Muqdisho.   Cusbitaalka oo ah mid cusub waxaa dhismihiisa maalgeliyey Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana loogu magac daray

Jacaylka Iyo Saamaynta Uu ku Yeesho Shaqada Maskaxda Aadamaha

Shanghai(ANN)Saynisyahanno u dhashay dalka Shiinaha, ayaa cilmi-baadhis ku sameeyey sida jacaylku u saameeyo maskaxda qofka, waxaanay sheegeen in dadka jacaylku hayo qaybo badan oo maskaxda ka mid ah aad u shaqeeyaan, marka loo eego qofka aan wax jeclaan amma ka

Digniin: Khatarta Iftiinka Qalabka Elaktarooniga Ah Ee Meelaha Mugdiga Lagu Isticmaalo Iyo Xanuunada Ka Dhasha

Khubaro caafimaad oo u dhalatay dalka Ingiriiska, ayaa digniin ka soo saartay in iftiinka qalabada elektarooniga ee meelaha mugdiga ah lagu isticmaalo ay sababaan cudurka Kansarka. Waxa kale oo iftiinka qalabkan sida khubaradu sheegtay sababaan in qofka hurdo la’aann ku

Hay’ad Caalami Ah Oo Ka Digtay In 28 Dal oo Somaliya ku Jirto Ka Dilaaco Cudurka Ebola Ee Halista Ah

Liberia (ANN)Warbixin digniin ah oo la xidhiidha kahatarta cudurka Ebola, ayaa si cad u sheegtay in laga cabsiqabo in 28 dal oo Somaliya ku jiro uu ka dilaaco cudurkaa oo dalalka galbeedka Afrika aafeeyay tan iyo badhtamihii sanadkii hore. Hay’adda

Sida Jacaylku u Saameeyo Maskaxda Aadamaha

Shanghai(ANN)Saynisyahanno u dhashay dalka Shiinaha, ayaa cilmi-baadhis ku sameeyey sida jacaylku u saameeyo maskaxda qofka, waxaanay sheegeen in dadka jacaylku hayaa qaybo badan oo maskaxda ka mid ah aad u shaqeeyaan, marka loo eego qofka aan wax jeclaan amma jacayl