Category: Health & Education
Haddii si Joogto ah Habeenkii Hurdo La’aan kusoo Wajahdo Khatar Baad ugu Jirta Faalig
Dadka waayeelka ah ee hurdo la’aantu hayso waxa adkaada dhuumaha dhiigga qaada (arteries), taasoo ku keenta in ay si fudud ku qadaan xannuunka faaliga sida ay iftiimisay daraasad cusub. Cilmi-badhayaal baadhitaan ku sameeyey muddo dheer hurdada dadka waaweyn, gaar ahaan
Dadku Akhriska Degdegga ah Waxba Kama Faa’iidaan, Macluumaadka ay Akhriyeena ma Fahmaan
Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub, ayaa daboolka ka qaadday in akhriska degdegga ah aan waxba laga faa’iidin, isla markaana macluumaadka qofku akhriyey aannu waxba ka dheefin amma ka fahmin. Daraasaddan oo tobanaan sanno qaadatay waxa lagu ogaaday in dadka degdegga
Haweenka Qurxoon oo La Oggaaday Inay Imtixaannaadka Foolka Foolka Ah Darajo Sare Keenaan
Araweelo News Network Daraasad dhawaan la soo saaray, ayaa iftiimisay in haweenka qurxoon ay darajo sare ku baxaasan imtixaanka weji ka wejiga looga qaado. Koox cilmi-badhayaal ah oo ka socday Jaamacada Metropolitan State Univesity of Denver, ayaa ogaaday in hablaha
Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah
Qaybtii 3aad, By. Sulaymaan Axmed Yuusuf Maxaa kuugu kaalmayn kara inaad sigaarka katagto 1) In aad Allaah talo saarato 2) Go’aan adag inaad ka qaadato 3) Inad soo yareysid cabbistiisa ama hal mar aad joojisid 4) Saaxiibadaa iyo dadka kale
Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah
Qaybtii Labaad, By. Sulaymaan Axmed Yuusuf Qaabka uu yahay qofka sigaarka cabba Gebi ahaanba qofka sigaarka cabba waxa ka soo baxaysa ur iyo raa’ixo aad u qadhmuun, oo dhibaysa dadka jaarka la ah, sida xaaskiisa, dadka muslimiinta ah ee salaadda
Qormo Muhiim ah: Sigaarku waa Dilaa Halis ah
Sulaymaan Axmed Yuusuf Hordhac Ugu horeyn, waxa aynu ka hadlaynaa xannuun khatar ah oo dilaa ah. Waa kansar lugaynaya, waa sun iyo waabeey ay dad badan nafahooda ku waayeen, halisna ku ah caafimaadka qofka, dhaqaalaha iyo caqligaba, taasoo aanay ka
Buugaagta Mulkiilaha Facebook Akhriskooda Kula Taliyo Cid Kasta
Araweelo News Network Qaybtii 2aad Buugga ‘Why Nations Fail ‘ee ay qoreen Daren Acemoğlu iyo James Robinson Buugga “Why Nations Fail” ee macnahiisu yahay sababmay qarannadu u dumaan, kaasoo ah cilmi-baadhis muddo 15 sannadood ah socotay oo ay wadeen Daren
Telefoonnada Casriga ah oo Sababa Cudurrada Maskaxda ku Dhaca
Britain(ANN) Warbixin dhinaca Caafimaadka ah, ayaa lagu oggaaday in Dadka shaqaalaha ah, waxa inta baddan ku keena xannuunka isku buuqa, amma ku rida ee keena inay maskax ahaan ka mashquulaan telefoonnadooda casriga ah (smartphones). sababtoo ah ayay tidhi. waxay mar
Hargeysa: Hooyo Qabta Xanuunka HIV/AIDS oo Ka Warantay Xaaladeeda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Halkan Ka Daawo Hooyo Qabta Cudurka HIV/AIDS, oo ka waranta Xanuunkaa iyo waayeheeda Caafimaad. Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS
Qabyada Qoraalka Afka Soomaaliga: Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan
Qabyada Qoraalka Afka Soomaaliga: Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan Waa qormo ka mid ah waxyaalihii aan kaga qayb galay Barnaamij ka dhacay Stockholm intii u dhaxaysay 4–5 Dec 2015, looguna wanqalay “Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida. Afafku sidooda ba waa