Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Baadarigii Ku Qancay Kitaabka Quraanka Kariimka Ah

Dr. Garry Miller: Baadarigii ku qancay Kitaabka Quraanka Kariimka Waa khabiir u dhashay dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga qaaradda Ameerika, aqoon fogna u leh cilmiga xisaabta loojiga (Logics). Waa wadaad Kiristaanka fidiya oo aad ugu adeega in Kiristaanku meel fog

Qodobbo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Cilmi-baadhis Socotay in ka Badan 75 Sanno

Qodobbo Muhiim ah oo Laga soo Saaray Cilmi-baadhis Socotay in ka Badan 75 Sanno Khubaro cilmi-nafsiga iyo xannuunada maskaxda ku takhasusay oo ka tirsan Jaamacadda Harvard ee dalka Maraykanka, ayaa cilmi-baadhis ay sameeyeen ku sheegay in qofka oo caan noqda

Nin ku Dhashay Gacmo La’aan oo Jaamacad ka Qallin-jebiyey

Nin ku dhashay gacmo la’aan oo aan Alle u samayn, ayaa ka qallin-jebiyey Jaamacadda Uganda (Uganda University), isagoo qaatay shahaadada koowaad ee dibloomada. Ninkan oo Alle hibbo u siiyey inuu qoraalka u isticmaalo cagaha amma faraha hore ee cagaha, ayaa

Waa Naxay Sababta Dadka Caqliga Badan u Jecel yihiin kelinimada.?

Cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, ayaa lagu sheegay in dadka caqliga badan (smart people) ay farxad dareemaan marka ay keligood yihiin, iyagoo aad ay ugu adag tahay in ay kullano iyo waqti la qaataan asxaab amma dadka ay isku

Murugada Xad-dhaafka ah Iyo Farxadduba Waxay Dhaawici Karaan Qalbigaaga

Araweelo News Network Sida lagu sheegay cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, farxadda iyo murugada xad-dhaafka ah waxay jabin karaan qalbiga qofka, taasoo sababi karta halis dhinaca caafimaadka ah. Waxa kaloo la oggaaday in farxadda amma murugada beddela caadifadda qofku

Dawooyin Nebigi Maxamed(NNKHA) Isticmaali Jiray

Dawooyin Nebigi Maxamed(NNKHA) Isticmaali Jiray Qormada 3aad Ilaahay (SWT), waxa uu qur’aanka kariimka ah ku sheegay in malabku daawo yahay, waxaana ku xusan Suurada Al-Naxal “Malabka waxa dadka ugu jira daawo,” An Naxal (16:69), iyadoo sidoo kale suuradan Ilaahay kaga

Dawooyin Nebigi Maxamed (NNKHA) Isticmaali Jiray

Araweelo News Network Timirta oo ah cuntada uu Ilaahay ku quudiyey Maryama, kadib markii ay Nebi Ciise (CS) ku hoos dhashay geedka (Palm tree). Alle oo Ciise ku dhiirigeliyey amma Maryan wiilkeeda barakaysan inuu noqon doono Rasuulka Mustaqbalka ee ubadka

Daraasado Iftiimiyay In Ragga Telefoonnada Ku Hadla Muddo Ay Maldhalays Noqdaan

Araweelo News Network Telefoonnada gacanta amma moobiladu waxa ay noqdeen waxyaabaha hadda dadku aad ugu wada xidhiidhaan ee ay ku wadahadlaan. Waxa loo isticmaalaa in waqtiga laga eegto, toosh laga dhigto amma wax lagu iftiinsado, lagu maararoobo (Video game), taariikhda

Dawooyin Nebigu (NNKHA) Isticmaali Jiray oo uu Sunne ahaan Ugaga Tegay Dadka Muslimiinta ah

Araweelo News Network Nebi Muxamed (NNKHA) waxa uu muslimiinta uga tegay waxyaabo sunne ah oo ay akhlaaqiyaadkiisa kaga daydaan, isla markaana dhaqan wanaag u ah, balse waxa kaloo uu uga tegay waxyaabo dawo ah oo ka mid ah cuntooyinka iyo

Toontu Waxa ay u Fiican Tahay Badbaadadaada

Araweelo News Network Los Angeles(ANN)Cilmi-baadhis cusub, ayaa sheegtay in toontu ay u fiican tahay badbaadada caafimaad ee qofka, isla markaana ay yarayso in dhuumaha dhiigga qaada ay ku yimaadaan dhaawac amma dhibaato keeni karta in qofku wadno-xannuun qaado. Khubaro ka