Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Dalalka Afrika ee Dadkoodu Sida Ugu Fiican ugu Hadlaan Luqadda Ingirisiga

Araweelo News Network Daraasad ay samaysay Hay’adda Luqadaha Adduunka (World Linguistic Agency), ayaa dalka Uganda u aqoonsaday inuu yahay waddanka qaaradda Afrika ugu wanaagsan ku hadalka luqadda Ingiriisiga, kadib markii arrintan lagu sameeyey daraasad qoto-dheer oo lagu qiimeeyey sida dadka

Warbixin Lagu Shaaciyay In Rubuc Ka Mid Ah Carruurta Dunida ku Nool Aanay Haysan Waxbarasho

Araweelo News Network New York(ANN)Ku dhawaad 75 milyan oo carruur ah oo dalalkooda ay haleeleen dagaallo iyo masiibooyin dabiici ah, ayaa waqtigan si weyn ugu baahan waxbarasho iyo in loo sameeyo dugsiyo. Sida ay shaacisay hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan

7 Jir Shaqeeyey $14,000 si uu ugu Caawiyo Carruur Da’diisa ah oo Biyo La’aan Haleeshay

Biyo la’aan ka dhacday degaanka Flint ee Michigan ee dalka Maraykanka, ayaa sababtay in khatar ay ku sugnaato nolosha dad badan oo carruur u badan. Hay’adaha dawladda, ururrada caawimada iyo shakhsiyaad ayaa u holaday in ay caawiyaan dadka xaaladdaas adag

Garyaqaan iyo Injineer ku Guulaystay inay Beeraan Toon Cusub Oo Ka Duwan Ta Caalamka Laga Isticmalo

Araweelo News Network Roma(ANN)Laba nin oo u dhashay dalka Talyaaniga, ayaa ku guulaystay inay beeraan toon aan lahayn urta kulul ee dadku karaahiyeystaan haddii qof cunay ay ka soo baxdo, ururtaas oo sidoo kale ay muhiim tahay in qofku ka

Mucjiso: Gabadh 16 Jir ah oo ka Garaad Sarraysa Saynisyahanno Badan

Araweelo News Network Gabadh 16 jir ah oo magaceedu yahay Thessalonika ARzu-Embry, asal ahaanna Afrika ka soo jeeda, ayaa noqotay mid garaadka amma heerka caqligeedu (IQ) aad uga sarreeyo sanisyahanno waaweyn oo dunida soo maray, iyadoo hadda shahaadada labaad ee

Jedwalka Bilaha Miilaadiga iyo Meesha Uu Ka Soo Jeedo

By. Abdirashid Ali Aw Yusuf Waxa loo yaqaano Calendarka oo ah jidwalka lagu soo bandhigo bilaha sanadka iyo maalmaha sida ay isugu aadanyihiin waxa uu ka soo jeedaa boqortooyadii Roomaanka. Kuwaa oo ku tirsan jirey sanadka cadceeda, Hadaba markii ugu

Baadari Kitaabka Quraanku Qanciyey

Dr Garry Miller: Baadari Kitaabka Quraanku Qanciyey Araweelo News Network Ninka magaciisu yahay Dr. Miller, waxa dhakafaar ku riday sida Nebi Muxamed ku ogaaday in suuraddu caddaynayso hadalka Abu Lahab runnimadiisa. Waxa halkaas uga caddaatay in Qur’aanku yahay hadal Alle

Baadari Kitaabka Quraanku Qanciyey

Dr Garry Miller: Baadarigii Kibaabka Quraanku Qanciyey Qormada 2aad Xaqu waa jid toosan, Alle marka uu kugu hannuuninayo adiga ayaa lugahaaga ku koraya haddii aad kaafir ahayd xataa. Haddaba, ninka Dr. Miller ee ku dhiirraday qodqodista xumaan uu ka raadinayey

Magacyada Bilaha Af ingiriisiga Iyo Halka Ay Ka Soo Jeedaan

Magacyada Bilaha Af-ingiriisiga Iyo Halka Ay Ka Soo Jeedaan By, Abdirashid Ali Aw Yusuf Matttah. Bilaha sanadka miiladiga ah 10 bilood oo kamid ah ayaa magacyo lahaa kuwaa oo kala ah(Martius “March”, Aprilis “April”, Maius “May”, Junius “June”, Quintilis “July”,

Xaggee Kasoo Jeedaan Maalmaha Af-ingiriisiga Magacyadoodu?

Xaggee Kasoo Jeedaan Maalmaha Af-ingiriisiga Magacyadoodu? By. Abdirashid Ali Aw Yusuf Mattah Kala duwanaanshaha diimaha iyo dhaqanada dadyawga dunida ku uuman awgeed, waxaa bilaha loogu magacdaraa iyadoo loo eegayo tira ahaan siday isugu xigaan susun ahaan iyo iyadoo loo eegayo