Category: Health & Education
Cilmi-baadhis: Kalluunku Wuxuu Aqoonsadaa Wejiga Bani’aadamka
Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo kalluunka lagu baadhayey, ayaa lagu sheegay in kalluunku awood u leeyahay inuu aqoonsado wejiyada bani’aadamka ee uu arko, iyadoo arrintaasina noqotay wax aad loola yaabo, balse ka mid ah awoodaha Ilaahay. Waa markii ugu
Cudurro Halis ah oo Hadheeyey Qaybo Badan oo ka Mid ah Ciidammada Ingiriiska
Araweelo News Network London(ANN)Ciidamo tiradoodu ku dhawdahay 10 kun (10,000) askari oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee millatariga Ingiriiska, ayaa laga helay cudurro halis ah oo lagu kala qaado sinaysiga amma galmada xaaraanta ah. Xogo uu helay wargeyska Daily
Madaxweynaha Turkiga oo ka Hadlay Mowqifkiisa Kala Korinta Carruurta Yaryar
Araweelo News Network Ankara(ANN)Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in kala korinta ubadku amma dawooyinka dhalmada fogeeya aanay ku habboonayn qoysaska islaamka, waxaannu muslimiinta ku dhiirrigeliyey in ay ubadka badiyaan, kana digtoonaadaan inay iska mudaan dhasha. Madaxweyne
Boqortooyada Sucuudiga oo Bilowday Olole ay ku Cidhib-tirayo Cudurka Joonis Caska
Araweelo News Network Riyadh(ANN)Olole caafimaad oo dhammaan qaranka Sucuudiga looga diyaar garoobay, ayaa la doonayaa in lagu cidhib-tiro xannuunka loo yaqaan joonis caska (Hepatitis C), sida ay ku dhawaaqday Wasaaradda Caafimaadka oo kaashanaysa hay’adda Abbvie oo ah xarun soo saarta
Xanjo Loogu Talogalay inay Dawayso Dadka Kiristaanka ah ee Cuqdadda ka Qaba Islaamka
Araweelo News Network Xanjo ay soo saareen Golaha Islaamka Maraykanka ee CAIR (Council on American-Islamic Relation), ayaa lagu sheegay in ay dawo u noqonayso dadka aan rumaysnayn islaamka ee ay caadada u noqotay cuqdadda islaam nacaybka (Islamphobia). Xanjadan oo la
Wiil ku Dhashay Qaarka Sare oo Kaliya oo Muujiyey in aanay Awooddu ku Xidhnayn Dhammaystirka Laxaadka
Araweelo News Network Wiil da’diisu tahay 14 sanno jir oo u dhashay dalka Qatar, ayaa ifka yimmi isagoo jidhkiisu yahay qaar ka sare oo kaliya (wixii ka sareeya xundhurta), isla markaana ka maqan yihiin xubno muhiim ah oo labada luguud
Haweenay Xannuun ku Kellifay inay Ikhtiraacdo Tegnooloji Lagula Xidhiidhi Karo Goobaha Caafimaadka
Araweelo News Network Kampala(ANN)Haweenay magaceedu yahay Brenda Katwesigye oo ku nool dalka Uganda ee bariga qaaradda Afrika, ayaa ku dhiirratay in ay ikhtiraacdo barnaamij (Mobile app) moobaylada lagu xidhayo oo la yidhaa Instahealth, kaasoo qofka ku xidhaya xarumaha caafimaadka, dhakhaatiirta,
Xusuuso Carruurnimadaadii Waalidku Ma ku Odhan Jiray Xanjada ha Liqin Yaanay Sida Geedka kaa Dhex Bixine?
Araweelo News Network Inta badan carruurnimada waxa waalidku ubadkooda ka waaniyaan in aanay xanjada liqin si aanay hab-dhiska dheef-shiidka ugu jirin muddo toddoba sanno ah, halka Soomaaliduna u sheegto carruurtooda in xanjadu ka dhex baxayso oo geed noqonayso, balse saynisyahanno
Lammaane U Dhashay Sucuudiga Oo Hindisay Dawooyinka Macaanka, Buurnida iyo Wadne-xannuunka
Araweelo News Network Riyadh(ANN) Nin iyo ooridiisa oo u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa fududeeyey soo-saarista dawo kor u qaadaysa caafimaadka dadka macaanka qaba, laguna yaraynayo buurnida xad-dhaafka ah iyo cudurka wadne-xannuunka. Cilmi-baadhayashan ayaa dawadan ogaaday, kadib markii ay isku dareen
Hargeysa: Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Bushraa Optical Center Xarun Cusub Oo Indhaha Ah
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirka Cadaaladda Somaliland Axmed Cadare, ayaa xadhiga ka jaray xarunta Bushraa Optical Center oo ah Xarun Cusub Oo Indhaha Ah oo laga furay Badhtamaha magaalada Hargeysa. Munaasibad kooban oo lagu qabtay galabta dhismaha laga furay xarunta indhaha