Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Saddexda Hab-dhaqan ee ugu Muhiimsan Dhaqannada Dadka Horumarka Nolosh Adduunyada ka Sameeyey

Dadka dunida caanka ka ah ee horumarka adduunyu ku tallaabsatay lacag ha heleen, magac ha yeesheen, aqoon ha kasbadeen amma dariiqyo kale guushoodu ha koobsatee waxa ay ka siman yihiin saddex caado oo dhaqannadooda haddii qofku kaga daydo laga yaabo

Cilmi-baadhis Lagu Oggaaday In Akhrinta Buugaagta Malaawaalka Ah Qofka ka Caawin Karaan Fahamka Qaab-fikirka Dadka Kale

Araweelo News Network Daraasad hadda la soo saaray, ayaa lagu sheegay in qofka caadaysta akhrinta buuggaagta xambaarsan sheekooyinka mala-awaalka ah (Fiction novels) ay u fududaato inay fahmaan qaab fikirka dadka kale, iyadoo sidoo kale la tilmaamay in buugta noocaas ah

Farsamo-yaqaan Beeralayda Dalkiisa u Sameeyey Cagaf ay ku Qotaan Beerahooda

Araweelo News Network Farsamo-yaqaan u dhashay dalka Nigeria (Nijeeriya), ayaa beeralayda dalkaas u sameeyey gaadiidka loo yaqaan cagacagafta si ay uga faa’iidaystaan dhinaca wax-soo-saarka beerahooda. Eng. Timothy Addigi Terfa, ayaa koox xirfadlayaal ah la kaashaday samaynta cagafta, taasoo 100% ka

Dawooyin iibintoodu Mamnuuc ka Yihiin Dunida oo Lagu iibiyo Goobaha Addeegyada Caafimaadka ee Somaliland

Maxamed Faarax Qoti Dawada suuxintu waa habka amma dariiqa kaliya ee loo maro xakameynta xannuun-biinta wakhtiga lagu guda jiro qalliinka, taasoo qofka ka caawisa dhinaca neefsashada, caddaadiska dhiigga oo ay weheliyaan garaaca iyo dhawaaqa wadnaha. Waxaanna daawooyinka suuxinta loo isticmaalaa

Cusbitaalka Boorama oo Lagu Hayo Gabadh Labada Lugood ku Wayday Kadib Markii Bahal Qaniinay

Araweelo News Network Boorama(ANN) Gabadh yar oo da’deeda lagu sheegay 9 jir, ayaa xaalad xun ku sugan, kadib markii ay labada lugood ku wayday mas suntiisu halis tahay oo ku qaniinay degaanka Baki ee Gobolka Awdal dhowaan, haatanna hayo Cusbitaalka

Cabbitaanka Kulul oo la Xaqiijiyey inuu Sababo Kansarka

Araweelo News Network Cabbitaanka kulul ee ay ka mid yihiin shaaha, kafeega iyo dhir-dhaqameedka la isku daweeyo ee la karkariyo, ayaa la ogaaday inay sababaan kansarka ku dhaca cunaha (Oesophagus Cancer), sida ay shaacisay Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan Cudurka

Axkaamta Ramadaanta

Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Ma jiraan shuruudo kale oo haddii la sammeeyo soonku jabayo?  Haddii qofku isaga oo aqoon u leh arrimaha aynnu kor ku soo xusnay midkood sameeyo wuu ka jabaya soonku.  Haddii uu isaga

Axkaamta Ramadaanta

Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Faa’iidooyinka timirta (2) Ka hor-tagidda cudurro badan: Waxa hubaal ah in timirtu ka hortagto cudurro badan qaar kalena daweyso. Tusaale ahaan; timirtu waxa ay baabiisaa dhagaxaanka kalyaha geli raba; waxay ka hor tagtaa madax-wareerka;

Daraasad Lagu Xaqiijiyay In Dadka Guursadaa Ka Badbaadaan Cudurrada Kansarka iyo Wadna-xannuunka

Araweelo News Networ Khubaro caafimaad oo dhawaan sammeeyey cilmi-baadhis qoto-dheer, ayaa sheegay in dadka xaaska leh amma qofka guursada uu ka badbaado inay ku dhacaan xannuunnada Kansarka iyo wadne-xannuunka, haddii Ilaahay (SWT) sidaa qaddaro. Baadhitaan caafimaad oo ay ku sameeyeen

Axkaamta Ramadaanta; Faa’iidooyinka timirta

Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Faa’iidooyinka timirta Timirtu waa geed loo bogay guud ahaan manaafacaadkiisa, gaar ahaanna macaankiisa. Waxa lagu ammaanay Diinta Islaamka marar badan, iyada oo sidoo kale uu Rasuulku CSW ku booriyay ummadda in ay