Category: Health & Education
Hadaad Lulooto Adigoo Wax Daawanaya Waxaad Halis U Tahay Dhiig-kar
Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, ayaa lagu sheegay in ragga fiidkii ku hor lulooda amma ku daala daawashada telefishanku ay khatar ugu jiraan inuu asiibo cudurka dhiig-karku. Daraasadda la sameeyey waxa ay soo jeedisay in ragga
Maxaa Ka Jira in Bani’aadamku Cudur-dhaliyaha HIV ka Qaadeen Daayeerka
Araweelo News Network Noocii ugu horreeyey ee cudur-dhaliyaha HIV (Ancestor of HIV) oo ah fayraska sababa cudurka AIDS-ka, ayaa daraasad sheegtay in bani’aadamku ka qaadeen qaniinyada daayeer ay ugaadhsadeen, kaasoo dhiiggiisu taabtay dhaawaca qofkii koowaad ee qaaday. Khubaro arrintan baadhitaan
Haddii aad Shaqo Naftaada u Xun Hayso oo aad Da’da 20aadka ku Jirto Caafimaad-darro ayaad Halis ugu Jirtaa
Araweelo News Network Cilmi-baadhis la sameeyey, ayaa lagu ogaaday in qofka dhallinyarada ah uu dhibaatooyin iyo caafimaad-darro kala kulmo shaqooyinka aan u wanaagsanayn naftiisa, halka uu sidoo kale la kulmo hurdo la’aan, isku buuq iyo caafimaad-darro aad u badan. Daraasaddan
Xog-ururin: Maxaa Dhiirrigelinaya Ficillada TABAN ee Imtixaanaadka Shahaadiga ah?
Qiimaynta horumarka waxbarasho ee ardaygu waxay xaqiijisaa in la gaadhay ujeeddooyinkii waxbarasho ee dal lahaa iyo in kale (Wheeler, 1997). Sidaa uu ku doodayo Nevo (1995) qiimayntaasi siyaabo kala duwan ayey u arkaan khubarada waxbarashadu; qiimayntu waa mid xog siinaysa
Ex-British MMA fighter beats up German police officers for allegedly lifting wife’s niqab
Araweelo News Network Frankfurt(ANN)Video footage showing a former British MMA fighter beating up two German police officers at Frankfurt Airport for allegedly trying to search his wife in the absence of a female officer. Whilst German and mainstream media outlets
‘Waxaan Ogaaday in Dadkii Caafimaadka Yaqaanay ay Dalka ka Dhoofeen Markaa…’Guddoomiyaha Ururka Umulisooyinka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Marwo Foosiya Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah haweenka reer Somaliland ee aqoonta fiican u leh caafimaadka hooyooyinka iyo dhallaanka, ayaa ka xog-warantay isbeddelka dhinaca adeegyada caafimaadka hooyada iyo ubadka, isagoo sidoo kale sharaxaad ka
Cilmi-baadhisyo ka Jawaabay Su’aasha ‘Moobaylku ma Sababi Karaa Cudurka Kansarka?’
Araweelo News Network Waxa su’aal adag noqotay, isla markaana ay in badan saynisyahannadu ku muransanaayeen in shucaaca (radiation) uu sii daayo moobaylku uu sababo cudurka kanskarka, sidaa darteed sannadkii 2011 ayaa Hay’adda Cilmi-baadhista Kansarka ee IARC (International Agency for Research
11 Khalad oo Qofku Galo Marka uu CV-ga ku Codsanayo Shaqo
11 Khalad oo Qofku Galo Marka uu CV-ga ku Codsanayo Shaqo Araweelo News Network 6) CV-ga ha u isticmaalin baragaraafis Baragaraafyada dhaadheer ee qoraalka CV-ga loo isticmaalo waxa ay caajis ku keenayaan qofka damacsan inuu ku qiimeeyo, sidaa darteed, ka
Cilmi-baadhis: Naas-nuujintu Waxa ay Kobcisaa Garaadka iyo Xasuusta Fiican ee Ubadka
Araweelo News Network Ilmaha yar ee hooyadii si dhammaystiran u siiso caanaha naaska ilaa muddo laba sanno ah, waxa uu noqdaa mid xooggan, garaad kobocsan, xasuus fiican, socodkoodu dheereeyo, isla markaana xagga waxbarashada dhibco sare ka keena amma ku wanaagsan.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Hogaamiyaha Wanaagsan
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa , ayaa si