Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Haweenay 73 Jir ah oo Uur-ku-jir (Fetus) Caloosha ku Sidday 35 Sannadood

Araweelo News Network Koox dhakhaatiir ah oo ka tirsan xarun caafimaad oo ku taal magaalada Skikda oo dhacda bariga dalka Aljeeriya, ayaa ogaaday kiis naadir dunida ku ah Salaadii toddobaadkan, kadib markii ay ka war heleen haweenay 73 jir ah

Cilmi-baadhis: Dawo loo Helay Bidaarta oo la Tijaabiyey

Araweelo News Network Bidaarta amma timaha madaxa ragga oo ka daata, waqtiyadii u dambeeyeyna ahayd wax aan xal loo hayn, ayaa daraasad cusub oo la sameeyey dhawaan lagu soo bandhigay xal ay arrintaas u heleen khubaro kala duwan oo cilmi-baadhayaal

Toddoba Astaamood oo Hoggaamiye Kastaa u Baahan Yahay

Araweelo News Network Xafiis kasta waxa uu leeyahay hoggaamiye. Dadka oo dhan waxa ay doonayaan in ay mid noqdaan, balse waxa su’aal ka taagan tahay siday u fududahay inaad noqoto madax iyo hoggaamiye? Sida khubarada daraasadeeyey arrintan laga hayo waxa

Cilmi-baadhis: Sida Hurdo La’aantu u Beddesho Dabeecadda iyo Shaqsiyadda Qofka

Araweelo News Network Sannadkii 1959 nin la odhan jiray Peter Tripp oo caan ka ahaa magaalada New York, garaaci jirayna muusiga (DJ), ayaa ballanqaaday inuu soo jeedayo 200 saacadood oo xidhiidh ah, muddadaasna barnaamijyada uu raadyawyada ka qabto sii wadayo

Fadliga Soonka Maalinta Cashuura

Araweelo News Network Maalinta qiimaha badan ee cashuura waxay ku beegan tahay 10 bishan lagu jiro ee Muxaram, sannadka 1438, Hirjiya, amma maalinta Salaasada ee 11 October 2016, waxaanna nebbi Muxamed (SCW) ka sugnaatay in la soomo maalintan, soonkaas oo

44 Jir Noqday Qofkii ugu Horreeyey ee Laga Daweeyo Cudur-dhaliya HIV

Araweelo News Network Nin 44 jir ah oo u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa loo malaynaya inuu yahay qofkii ugu horreeyey ee adduunka laga daweeyo cudur-dhaliyaha HIV. Tijaabooyin badan oo la sameeyey ayaa hore u iftiimiyey in cudur-dhaliyahan (virus) uu yahay

Cabsi Laga Qabo in la Dawayn Kari Waayo Cudurrada Qaaxada, Jabtida iyo Kuwa Bakteeriyada ka Dhasha

Araweelo News Network Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa toddobaadkan isugu iman doona shir markii ugu horraysay lagaga hadli doono dawooyinka lagu daweeyo cudurrada qaaxada, jabtida iyo kuwa kale ee bakteeriyadu keento oo laga cabsi qabo in dawadu waxba ka tari waydo. Kulankan

Wiil 12 Jir ah oo Waxbarasho Jaamacadeed ka Bilaabay Waqooyiga Ameerika

Araweelo News Network Wiil 12 jir ah oo u dhashay dalka Indonisiya (Indonesia), ayaa waxbarasho ka bilaabay Jaamacad ku taal dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga Ameerika toddobaadkan, kadib markii maskaxdiisa laga yaabay. Inanka yar oo magaciisa la yidhaah Cendikiawan (Diki)

Cilmi-baadhis: Dhalan-geddiska Cimilada oo Laban-laabtay Khatarta Cudurka Kaneecada ee Afrika

Araweelo News Network Cilmi-baadhis uu daabacay jariirad Malaria Journal oo Jamhuuriya soo xigtay, ayaa iftiimisay in ay is laban laabtay tirada dadka Afrika khatarta ugu sugan cudurka kaneecada ee la yidhaa Duumada, gaar ahaan dadka u nool meelaha dhaamamka ah

Hadaad Xisaabta ku Liidato Waalidka Weydii

Araweelo News Network Haddii xisaabta aad ku liidato waxa ay ka soo bilaabantay gurigiina, waxaana canaantaas dusha u ridanaya waalidkaa, sababtoo ah cilmi-baadhis cusub ayaa muujisay in waalidku yahay ka ubadkiisa ka dhisa amma fahansiiya xisaabta inta uu yar yahay.