Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 303 Posts

Muxuu Qabtaa Qabsinku (Appendix)?

Waa maxay Ujeeddada iyo Dhibaatooyinka Caafimaadka Ee Qabsinka (Appendectomy) #Araweelo_News_Network.     Ma u baahantahay in si deddeg ah lagaaga saaro (Appendectomy) si qalliin loogu sameeyo lifaaqa (Appendix)? Waxaad inta baddan maqashaa “waxa loola cararay cusbitaal si loogu sameeyo (appendectomy)

Somaliland: Dhimashada Xannuunka Dengue Oo Sii Kordhaysa Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsanay Xaaladda Taagan

Astmaaha Iyo Marxaladdaha Xannuunka Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Somaliland waxa kordhaya maalin maalinta ka danbaysa tirada dadka u dhimanaya xumadda xummada aadka u daran ee uu dhaliyo xannuunka Dengue, kaas oo aan noociisu hore loogu sheegin geyiga Somaliland. Cusbitaalada

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Fadeexado Wasaaradda Caafimaadka Dul-hogganaya Iyo Khatarta Xannuunka Dengue

“Wasaaradda Ka Been Sheegtay Buugga, Caafimaadka Bulshada Kama Sheegayso Run” Sadiiq Dhamme Araweelo News Network. Dadka U dhimanaya Xannuunka ayaa kordhaya maalin walba, iyadoo Bukaanadu Cusbitaalada Buuxiyeen. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa soo bandhigay fadeexad dul hoganay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Callaamaddaha Lagu Garto Xannuunka Dengue

Sidee Loo Kala Qaadaa Dengue? Maxaa Ugu Wanaagsan in loo isticmaalo Dengue? Xukkugee Ugu Halis Badan Yahay Dengue? Araweelo News Network. Dalalka uu xanuunku aad ugu baddan yahay, ayaa ku hawlan sidii iskaashi caalami ah loola samayn lahaa wadamada dengue-endemic

Sidee Uga Badbaadi Kartaa Xanuunka Dengue Ee Galaaftay Nollosha Dad Baddan

Daawooyinka Ay Ka Digayaan Khuburada Caafimaadku iyo Kuwa Lagula Tacaalo Xumadda Fayraska Dengue Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xumada Fayraska Dengue, ayaa sababtay in labadii bilood ee u danbeeyay ay u dhintaan Dad baddan guddaha Somaliland, waxaana Cusbitaalada jiifa bukaano tiro baddan

Somaliland: Dhimashada Uu Sababay Fayraska Dhaliya Xumadda Ee Dengue

Xannuunka Dengue Iyo Halistiisa, Sidee Uga Badbaadi Kartaa, Maxay Yihiin Astaamaha Iyo Marxaladdaha Uu Maraa, Halkee Kasoo Guuray? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dad baddan oo Somaliland, ayaa muddooyinkii u danbeeyay u geeriyooday xummada aadka u daran ee uu dhaliyo xannuunka Dengue,

Worship and Health Benefits of Fasting in Ramadan

Araweelo News Network Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth . The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City

Somaliland: International Research Warns against Risk for Health Bottled Water produced industries

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The international Research centre has warned of the health risks of bottled water produced by small-scale industries in Hargeisa and other cities across the country. The research study on of more than a dozen companies that produce

Hooyo Dhashay Hal Mar Sagaal Caruur Ah Oo Indhaha Caalamka Ku Jeedisay Dalalka Mali iyo Morocco

Araweelo News Network. Mali iyo Morocco  Oo Ka Hadlay Hooyo Xaliimio Ciise Oo Sagaal Mataano Ah Dhashay   #Rabat, #Morocco, (ANN)- Haweenay u dhalatay da;la Mali ee galbeedka Afrika, ayaa si weyn usoo jiidatay warbaahinta aduunka, kaddib markii ay mar

Caannaha Ciirta Oo La Xaqiijiyay In Ay Daawo Yihiin

Araweelo News Network. Caannaha Ciirta Oo La Xaqiijiyay In Ay Daawo Yihiin Daraasad ayaa xaqiijisay in Caannaha Ciirta ee laga sameeyo caannaha dabiiciga ah ee xoollaha ay faa’idooyin badan u leeyihiin maskaxda qofka bini’aadamka ah. Sida ay sheegeen khubaro u