Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Diinta Islaamka Ayuu Qaatay Markii Baar uu ku Cawayn jiray Isku Beddelay Masaajid

Araweelo News Network Diinta Islaamka Ayuu Qaatay Markii Baar uu ku Cawayn jiray Isku Beddelay Masaajid Goob la yidhaa Colgrave Arms oo ku taala magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxa ay ahayd baar amma hudheel ay ciidammadu ku caweeyaan ilaa

Cilmi-baadhis Iftiimisay in soo Jeedka Habeennimo Dhaawaco Maskaxda Carruurta

Araweelo News Network Baadhitaan maskaxda lagu sameeyey ayaa iftiimiyey in soo jeedka iyo hurdo la’aanta habeenkii ay dhaawac culus oo ka badan intii hore loo malaynayey u geysato maskaxda carruurta. Saynisyahannada iyo dhakhaatiirta ayaa muddo badan soo jeedinayey in aynu

Haweenay si Farshaxan ah Far Qurux Badan ugu Qortay Qur’aanka Kariimka

Araweelo News Network Haweenay u dhalatay dalka Azerbaijan oo hore uga tirsanaan jiray Midowgii Soofiyeeti ee Ruushka, ayaa ku guulaysatay in ay biraha siliigga ku qorto far qurux badan oo Qur’aanka Kariimka ah. Gabadhan oo la yidhaa Tunzale Memmedzade oo

Wargeyskii u Horreeyey ee Loogu Talogalay inay Akhristaan Dadka Indhoolayaasha ah

Araweelo News Network Wargeys loogu talogalay dadka indhoolayaasha ah, ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyey dalka Guatemala (Guwantameela) ee ku yaal qaaradda Ameerika, kaasoo xambaarsan macluumaad loo qorsheeyey inay fahmi karaan dadka naafada ka ah dhinaca aragga. Wargeyskan waxa uu

Cabbitaanka Sigaarku Waxa uu Sameeyaa Caafimaadka Maskaxda

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal ku takhasusay maskaxda bani’aadamka, ayaa sheegay in cabbitaanka sigaarku saamayn ku leeyahay caafimaadka maskaxda. Waxa ay arrintan ku sababeeyeen in sigaarku ka kooban yahay 4,000 (afar kun) walxood oo kiimikaad, kuwaasoo dhaawac u geysta maskaxda. Khubaradu

Timirtu waxay xakamaysaa miisaanka jidhka

Qormada 2aad Timirtu waxay xakamaysaa miisaanka jidhka Haddii aad doonayso inaad ka hortagto baruur badan oo jidhkaaga fuusha waa inaad cuntaa timir, gaar ahaan waqti aad gaajoonayso. Waxa ay si caadi ah u xakamaynaysaa miisaanka jidhkaaga, maadaama ay ka hortagayso

Fa’iidooyinka Caafimaad iyo Dawo ee Timirta

Araweelo News Network Dhakhaatiirta caalamka ayaa aqoonsaday in timirtu tahay cuntada koowaad ee ka hortagta amma la dagaallanta wadne-xannuunka, dhiig-karka, faalliga iyo subagawga (cholesterol), iyadoo daraasado kala duwan oo khubarada nafaqada iyo cuntadu ku sameeyeen ku ogaadeen inay kooban tahay

Dalka Adduunka ugu Tacliinta Wanaagsan oo Man-hajkiisa ka Saaraya Maadooyin Muhiim ah

Araweelo News Network Dalka Finland oo ku yaal qaaradda Yurub, ayaa kaalinta koowaad kaga jira tayada qiimaynta tacliinta waddamada caalamka, kaasoo hadda go’aansaday in hannaanka waxbarasho wax laga beddelo oo la keeno hab casri ah oo la jaanqaadi kara qarniga

Sucuudiga: Magaalada Dadkeedu ugu Sigaar Cabka Badan Yahay

Araweelo News Network Xog-xisaabeed (Statistics) iyo daraasado laga sameeyey dalka Sucuudiga, ayaa daaha ka fayday in magaalada Tabuk tahay goobta ay ku nool yihiin ragga ugu sigaarya cabka badan waddankaas. Waxa xogtan iftiimisay in celcelis ahaan 32% dadka sigaarka ka

Jaamacadda Oxford Oo Bixinaysa Waxbarasho lacag la’aan ah

Araweelo News Network Britain(ANN)Jaamacadda Oxford, ayaa ku dhawaaqday inay bixinayso markii ugu horaysay koorsooyinka internetka ee loo yaqaan Mooc – “Massive Open Online Course” iyadoo kaashanaysa jaamacaddaha Maraykanka ee bixiya koorsooyinka dhinaca internetka. Koorsooyinka noocan ah oo lacag la’aan ah,