Category: Health & Education
Dugsi Laga Dhisay Daam-Biyood Dushii
Araweelo News Network Dugsi waxbarasho oo loogu talogalay in wax lagu baro ubadka danyarta iyo darbi-jiifka ah, ayaa laga hirgeliyey gudaha dhaam weyn (haro) ku taal dalka Hindiya, iyadoo dhismaha dugsiyo yahay mid dul heehaabaya dusha sare ee harada biyaha.
Dal Afrikaan ah oo ku Hawlan Inuu Yagleelo 90 Xarumood oo Kansarka Lagu Daweeyo Sannadkan Gudihiisa
Araweelo News Network Dawladda Tansaaniya, ayaa qorshaynaysa in ay samayso 90 xarumood oo lagu daweeyo cudurka kansarka si loo xaqiijiyo himilo dalkaas ka leeyahay in la daweeyo noocyada kala duwan ee kansarka, sida kansarka naasaha iyo ka ku dhaca xubnaha
Degaan Dadka ku Nool ay Maalintii Indho La’yihiin, Habeenkiina Wax Arkaan
Araweelo News Network Tuulo ku taal dalka Yemen, ayaa lagu arkay dhacdo cajiib ah, iyadoo dadka ku nool ay waqtiga habeenkii oo qudha wax arkaan, balse aanay waxba arag xilliga lagu jiro maalinta iftiinka ah. Tuuladan oo la yidhaah Khashaba
Nin Sheegay inuu Sameeyey Mishiin Lagu Dawanayo Cudurrada HIV/AIDS iyo Jooniska
Araweelo News Network Kadib muddo laba sannadood ah oo uu aamusnaa nu dhashay dalka Masar oo ikhtiraacay mishiin uu sheegay in lagu dawayn karo cudurrada AIDS-ka iyo Joonis-cadka (Hepatitis C), ayaa hadda ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in la
Hablo Walaalo Arday ah oo Sameeyey Saabuun la Iskaga Difaaci Karo Kaneecada
Araweelo News Network Laba hablood oo u dhashay dalka Rwanda ee bariga qaaradda Afrika oo magacyadoodu yihiin Sarah Benimana iyo Rache Nikuze, ayaa sameeyey saabtuun ka hortagaysa amma eryeysa kaneecada si aanay qofka u qanniinin. Sida lagu daabacay wargeyska New
Khubaro Sheegtay in Cadayga Ilkuhu ka Hortago Xannuuno ku Dhaca Lafaha Jidhka
Araweelo News Network Cadayashada ilkuhu waxay ka mid tahay waxyaabaha ilaaliyaa caafimaadka qofka, gaar ahaan waxa ay ka hortagtaa xannuunka roomadiisanka amma laabatooyinka oo qofka xannuuna sida lagu xaqiijiyey daraasad cusub. Bakteeriyada (Bugs) sababta suuska ilkaha ku dhaca sidoo kale
Somali community thanks Wales for their welcome as appeal launched to help rebuild war-torn country they fled
Araweelo News Network The event in Cardiff on December 15 will include an appeal to help mental health services in Somaliland, the self-declared independent state. Wales’s Somali community has issued a thank you to Wales for welcoming them when they
Caafimaadka Maskaxda iyo Xidhiidhka jacaylka ayaa ah ‘furaha farxada’
Araweelo News Network London(ANN)-Daraasaadka oo ay samaysay jaamacadda London School of Economics, ayaa sheegtay jawaabihii 200,000 oo qof, kuwaas la xaqiijiyay inay sababo kala duwan u saameeyeen farxadooda. Caafimaadka Maskaxda iyo inaad leedahay qof ku jecel ayaa dadka u keena
Caalimkii Muslimka ahaa ee Qoray Buug uu ku Sharaxayo Xidhiidhka ka Dhaxeeya Xisaabta iyo Gabayada
Araweelo News Network Xisaabta Algebra waxa ay ka mid tahay xisaabaha ugu muhiimsan waqtigan, balse waxa jirtay waqti ay ka sii muhiimsanayd caalamahadda xisaabta Algebra. Shakhsiga dunidan ku soo biiriyey mid ka mid ah tallaabooyinka ugu muhiimsan ee xisaabta waxa
The baby in a plastic bag: surviving in Somalia
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)-Fifteen-day-old Faadumo lies quietly with her big, dark eyes wide open. Her tiny head and dainty fists rest on a nest of blankets, starting with a black shawl. A second one adorned with white dots is layered