Category: Health & Education
Aabbo Dhalay Carruur Mataano Isku Yaal Oo Fariin Codsi ah u Diray Dawladda Somaliland Iyo Bulshada Soomaalida
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Aabbo Mukhtaar Xuseen Maxamed oo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee reer Somaliland, ayaa ka xog-waramay carruur mataano isku dhegan ah oo ugu dhashay cusbitaalka guud ee caasimadda Hargeysa 10 August 2016 oo hadda
Sussex physios send crutches to Somaliland
Araweelo News Network Hargeisa(ANN)-Physiotherapists in East Sussex are collecting crutches that patients no longer need and sending them to an underequipped hospital in East Africa. Staff at Montefiore Hospital, part of the Spire Healthcare group, have collected more than 750
Maxaa Jidhkaaga Ku Dhacaya Marka aad Macmacaan badan Cunto (Xogta Dunida)
Araweelo News Network Hargeysa(ANN/Arabsciences) Tiro badan oo dadweyne ah ayaa jecel cunitaanka macmacaanka, taasina waa sababta ay waxyaabaha sonkortu ku jirtaa u noqdeen waxyaabaha ugu doonitaanka badan ee ay dad badani dalbadaan, laakiin ma la socotaa waxa jidhkaaga ku dhacaya
Dhakhtar la Taliyey Hooyo 37 Jir ah oo Dhashay 38 Carruur ah
Araweelo News Network Haweenay da’deedu tahay 37 jir ah oo ku nool dalka Uganda ee bariga Afrika, ayaa dhashay 38 carruur ah, tiradaas oo ka badan muddada sannadaha ah ee ay jirtay, iyadoo hooyadaasi gashay buugga lagu kaydiyo dhacdooyinka cajiibka
Cilmi-baadhis: Shaqo La’aantu Waxay Sababtaa Faaliga
Araweelo News Network Khubaro kala duwan, ayaa soo saaray daraasad cusub oo ay ku ogaadeen in shaqo la’aantu ay sababto dhibaatooyin caafimaad oo soo gaadha qofka, iyagoo xusay in dadka aan shaqayn ay halis ugu jiraan cudurka faaliga. Waxa ay
Saynisyahanno Reer Kenya ah oo Sheegay in ay Heleen 20 Geed oo Kansarka Lagu Dawayn Karo
Araweelo News Network Koox saynisyahanno ah oo u dhalatay dalka Kenya, ayaa sheegay in ay heleen in ka badan 20 geed oo loo isticmaali karo in lagu daweeyo noocyada ugu badan Kansarka ee dadka ku dhaca. Kooxdan oo cilmi-baadhiso kala
Up To 50,000 Cases Of Cholera Expected In Somalia By This Summer: WHO
Araweelo News Network GENEVA(ANN)-Cholera is an acute diarrheal disease that can kill within hours if left untreated. Malnourished children are especially vulnerable. More than 25,000 people in famine-threatened Somalia have been struck by cholera or acute watery diarrhea and the
Dawlad Kula Talisay Xubnaha Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirrada Dalkeeda Inay Yareeyaan Miisaanka Jidhkooda
Araweelo News Network Kampala(ANN)-Dalka Uganda ee bariga qaaradda Afrika, ayaa laga bilaabay saddex maalmood oo olole caafimaad ah, kadib markii Barlamaanka Uganda ka war helay in xubnaha Golayaasha Sharci-dejinta iyo Wasiirradu ay 90% ka mid ah miisaankoodu xad-dhaaf yahay, halka
Gabadh 10 Jir ah Jaamacad ka Dhigata Ingiriiska Oo Laga Yaabay Aqoonta ay u Leedahay Xisaabta
Araweelo News Network Gabadh yar oo lagu magacaabo Eshther Okade oo u dhalatay dalka Nijeeriya, isla markaana lagu tilmaamay inay aqoon cajiib ah u leedahay xisaabta oo Ilaahay u dhib yareeyey (Maths Genius), ayaa iyadoo 10 sanno jir ah waxa
Saynisyahanno Ogaaday Sababta Dadka Qaar Habeenkii Xilli Dambe u soo Jeedaan
Araweelo News Network Haddii aan hurdo hore kuu qaban habeenkii oo aad soo jeedo inta badan, waxa sababtaa loo aaneeyaa hidde-sidayaashaada (Genes). Cilmi-baadhis cusub ayaa lagu ogaaday in dhecaanka DNA oo isbeddel (Mutation) ku dhacaa uu keeno in qofku habeenkii