Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Maalmo Kooban Bisha Ramadaaan Waxaad Dhintaa 10 Kg Miisaankaaga

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Bisha Barakaysan ee ramadaantu waxay inoo tahay fursad qaali ah oo aynu miisaankeena ku dhimayno inaga oo isticmaalaynayna cuntooyinka faa’iidada u leh caafimaadkeena, sida ay sheegeen khubarada dhanka cuntada iyo caafimaadku. Culimadu waxay sheegayaan in dadka

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad. [MIDHAHA DIINTA]

Araweelo News Network Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ka yihiin taxanaha duruusta Ramadaanta oo uu

Daawo: Xog Ku Saabsan Xajaaj Bin Yuusuf

Araweelo News Network Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Amiirkii Ciraaq ee Dawladii Ummawiyiinta, gaar ahaan Xiligii Cabdimalik Bin Marwaan. Post Views: 254

Qisadii Hajirah iyo Biyaha Zamzamka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/2aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Sowmkan Allah ha inaga aqbalo…Aaamiin Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba dadka muslimiinta ahi. Waa qisadii xaaskii nabi Ibrahim (CSW) Hajira iyo sidii

Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/1aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Dhamaantiin Ramadaan Mubaarak. Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa. Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan

Duruusta Ramadaanta: Waxybaaha Soonka Ina Jeclaysiinaya [MIDHAHA DIINTA]

Araweelo News Network Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu idiin soo diyaariyey barnaamijka MIDHAHA DIINTA.

Ramadaan: Barnaamij Fudud Oo Aad Malaayiin Xasanaad Ku Kasban Karto

Araweelo News Network Ramadaan Mubaarak. Allah (swt) waxaan ka baryayaa in Ramadaanteenan uu ku dhigo midii ina anfacda. Inka iyo dadkeenana tii ka faa’idaysta Allah ka dhigo. Hadaad waqti u hesho fadlan daawo barnamijkan. Waa barnaamij fudud oo hadana aad

Daawo: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? [MIDHAHA DIINTA] Sheekh Mustafe

Araweelo News Network Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11 bilood, iyadoo muslimiintu isu diyaariyeen gudashadeeda. Maadaama oo loo badinayo haddii alle ka

Faa’idooyinka Xabxabka (Qaraha)

Araweelo News Network Iyadoo ay soo dhowaatay bisha barakaysan ee ramadaanta oo ah xiliga sida aadka ah loo isticmaalo midhaha Xabxabka ayaa waxa aynu Barnaamijkeenan ku soo bandhigaynaa qaar ka mid ah faa’iidooyinka ay leedahay cunitaanka xabxabku, sida ay inoo

WHO: Yemen cholera outbreak claims 34 lives in less than 2 weeks

Araweelo News Network New York(ANN)-The World Health Organization (WHO) says cholera has claimed the lives of at least 34 people across Yemen in less than two weeks, several months after the outbreak of the infectious disease was declared in the