Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Waa Maxay Sirta dildilaaca Xabxabka Ka dhex Muuqdaa.?

Araweelo News Network Dad badan ayaa la yaaba marka ay xabxabka gudihiisa ku arkaan dildilaac ka dhex muuqda hadaba waa maxay sababta dildilaacaasi. Sida ay baahisay Mareegta ‘mediavor’ ee Dalka faransiisku dildilaaca ka dhex muuqan kara xabxabku waa calaamad muujinaysa

Qisadii daayeerkii ninka taajirka khiyaamadiisa ah kashifay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.7aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Mararka qaarkood qofka khiyaamada sameeya waxa laga kashifaa meel aanu filayn. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa nin taajir ahaa oo dadka khiyaamayn jiray oo uu

Dhowrsonaanta Qofka Muslimka Ah. Sheekh Maxamed Ismaaciil

Araweelo News Network Ku soo dhawaada oo ka bogta muuqaalkan kooban ee barnaamijka Midhaha Diintu idiinku talo galay. Wuxuuna ku saabsan yahay dhowrsonaanta qofka muslimka ah. Waxa soo jeedinaya sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil. Waxa muuqaalka duubay Baraarug Media. Halkan Ka

Qisadii ninkii ayga uu waraabiyay dambi dhaafka ku helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.6aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum walaal Waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa barnaamijkan qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay qiso kale oo muhiim inoo ah. Waa qisada ninkii ayga uu waraabiyay danibi dhaafka iyo raaliyaanshaha Allah ku helay.

Qisadii Nabigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.5aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum walaal Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allah ka yidhi arinkaas?

DAAWO: Faa’iidooyinka Midhaha Tamaandhadu u leeyihiin caafimaadkeena

Araweelo News Network Tamaandhadu waxay ka mid atahay khudrada ugu wanaagsan waxaana loo adeegsadaa diyaarinta inta badan cuntooyinka. Waa maxay hadaba faa’idada ku jirta Tamaandhada. Post Views: 237

Taariikhda Qur’aanka

Araweelo News Network Qormooyin taxanne ah oo ka waramaya taariikhda iyo xaladahii kala duwanaa ee Qur’aanku soo maray intii u Nebigu NNKHA noolaa iyo waqtiyadii ka dameeyeyba. Diyaariye Cabdillaahi Beershiya. Qormada 1aad Qur’aanku waa kuma? inta badan dadku waxay iskaga

Cilmi-baadhis Sheegtay in Soonku Daawo ka Yahay Gabawga Degdeg ah, Korna u Qaado Difaaca Jidhka

Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Souther California ee dalka Maraykanka, ayaa iftiimisay in soonku ka hortago in qofku si degdeg ah u gaboobo, cudurrada kansarka, wadno-xannuunka, isla markaana kor u qaado hab-dhiska difaaca ee jidhka qofka

Qisadii Geeridii nabi Daauud (CS) – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 4aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum walaal Geeridu waa xaqiiq qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aad u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku eegaynaa qiso kale oo uu nabigu (csw) inooga

Qisadii Islaantii Nabi Muse ku shardiday in ay janada la gasho – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.3aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Nabigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeka cajiiba oo dhacday waqtigii nabi muuse. Waa sheeko islaan noolayd waqtigii nabi Muse (CSW). Waxa ay hooyadani shardi ku xidhay nabi muuse in ay janada u raacdo. Qisadeeda