Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Qisada Ninkii walaalkii ku yidhi Allah janada kuma galin doono – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.11aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum In uu qofku wax aanu garanyn ku hadlaa waa danbi laga yaabo in uu mararka qaarkood sabab u noqdo in uu qofku naarta galo. Qisada maantu ee qisooyinka uu nabigu (csw) ka sheekeeyay waxa ay

Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.10aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah jeclaaday. Waxa uu Allah ninkaas

Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.9aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah jeclaaday. Waxa uu Allah ninkaas

Cudurka Shuban-biyoodka oo ka Dillaacay Degaanno ka Mid ah Gobolka Awdal

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Cudurka Shuban-biyoodka ah ee ka jira dalka, ayaa dib ugu soo laba-kacleeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Awdal oo hore looga xakameeyey kadib markii uu ka dillaacay. Xannuunkan ayaa labadii maalmood ee u dambeeyey ay u

Sababaha Keena Furniinka: Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Araweelo News Network Multiga weyn ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir, ayaa Ka Hadlay Sababaha Keena Furniinka. Halkan Ka Daawo. Post Views: 352

Qisadii Ninkii Aaminka ahaa iyo mucjisadii uu Allah siiyay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.9aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum In la ilaaliyo balanka iyo amaanadu waa arin ay waynaysay diintenu. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadaynaa nin ay amaanda iyo balankuba ku cuslaayeen oo uu nabigu

Axkaamta Ramadaanta

Araweelo News Network Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub ​ Waa ayo cidda soonku ku waajiibayo? ▪ Qofku waa in uu Muslim yahay ▪ Qofku waa in uu qaangaadh yahay (qof aan qaan-gaadh ahayn laguma laha soon balse haddii uu

Qisadii Ninkii Dhulkii uu iibsaday khasnada ka helay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.8aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Hadaad dhul iibsato oo aad khasnad ku duugan ka hesho dhulkaas maxaad samayn lahayd. Qisada maanta ee barnaamijka qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa ay ka hadlaysaa nin sidaasi ay ku dhacday wuxuu sameeyay

Taariikhda Qur’aanka Qaybtii 2aad

Araweelo News Network Waxa Diyaariyey Cabdillaahi Beershiya cabdilahibeershiya@gmail.com Bal haddii aynu u fiirsano qaababkii kala duwanaa ee cibaadada loogu waajibiyey Nebiga iyo dadkii la noolaa waxay ahayd qaab xikmad, degenaansho iyo u dhibirsani ku jirto, tusaale ahaan Salaada waxa lagu

Tartankii Quraanka Kariimka Oo Ay Maal Galisay Shirkada Dahabshiil Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyey Abaal- Marino La Guddoonsiiyay Ardaydii Guulaysatay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa soo gaba gabeeyey tartanka Quraanka Kariimka ah ee ay sanad walba Bisha barakaysan ee Ramadaan maal galiso Shirkada Dahabshiil. Munaasibad balaadhan oo lagu soo gunaanadayey xifdiga Qur’aanka