Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Health & Education

Total 299 Posts

Habeenkii Ha Seexan Adigoo Cadhoonaya

Araweelo News Network Daraasad cusub oo hadda la soo saaray, ayaa lagu ogaaday in dadka iyagoo cadhoonaya hurdo doonta habeenkii aanay helin hurdo wanaagsan, iyadoo daraasaddu sheegtay in dadkan cadhada iyo isku buuqa maskaxda kaga furnaa ay ku adkeeyaan in

Cilmi-baadhis: Kaneecada oo Kala Doorata Dadka ay Qaniinto iyo Kuwa aanay Taaban

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Maraykanka, ayaa sheegay in hidde-sidayaashu ay door muhiim ah ka ciyaaraan amma go’aamiyaan sida qofku u soo jiidanayo kaneecada amma ay sababaan in kaneecadu dadka qaar qanniinto, qaarna aanay qaniinin. Daraasadan oo lagu

Daraasad Lagu Shaaciyay Qaabka Looga Badbaadi Karo Khatarta Asaasaqa

Araweelo News Network “Mid ka mid ah saddex kiis oo asaasaqa ah ayaa laga hortagi karaa haddii dad badan ka taxadaraan caafimaadka maskaxdooda intay nool yihiin.” Sidaa waxa lagu sheegay daraasad caalami ah oo lagu lagu daabacay wargeyska arrimaha caafimaadka

Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 18aad

Araweelo News Network Assalaamu Calaykum Qofka aakhiro jano ma geeyo. Diinta Islaamka dadku waa ay siman yihiin. Ka bani-aadmiga ugu sharfta badani waa ka ugu dhawrsan. Waaqa umada iyo teenuba ma aha sidaas. Misaan kaa ka duwan ayaynu wax ku

Qisadii ninkii boqolka qof dilay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 17aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Diinta Islaamku waa diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u albaabka rajada kama xirto. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja galinaysa qof kasta oo xaqa Allah

Qisadii ninkii aaminka ahaa iyo liibaantii uu amaanada ku helay- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.16aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Barmaamijka maanta ee qisooyin uu nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii aaminka ahaa ee mushaharkii ninkii u shaqayn jiray u maal galiyay ka dibna markuu u yimid xoolihiisii

Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/15aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Maanta ee qisooyinka nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii gabadh ka doonay in uu ka sinayso oo markii ay gabadhii uu rabay u soo gacan gashay oo uu

Qisadii ninkii waalidkii baariga u ahaa iyo liibaantii uu helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 14aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Waalidka oo baari loo noqdaa waxa ay sabab u noqotaa liiban aduun iyo mid aakhiro. Qisada maanata ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanayaa qiso xambaarsan micnahaas.Fadalan daawo siina

Qisadii Gabadhii Mulimada ahayd ee Fircoon runta u sheegtay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.13aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Barmaamijka qisooyin uu nabi Maxamed ka sheekeeyay waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qisadii gabadhii u shaqyn jirtay Fircoon ee diiday Ilaah nimadii uu sheegan jiray. Sheekada gabadhaas iyo wixii ku dhacay halkan ka fiirso

Qisadii ninkii sadaqada siiyay tuuga, ta sinaysatay iyo taajirka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.12aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum wax kasta oo wanaagsan oo aad Ilaahy dartii u samysaa ilaahay waa aqbalayaa xitaa hadii halkii aad ugu tala gashay aanu gaadhin. Qisada maanta ee qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo