Category: Health & Education
Shirkad Ss Saartay Qalab Loogu Talogalay Dadka Laxaadka Aragga Naafada Ka Ah
Araweelo News Network Toddobaadkan gudihiisa, ayaa khubaro magacoodu yahay TechKnow waxa ay tijaabiyeen qalab cusub oo indhaha loo gelinayo dadka aragga naafada ka ah (Bionic Eye), qalabkan oo ay u bixiyeen Argus II. Tijaabadooda u horraysay waxa ay ku tijaabiyeen
Shan Saacadood Oo Maalintii TV-ga Daawato Waxay Sababi Kartaa In Xididada Dhiiggu Ku Xidhmaan
Araweelo News Network Daawashada xad-dhaafka ah ee telefiishanku, waxa ay dadka ku keentaa khatar aad u badan oo keenta inay gufaysmaan, isla markaana xinjiro fadhiistaan xididada dhiigga qaada ee jidhka qofka bani’aadamka ah. Sida lagu sheegay cilmi-baadhis cusub oo la
Shaqoooyinka Loolanku ku Badan Yahay Oo La Ogaaday In Ay Yihiin Kuwo Maskaxda u Wanaagsan
Araweelo News Network Khubaro u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa iftiimiyey in shaqooyinka loolanka ama aadka u dhibta badan ay maskaxda u fiican yihiin, dadka ka shaqeeyaana aanay waligood asaasaqin (haddii Ilaahay sidaas u qadaro). Dhakhaatiirta, garyaqaannada iyo macallimiinta, ayaa la
64% of antibiotic cocktails sold in India ‘illegal’: Study
Araweelo News Network London(ANN)-Nearly two-thirds of multi-drug antibiotic cocktails sold in India between 2007 and 2012 were unapproved, say researchers, warning such “illegal” compounds fuel the spread of drug-resistant diseases. In total, 118 different types of “fixed-dose combination” antibiotics —
Half of Americans question Trump’s mental stability: Poll
Araweelo News Network Washington(ANN)-Almost half of Americans believe US President Donald Trump is not mentally stable while majorities continue to disapprove of his job performance, a new poll shows. The US public is evenly divided on whether or not Trump
Cilmi-baadhis: Haddii aad Doonayso in aad Imtixaanka Baasto Nasi Maskaxda
Araweelo News Network Arday badan ayaa ku mashquusha in ay akhriska badsadaan, isla markaana hadh iyo habeen duruusta ku foognaada, balse cilmi-baadhis cusub oo ay soo saartay Jaamacadda University of Texas waxay ay bedka soo dhigtay in qofku haddii
Haweenay British Ah Oo Xadhig ku Mutaysatay 300 Xabbo Kiniin (Tramadol) Xannuun Baabi’iye ah oo ay Dalka Masar Gelisay
Araweelo News Network Qaahira (ANN)- Haweenay u dhalatay Britain ayaa lagu helay dembi ah in 300 xabbo kiniin xannuun baabi’iye ah oo ay si qarsoodi ah ku gelisay dalka Masar, waxana lagu xukumay saddex sanno oo xabsi ah. Laura Plummer
Hargeysa: Xaflad Dhiirigelin ah oo loo Sameeyey Ardayda Baahiyaha Gaarka Leh
Araweelo News Network Hargeysa (ANN- Xaflad dhiirigelin ah ayaa loo qabtay ardayda qabta baahiyaha gaarka ah (Special needs) ee wax lagu baro dugsiga daryeelka iyo barbaarinta Ubadka (Hargeisa Children’s Learning Center), kaasoo ku yaal caasimadda Hargeysa. Xafladan oo lagu qabtay
Digniin: Shirkad soo Saarta Caanaha Carruurta oo la Ogaaday Inay Sumaysan Yihiin Caanaha Ay Suuqa Geliso
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee la yidhaah Lactalis oo samaysa qasaacadaysan ee caanaha carruurta, ayaa amartay in dib loogu soo celiyo caanaha ay soo saareen meesha ay doonaanba caalamka ha ka yaalaane, iyaga oo ka cabsi
Dadka inta Badan Isticmaala Kombuyuutarka Oo La Ogaaday In Dhabar Xanuun Ku Dhaco
Araweelo News Network Dadka inta badan wax ku qora kombuyuutarada casriga ah iyo Ipod shaashada laga isticmaalo, ayaa ay ka cawda muruqyo xannuun iyo dhabar-xannuun, sida cilmi-baadhis cusub lagu iftiimiyey. Khubarada daraasadan samaysay waxay sheegeen in qofku haddii uu muddo