Category: Health & Education
Saynisyahanada Ruushka Oo Damiirka Bulshada Caalamka Soo Jiitay
Khuburada Ruushka Oo Ku Guulaystay Tallaalka Kansarka Iyo Bushaarada Saynisyahanka #Araweelo _News _Network Moscow (ANN)- Saynisyahanada dalka Ruushka ayaa soo saaray ikhtiraac dhanka Sayniska ah oo dunidu ku dawakhsanayd qarniyo baddan, taas oo raja gelinay malaayiin qof oo dacalada aduunka
Sidee u daryeeli kartaa ilkahaaga?
#Araweelo_News_Network Ma leedahay cirrid xasaasi ah, ama Ilkahaaga xal ma la doonaysaa si aad kalsooni ugu dhoola cadayso? Ma waxaad gabi ahaanba la liidataa xanuunada ilkaha , sida Suuska iyo dhagaxa ku dhasha Ilkaha? Ma waxaad tahay caajis subaxdii oo
Somaliland : Shir Lagu Gorfeeyay Caymiska Caafimaadka
Muxuu Daarnaa Kulanka Caymiska Caafimaadka? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Shir lagu gorfeeyay sidii kor loogu qaadi lahaa Caymiska caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo lagu qabtay Magaalada Hareysa. Munaasibadii loo sameeyey qabsoomida shirka oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxa kasoo
#Somaliland: Kommishanka Qaranka Ee AIDS-ka Oo Ku Baraarugay Warar Lagu Faafiyay Bulshada Oo La Xidhiidha Faafista Xannuunka
#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa (ANN)- Kommishanka Qaranka Somaliland u qaabilsan HIV/AIDS, ayaa ku baraarugay warar lagu faafiyay bulshada dhexdeeda oo abuuray dareen cabsi ah, kaddib markii Sarkaal ka tirsan Booliska
#Somalia Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Xadhiga Ka Jaray Bangiga Kaydka Dhiiga
#Araweelo_News_Network Muqdisho (ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xadhigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed. Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo gaadhay
Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka
#Araweelo_News_Network. London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u
Muxuu Qabtaa Qabsinku (Appendix)?
Waa maxay Ujeeddada iyo Dhibaatooyinka Caafimaadka Ee Qabsinka (Appendectomy) #Araweelo_News_Network. Ma u baahantahay in si deddeg ah lagaaga saaro (Appendectomy) si qalliin loogu sameeyo lifaaqa (Appendix)? Waxaad inta baddan maqashaa “waxa loola cararay cusbitaal si loogu sameeyo (appendectomy)
Somaliland: Dhimashada Xannuunka Dengue Oo Sii Kordhaysa Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsanay Xaaladda Taagan
Astmaaha Iyo Marxaladdaha Xannuunka Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Somaliland waxa kordhaya maalin maalinta ka danbaysa tirada dadka u dhimanaya xumadda xummada aadka u daran ee uu dhaliyo xannuunka Dengue, kaas oo aan noociisu hore loogu sheegin geyiga Somaliland. Cusbitaalada
Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Fadeexado Wasaaradda Caafimaadka Dul-hogganaya Iyo Khatarta Xannuunka Dengue
“Wasaaradda Ka Been Sheegtay Buugga, Caafimaadka Bulshada Kama Sheegayso Run” Sadiiq Dhamme Araweelo News Network. Dadka U dhimanaya Xannuunka ayaa kordhaya maalin walba, iyadoo Bukaanadu Cusbitaalada Buuxiyeen. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa soo bandhigay fadeexad dul hoganay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland