Category: Eritrea
#Somaliland: Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka
Shirka Amniga Qaranka Iyo Digniinta Shirkaddaha Laydhka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- wasaaaraddaha Gaashaandhiga, Arrimaha Guddaha iyo Saraakiisha Coodamada Bookiska, Millateriga iyo Hay’addaha amniga ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin ku yeeshay Miiska Saraakiisha ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo aan ku cusbayn
#U.S. Government the #Pentagon being eager to engage closely with #Somaliland, The National Interest
#Araweelo_News_Network. Although many are skeptical of the newly announced deal between Ethiopia and Somaliland, it has the potential to benefit the entire region of the Horn of Africa, Egypt, and the Red Sea. “Even though Mogadishu has virtually no practical
Madaxweynihii Hore Ee Dawlad Deegaanka Ethiopia Cabdi Iiley Oo Xabsiga Laga Sii Daayay
#Araweelo_News_Network. Waxa Sidoo Kale Lasoo Daayay Haweenay Wasiir Hore Ahayd Addis Ababa (ANN) Madaxweynahii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar (Ina Iiley) ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas
Somalia: The Prime Minister rejected the the oil deal was signed by the Ministers petroleum
#Araweelo_News_Network. Mogadishu, Somalia, (ANN)-The Prime Minister of Somalia Hamse Abdi Barreh has rejects his own Ministers petroleum Abdirisaq Omar Mohamed. deal signed with Liberty Petroleum an American company with, the owner of the Company has the former Congressman Trent Franks
#Somaliland: Wax Baddan Ka Baro Cashuurta Iyo Cashuur-bixiyaha
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)Muuqaalka waxa uu sharaxayaa noocyada cashuuraha oo ay waajib tahay inaad wax ka fahanto. Qaybta Shanaad ee mawduuca Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha, oo dhiirigelin ah. Halkan ka Daawo https://www.facebook.com/100064041909623/posts/pfbid02ytZJNpmCYKkcCYbj86KfYz1mM5CUjQ2ReESTRnbcxNt4sefiLoXqL9EVyYt4zarEl/ Post Views: 1,475
Mallik Ambar: Adoonkii Xabashiga Ahaa ee noqday Boqorkii Ugu Taariikh Weynaa Hindiya
Mallik Anbar wuxuu ahaa Nin Adsoonsi Loo Geeyay Hindiya Oo Dhawr Jeer La kala Iibsaday, Laakiin Wuxuu Noqday Boqor Halgamaa iyo Dagaalyahan Raadad Cajiiba kaga tegey Taariikhda Hindiya #Araweelo _News _Network: Sheekada Adoonkii Herer Laga Iibsaday Ee Hindiya ka Noqday
Ethiopia considering withdrawal of Somaliland recognition
The Ethiopian government is looking into withdrawing its recognition of Somaliland after regional tensions, and amid a bid to mend ties with Somalia. Source Agencies. #Araweelo_News_Network Ethiopia is contemplating abandoning its plan to recognize the breakaway state of Somaliland,
#Somaliland: Qaabkee Guddida Dhaqaalaha Ee #Gollaha Wakiilladdu Usoo Gudbiyeen Laba Billood Kaddib Warbixinta #Miisaaniyadda Qaranka 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa golle weynaha ka jeediyay warbixin la xidhiidha Odoroska Miisaaniyadeedka 2024, taas oo loo gudbiyay gollaha 13 Jan 2024. Ka hor intii aannay golluhu Isniintii maanta ansixin Miisaaniyadda 2024,
#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku
#Somaliland: What does We have to do to get a #recognition from the international Community?
#Araweelo_News_Network #Somaliland: What does We have to do to get a recognition from the international Community? said Awale Shirwa, the former Minister of Planning of Somaliland, and one of the academics who spoke about Somaliland’s issues, said in his article