Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Eritrea

Total 138 Posts

#Ethiopia: Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Dabacsanaan Ka Muujiyay Xiisadda Ka Aloosantay Iyo Cabsida Laga Qabo Colaadda Soomaaliya Ee Heshiiska Badda Cas

#Araweelo_News_Network. Ethiopia: Ra’iisal Wasaare Abiy Ali Dabacsanaan Ka Muujiyay Xiisadda Ka Aloosantay Iyo Cabsida Laga Qabo colaadda Soomaaliya Ee Heshiiska Badda Cas   Addis Ababa(ANN) – Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa muujiyay dareen hoos u dhigay cabsida laga qabo

#Somaliland Ethiopia Military #Cooperation Raises Horn of Africa #Tensions

    #Araweelo_News_Network.   Addis Ababa (ANN)-Growing tensions surround recent military discussions between Ethiopia and Somaliland, escalating existing volatility in the Horn of Africa. These talks followed a contentious pact allowing Ethiopia Red Sea access through Somaliland, vehemently opposed by

#Somaliland; Shirgudoonka Labada Golle Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafka Xeerarka Doorashooyinka

#Araweelo_News_Nerwork Hargeysa(ANN)- Shirgudoonka labada golle ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland, ayaa ku heshiiyay qaabka loo maaraynayo Khilaafka ka aloosnaa xeerarka doorashooyinka Somalilad. Khilaafka oo u dhexeeya labada golle ee Guurtida, Wakiilada iyo Madaxtooyadda. Kaddib markii Guddoomiye Saleebaan Madaxweynaha qoraal kaga

#Somalia Iyo #Ethiopia Oo Laysugu Keenay Talyaaniga

  #Araweelo_News_Network. Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia ?   Rome (ANN)- Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Abay Ahmed  iyo Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si fool-ka fool ah ugu kulmay dalka

#Somaliland-Ethiopia MoU Is No Different from Related #Agreements in the world

Ethiopia, Somaliland MoU Is No Different from Related Agreements in the world: Prof. Ayele Bekri #Araweelo_News_Network. Many Ethiopian academics assert that trade was the foundation of the Axum culture and other civilizations and water (Sea) plays a significant role in

The African Unions Silence on #Somaliland: A Call for #Recognition and #Resolution

  #Araweelo_News_Network. The African Union’s Silence on Somaliland: A Call for Recognition and resolution The African Union has a proud history of standing by the choices of African peoples and effectively managing issues related to self-determination. Cases such as Eritrea

#Somaliland: Guddoomiye #Xirsi Soo Dhowayntii Xanbaarsanayd Ismuujinta Xisbiga #WADDANI Farriimihii Ku Waajahnaa Xukuumadda #Biixi Iyo Iftiimintii Xirsi Ee Xaalladdaha Jira Ee Dalka 

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga  WADDANI  ee ugu weyn Mucaaradka Somaliland, Xirsi Xaajo Cali Xasan, ayaa kusoo laabatay dalka kaddib safar uu tan iyo dabayaaqadii sannadkii hore ugu maqnaa

#Ethiopia has sent a letter to the United Nations #Security Council to Defend the MOU #Agreement it signed with the government of #Somaliland.

  #Araweelo_News_Neywork   Addis Ababa (ANN)- The Ethiopian government has submitted a written defense of the MOU agreement with the Somaliland government to the United Nations Security Council.   Post Views: 1,183

What can Ethiopia offer Somaliland on the independence issue?

    #Araweelo_News_Network   Somaliland as a sovereign state. This would make Ethiopia the first UN member state to recognise it. What has Somaliland achieved in its quest for statehood? Somaliland unilaterally declared its independence in 1991, based heavily on

#Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Jawaab Sharci Ah Ka Bixiyay Xeerarka Doorashooyinka Ee Madaxweyne Biiixi Kusoo Celiyay Gollaha Guurtida

#Araweelo_News_Network.         Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab sharci ah ka bixiyay Xeerarka Doorashooyinka oo Madaxweynaha Somaliland kusoo celiyay Gollaha Guurtiga. Jawaabta Gollaha wakiillada waxa warbaahinta u akhriday Xoghayaha Gollaha wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle. Muuqaalka. Halkan ka