Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dalabka Mucaaradka Ee Doorashada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimaha uga qorshaysan xukuumadda doorashooyinka dib u dhacay ee Madaxtooyadda iyo Ururrada oo aan si dhab ah loo ogayn xilliga ay dalka qabsoomayaan. Waxa jira kala duwanaansho u dhexeeya dhinacyada

Somaliland: Guddida Doorashooyinka  Oo Gobollada Dalka U Kala Diray Shixnaddaha Agabka Diiwaangelinta

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Diiwaangelinta Doorashopyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Lixda gobol ee dalka u kala diray maanta shixnaddaha agabka diiwaangelinta. Guddida, ayaa sheegay in Agabka diiwaangelinta oo ay la socdaan tababarayaal ku tababaraya hawlwadeenada goobaha loo qorseeyay si ay

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Bayaan Kasoo Saaray Diiwaangelinta

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa ka hadlay qaabka ay u bilaabayaan diiwaangeinta codbixiyayaasha Somaliland . War-saxaafadeed ay soo saareen maanta, waxay kaga hadleen jedwelka diiwaangelinta iyo qaabka ay u bilaabayaan. Qoraalka kasoo baxay guddida doorashooyinka qaranka oo nuqul

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xeer Kusoo Saaray Maalinta La Bilaabayo Diiwaangelinta Doorashooyinka

Araweelo News Network.   Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray xee Madaxweyne oo ku taariikhaysan 11-12-2022, kaas oo lagu shaacinayo diiwaangelinta cod bixiyayaasha ee dootashooyinka aan weli la cayimin. Qoraal kasoo baxay galabta qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda

Somaliland: Liiska Saddexda Xisbi Iyo Ururradii Soo Gudbay Oo Kommishanka Doorashooyinka Loo Gudbiyay

Liisanka Saddexda Xisbi Oo Dhacaya Afar Todobaad Kaddib Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Diiwangelinta Ururrada Siyaasadda, ayaa maanta gudbiyay Liiska rasmiga ah ee Ururrada Siyaasadda ee buuxiyay shuruudihii tartanka iyo saddexdii xisbi qaran ee hore u jiray oo isu beddelaya

Somaliland: Shirka Gollaha Wasiirrada Iyo Arrimaha Doorashooyinka Ee Murranku Ragaadiyay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Madaxweyne Biixi, ayaa hadashay arrimaah doorashooyinka khilaafku ragaadiyay ee aan si dhab ah loo ogayn xilliga ay dalka ka qabsoomayaan.   Fadhiga  Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee Khamiistii Maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyadda ayaa lagu

Somaliland: Wiirsigii Madaxweyne Biixi, Wadhidii Saleebaan Iyo Dingaraarradii Mucaaradka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, ayaa maddaxa lasoo kacay saacado baddan kaddib markii ay la daandaameen dingaraaro siyaasadeed oo si lama filaan ah u sadhaysay saaxaadda siyaasadda Somaliland oo horeba ula liic-liicaysay khilaafka siyaasadeed ee ugu danbayntii isugu biyo

Somaliland: Guurtida Iyo Madaxweyne Biixi Oo Isu Kordhiyay Mudda Xileedyada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland oo saaka xili hore yeeshay fadhi dibedda lagaga soo shaqeeyay, ayaa miiska soo dhigay laba soo jeedinood oo dhanka Madaxtooyadda ka yimi, kuwaas oo nuxurkoodu ahaa in ay xilalka isku kordhiyaan muddo laba

Somaliland: Guurtidu Ma Furdaamin Doonaan Arrimaha Kusoo Afgo’ay Maxayse Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Saleebaan Ka Wadahadleen

Hal-xidhaalaha Khilaafka Gaamuray Ee Siyaasadeed Xeerarka Kala Qaybiyay Gollayaasha Iyo Arrimaha Murrugsan Muxuu Xalkoodu Noqonayaa? Qoraalada Labada Guddoomiye Ee Guurtida Iyo Wakiillladu Isu Cuskadeen Iyo Dooddaha Mid Walba Salka Uga Dhigay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa

Somaliland: Maxaa Iska Beddelay Mawqifka Xisbiga Mucaaraadka Ee WADDANI

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaraadka ee WADDANI, ayaa soo dhawaaqyo iska daba yimi oo kala duwan iyo jawaabo warbaahinta laysu mariyay kaga falceliyay soo jeedinta guddida doorashooyinku Axaddii 24 September 2022, ku caddeeyeen jedwalkooda doorashada Madaxtooyadda Somaliland. Guddida