Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 221 Posts

Somaliland: Dhawaaqa Iyo Dhadhanka Qodobada Heshiiska Isbahaysiga Siyaasadeed Ee Mucaaradka WADDANI iyo KAAH

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu qabtay Hargeysa ayaa maanta lagu shaaciyay heshiiska isbahaysiga mucaaradka ee Xisbiga WADDANI iyo Urur Siyaasadeedka KAAH, iyadoo heshiiska siyaasadeed oo ahaa mid maalmhahanba la dhawrayay la shaaciyay maanta. Labada dhinac

Garnaqsigii Prof Samatar Iyo Goya-khaakhlayntii Dhalinyarada Sheegtay Dhaqanka Ku Cusub Siyaasadda Ee Inqilaabka Hilaac

#Araweelo_News_Network Saint Paul US (ANN)-Guddoomiyiha Urur Siyaasadeedka Hilaac, Prof Axmed ismaaciil Samatar, ayaa ka jawaabay dhawaaqa dhalinyarada sheegtay innay Ururka hoggaankiisii la wareegeen. Arrintan oo noqotay dhaqan cusub oo kusoo biiray siyaasadda in Guddoomiyihii aasaasay Ururka oo dalka ka maqan

Guddoomiyihii Ururka Hilaac Prof Samatar Oo Lagala Wareegay Hoggaaminta Ururka

Inqilaabka Prof. Samatar Arrin Ku Cusub Dhaqanka Siyaasadda Somaliland Ee Ururada #Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)-Xubno ka mid ah Xubnaha hoggaanka Urur Siyaasadeedka Hilaac ee kusoo baxay tartanka Ururada Siyaasadda Somaliland, isla markaana xilligan isu diyaarinayay in Ururkoodu ka qaybgalo tartanka doorashooyinka

Somaliland :Kommishanka Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah Oo Khuseeya Doorashooyinka

    #Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)- Kommishanka Doorashooyinka Somaliland  ayaa ka Hadlay nidaamka lagu maamulayo Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururada siyaasadda ee loo Qorsheeyay inay ka qabsoomaan  Somaliland 13 November 2024.   MUUQAALKAN Ka Daawo https://www.facebook.com/100064041909623/posts/pfbid02w4oqBN2XUodFq97MNX89bugMmXrwHw5ZRUt8iVSLzHiKQYxDHuedMj3UFygemXDkl/ Post Views: 423

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Kusoo Saaray Muddada Doorashooyinka

Ku akhri wax ka yar laba daqiiqo. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland. Muuse Biixi  Cabdi, ayaa digerato kusoo saaray muddada Kommishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, kadib markii Guddida diirashooyinku maalintii Sabtidii shalay ay muddeeyeen Doorashooyinka isku lifaaqan ee Madaxtooyadda iyo Ururada

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Shirka Gollaha Wasiiradda ?

Qodobada Shirka, Korodhka Dadka Somaliland, Doorashooyinka iyo Arrimo Kale #Araweelo_News_Network. ku akhri saddex sikin Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay qorshaheeda ku waajahan doorashooyinka la filayo dabayaaqada 2024. Sidoo kale xukuumadda ayaa soo hadal qaaday arrimaha maaliyadda, amniga tirada dadka

#Somaliland: Saddexda Xisbi Oo Ku Heshiiyay Dhawr Qodob

  Guddoomiyaha UCID Faysal  Oo Ka Hadlay Arrimaha Laga Heshiiyay #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo maalmahan kulamo uga socdeen Hargeysa, ayaa isla qaatay dhawr qodob oo muhiim ah. Kulankii u danbeeyay ee saddexda Xisbi Qaran ee Somalilland

#Somaliland: Guddoomiyaha Aqlabiyada Mucaaradka Ee Gollaha #Wakiiladda Cali Xaamud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Madaxweynaha #Somaliland U Baahantahay

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka Gollaha Wakiilladda Somaliland, Cali Xaamud Jibriil oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyada Mudanayaasha Wakiillada ayaa sharaxaad ka bixiyay xaaladda xilligan ee Somaliland, isagoo sidoo kale sawiray muuqaalka ay doonayaan inuu yeesho Madaxweynaha Qaranka iyo qaabka ay doonayaan innay

#Somaliland: Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale Oo Qasriga Madaxtooyadda Isugu Geeyay Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaradka

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa foodda isku daray kulan ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada. Kulanka waxa soo qaban qaabiyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, sida lagu xusay qoraal saxaafadeed kooban oo kasoo

#Somaliland Qaraar La Xidhiidha Xeerarka Doorashooyinka Oo Kasoo Baxay Maxkamadda Dastuuriga

    #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland, ayaa soo saartay Qaraar lagu daadafaynayo qaar ka mid ah qodobada wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerarka doorashooyonka Somaliland ee dhowaan labada golle ee Wakiillada iyo Guurtidu u gudbiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Maxkamadda