Category: Doorashooyinka
Gudidda Doorashooyinka Oo Dhaariyay Hawlwadeeno
#Araweelo News Network. Hargeysa (ANN0-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ku sii siqaya maalinta loo asteeyay doorashoyinka Somaliland ee 13 November 2024, oo ku beegan saddex todobaad kaddib ayaa maanta dhaariyay hawlwadeeno loo diyaariyay inay agabka sanaaduuqda diyaariyaan, iyadoo loo diyaarinayo
Ollolaha iyo Is Muujinta Ururka Horseed Oo Hadheeyay Hargeysa Iyo Magaalooyin Kale
#Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ollolaha Isu so baxa Doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyadda iyo tartanka Ururada ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana Magaalada Hargeysa ee Caasimadda iyo Magaalooyinka waaweyn ee dalka saaka isu soo baxyada ka bilaabay Ururka Horseed oo uu Hoggaamiyo
Somaliland: Gudidda Anshaxa Ee Doorashooyinka Oo Soo Saaray Digniino
#Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Gudidda Anshaxa ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray digniino la xidhiidha Ollolaha Doorashooyinka ee isu soo baxyada Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda oo maalintii saddexaad la galay Ollolaha dalka oo dhan, iyadoo la raacayo kaltanka maalmaha iyo
Urur Siyaasadeedka RAJO Isu Soo Baxa Fagaarayaasha Dalka Iyo Dhawaaqyada Xamaasadaysan
“RAJO, maaha mid dabada gelinaya Xisbi fashimay sida KUlMIYE, mana nihin laan,,,,Guddoomiyaha RAJO, Cabdullaahi Dahab oo kumanaan qof kula hadlayay fagaaraha Beerta Xorriyadda Hargeysa (ANN)-Ollolaha Doorashooytinka Somaliland oo maanta galay maalintii labaad, waxa fagaarayaasha isu soo baxa dalka u
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xamaasada Iyo Caadifada Doorashooyinka Iyo Ficilada Lagu Googooyay Sawirada WADDANI iyo KAAH
#Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heerka ay marayso caadifada doorashooyinka iyo xamaasadda oo sababay in ay dadka qaar ku kacaan ficilo gef ku ah amniga iyo nidaamka dumuqraadiyadda iyo doorashooyinka Somliland ee la
Somaliland: Qiimaha Lacagta Ee Sicir-bararka Iyo Digniinta Loo Jeediyay Xukuumadda Oo Soo Daabacday Lacag Khatar Ku Ah Doorashooyinka Iyo Amniga Guud Ee Dalka
“Waxaan ka digaynaa in lacagtaa oo 35Bilyan ah suuqa lasoo geliyo, Lacagta waxa loosoo Daabacay si Doorashada Loogu Khal-khaliyo, iyadoo durba sicir-bararkii kor u kacay oo qiimaha Maceeshada iyo sarifka, waana denbi qaran” Cabdiraxmaan Cirro Murrashaxa WADDANI. #Araweelo News Network.
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegtooyin La Xidhiidha Doorashooyinka
#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu soo saaray 18/10/2024 usoo saaray saddex wareegto oo la xidhiidha isticmaalka Hantida Qaranka, Warbaahinta Dawladda iyo Fagaarayaasha Ololaha, Reebbanaanta Adeegsiga Hantida Danta Guud, Shaqaalaha Dawladda iyo Ciidammada Qalabka-sida
Wasiiro Iyo Saraakiil Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Xukuumadda Madaxweyne Biixi
#Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Laba ka mid ah xubnaha gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa xilalkii ay hayeen iska casilay saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo ay isla xilligaa ka hor iska casileen dhawr xubnood oo qaarkood muhiim ahaayeen Xisbiga
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Farriimo Hanjabaad Iyo Digniin Ah U Diray Mucaaradka
#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah murrashaxa u taagan doorashada Madaxtooyadda markii labaad ee u tartamaya Xisbiga KULMIYE, ayaa xisbiga tartanka ugu weyn la filayo inuu dhexmaro ee Mucaaradka ku eeddeeyay falkii Buurta gacan-libaax. Madaxweyne Biixi
Somaliland: Xukuumadda KULMIYE Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Balanqaadkii Hirgalay Ee 2017 -2022
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Somaliland: Xisbiga KULMIYE, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka Xukuumadda ee banalqaadkii Barnaamijka Siyaasadeed ee 2017 -2022, kaas oo lagu soo bandhigay muuqaalka Dukumenteriga halkan, si Bulshada loogu xaqiijiyo wixii ay Xukuumadda KUlmiye Balanqaaday. Ujeedada Barnaamijku xanbaarsan yahay ayaa