Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

Gudidda Anshaxa Oo Mamnuucay Olollaha Ceelafweyn Iyo WADDANI Iyo KULMIYE Oo La Ganaaxay

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray digniino iyo ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye, iyadoo labada xisbi laga joojiyay gebi ahaan isu soo baxyada habeenkii. sidoo kale magaalada Ceel-afweyn ayaa gebi ahaan laga

Gudidda Doorashooyinka Oo Shaaciyay Qaabka Coddaynta Sanduuqa ee Muwaadiniinta

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Guddida Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray farriimaha wacyigelinta ee qaabka codaynta doorashooyinka ee la filayo innay dalka ka qabsoomaan 13 Novemeber 2024. Muuqaalka farriinta oo tilmaamay qaabka muwaadiniintu u bixinayaan codkooda ayaa lagu muujiyay muuqaalkan hoose.  

Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Ganaaxyo Iyo Awaamiir

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN) – Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye.Ururka Kaah iyo sidoo kale, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo gollaha degaanka degmada Hargeysa. Gudiddu waxay sheegeen in Xisbiyada

#Somaliland Gudidda Doorashooyonka Oo Kulan La Yeeshay Ganacsatada

  #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kulan gaar ah la yeeshay ganacsatada dalka. Kulanka oo ka dhacay xafiiska gudidda Doorashooyinka ee Magaaladda Hargeysa, waxa uu ahaa mid xubnaha gudiddu ay la qaateen xubno ka mid ah Ganacsatada

Mawjadihii Midabka Casaanka Ee Is Qabsaday Ceergaabo Ilaa Salal Iyo Sawaxankii Oogta Hore Ee Ururka KAAH

KAAH. Waa Oogta Waaberi, Waa Daad Aan Lamoosi karin,wuxuu kasoo baxay 17ka Degmo Doorasho ee dalka, wuxuu hormood u yahay Isbedelka necebi ma hor joogsan karaan ee Kulmiyoow ee Daadku Yuu idin Qaadin, Guddoomiye Maxamuud Oo Farriimo Cabsi Gelin Ah

Somaliland Wefdi Ka Socda Dalka Denmark Oo La Kulmay Gudidda Doorashooyinka

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyonka Qaranka ayaa maanta xaruntooda Hargeysa ku qaabilay Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen Sonne Andersen oo ay weheliyaan, Madaxa xafiiska Denmark ee Jamhuuriyadda Somaliland Mr. Mathias Kjaer iyo sarkaal ka tirsan Safaaradda . Qoraal

Somaliland Gudidda Anshaxa Ee Doorashopyinka Oo Soo Saaray Digniino

#Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa Doorashooyinka ayaa soo saaray Digniino cusub oo ku waajahan Olollolaha Doorashooyinka ee galay Khamiistii maanta maalintii Lixaad.   Qoraal kasoo baxay Gudidda Anshaxa ayaa u dhignaa sidan’ –       Post Views: 278

Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo Joojiyay Olollaha Degmada Ceel-Afweyn

#Araweelo News Network   Hargeysa (ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray olollaha degmada Ceel-afweyn ee isu soo baxa, iyagoo go’aankooda ayaa ku taariikhaysan 23 Oct 2024. Go’aanka Gudidda Doorashooyinka Somaliland ee heer Qaran, ayaa u dhignaa

Fariinta Wacyigelinta Anshaxa Doorashooyinka Somaliland Ee Kommishanka

#Araweelo News Network.   Post Views: 444

Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo La Kulmay Midawga Yurub Iyo Warbixinta Hawshooda

#Araweelo News Network. Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa la kulmay wefdi ka socda Midawga Yurub, kuwaas oo kulan kula yeeshay Xafiiska Kommishaka Doorashooyinka Qaranka Salaasadii maanta. 22 Oct 2024.   Sida ay shaaciyeen Gudidda Doorashooyinka Somaliland xubnha Midawga