Category: Doorashooyinka
UK: Ensuring an inclusive electoral process and a united response to humanitarian crises in Somalia
Araweelo News Network. Statement by Ambassador James Roscoe, Acting UK Deputy Permanent Representative to the UN, at the Security Council briefing on Somalia. Speech by Ambassador James Rosco Thank you very much, Madam Chair, and my thanks to our briefers,
Somalia: Ras’iisal Wasaare Ku Xigeenka Oo La Hadlay Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa bilawday tabbabaro guddida doorashooyinka loogu diyaarinayo sidii ay u maamuli lahaayeen doorashooyinka la doonayo in laga qabto Soomaaliya. Ra’iisall Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa
Somaliland: Golaha Guurtida Oo Kordhiyay Muddo Xilleedka Wakiiladda Iŷo Xisbiyada Mucaaradka Oo Dhawaaqyo Kala Duwan Ka Bixiyay
Hargeysa(ANN)-Fadhigii Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta meel mariyay soo jeedinta muddo kordhinta xilka golaha wakiiladda oo ku eeg 29 April 2019. Kadib markii golaha guurtidu u saaray 25 xubnood oo soo dersa sidii laysu waafajin lahaa muddada xilkoodu gabaabsiga ah
Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayliyay Mawqifyada Labada Xisbi Ee KULMIYE iyo UCID Kasoo Saareen Doorashooyinka
Hargeysa (ANN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ka digay cawaaqib-xumada ka dhalan karta haddii la qabto doorashada Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Degaanka, kana qaybgalaan labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID, isla markaana aanay u dhammayn saddexda xisbi qaran. Sidaana
Fadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Guurtida Loogu Yeedhay Oo Dib Loo Dhigay
Hargeysa(ANN)-Fadhigii Gollaha Guurtida Somaliland loogu yeedhay todobaadkii ina dhaafay ee loo balamay inay fadhi aan caadi ahayn isugu yimaadaan maalinta Sabtida ee ku beegnayd maanta 12 January 2019, ayaa dib loo dhigay. Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Mudanayaasha
Guddoomiyaha Xisbiga UCUD, Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Ee Asxaabta Iyo Kulamadii Heshiiska Lagu Ahaa
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyay mustaqbalka Somaliland haddii ay qabsoomi waayaan. Doorashooyinka Golayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka oo marar baddan dib u dhacay. Eng. Faysal, waxa kale oo uu ka hadlay kulamada muddooyinkii u
Gollaha Guurtida Oo Fadhi Aan Caadi Ahayn Loogu Yeedhay Iyo Nuxurka Qoraalka Madaxweyne Muuse Biixi U Gudbiyay
Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa loogu yeedhay inay fadhi aan caadi ahayn isugu yimaadaan maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa oo ku beegan 12 January 2019. Sidaana waxa shaaciyay maanta Xoghayaha gollaha Guurtida Somaliland Naasir Aadan Beegsi,wuxuuna sheegay in sababta
Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka Oo Dhawaaqyo Kulul Ka Bixiyay Dib U Dhaca Doorashooyinka
Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADDANI iyo UCID, ayaa mawaaqif kala duwan ka bixyay dib u dhaca Doorashooyinka Wakiiladda iyo Golayaasha deeggaanka oo Guddida Doorashooyinka Qaranku shalay si cad u shaaciyeen in aanay qabsoomayn xiligii hore loogu qorsheeyay ee 29
Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Taxay Sababaha Aanay Doorashooyinku U Qabsoomayn 2019
Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qarnka Somaliland, ayaa shaaciyay in aanay suurta gal ahayn in ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka Baarlamaanka ee Wakiiladda iyo Golayaaasha deeggaanka oo la filayay in ay ka dhacaan Somaliland sannadka 2019. Guddidu waxay sababeeyeen carqaladaha aan weli xal
Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO, Oo Guddida Doorashooyinka Ugu Baaqay Inay Is Casilaan, Madaxweynahana Fariin U Diray
Hargeysa(ANN)- Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO,ayaa ugu baaqday Guddida Doorashooyinka Somaliland iska Casilaan xilka ay hayaan, si loo helo isku soo dhawaansho dhanka Siyaasada ah ee Xisbiyada dalka. isla markaana ay u qabsoomaan doorashooyinka Gollaha Wakiilada iyo Gollayaasha Deegaanka. Sidaana