Category: Doorashooyinka
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Amray In Ay Bixiso Lacagta Murrashaxiinta Qaarkood
Araweelo News Network. WAREEGTO MADAXWEYNE #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wasaaradda Maaliyadda Ku Amray In Ay Bixiso Lacagta Murrashaxiinta Qaarkood Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray wareegto summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202, taasoo uu ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda
Wasiir Siciid Sulub Oo U Markhaati Furay Prof. Buubaa Baahida Loo Qabo In La Furo Axsaabta Iyo Dhaliilaha Uu Tilmaamay
Araweelo News Network. “Waa In La Furaa Axsaabta, Annigu Weli UDUB, ayaan Daydayaa oo uma arko xisbiyo hagaagsan” Siciid Sulub Wasiirka Xannaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Somaliland. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa ka hadlay baahida
Guddida Doorashooyinka Oo Taxay Shuruuddaha Ku Xidhan Murrashaxiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka
Araweelo News Network. #Somaliland:@Guddida Doorashooyinka Oo Taxay Shuruuddaha Ku Xidhan Murrashaxiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka #Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka #Somaliland ee (NEC), ayaa shaaciyay shuruuddaha looga baahan yahay murrashaxiinta u tartamaya doorashooyinka Wakiillada iyo Gollayaasha deegaanka dalka ee loo qorsheeyay in
Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Isugu Yeedhay Hay’addaha Dawladda Iyo Axsaabta Qaranka
Araweelo News Network. Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Kulan Muhiim Ah Isugu Yeedhay Hay’addaha Dawladda Iyo Axsaabta Qaranka Hargeysa(ANN)- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland (NEC), ayaa Isugu yeedhay dhammaan Hay’addaha Qaranka Iyo Saraakiisha Xusbiyada si loo waafajiyo dhammaan xeerarka Iyo dastuurka dakka
Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kala Diray Hawlwadeenada, Gaadiidka Iyo Agabka Kaadh Bedelka
Araweelo News Network. #Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kala Diray Hawlwadeenada, Gaadiidka Iyo Agabka Kaadh Bedelka Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa Gobollada Maroodi-jeex, Togdheer, Sanaag, Saaxil iyo Awdal, u kala diray shaqaalaha, hawlwadeenada, gaadiidka iyo agabka lagaga hawlgelayo goob bedelka Kaadhka iyo
Shuruucda Iyo Xeerarka Dalka Haddii Lagu Jaangooyo Rabitaanka Hoggaanka, Ama Darmo-wadaagta Siyaasada Maxaynu Ku Magcawnaa?
Araweelo News Network. By. Eng. Abdirahman Ismail Nouh Shuruucda Iyo Xeerarka Dalka Haddii Lagu Jaangooyo Rabitaanka Hoggaanka, Ama Darmo-wadaagta Siyaasada Ee Markaa Joogta Shuruuc Noqon Maayaan Ee Maxaynu Ku Magcawnaa? Shuruucda iyo xeerarku waa kuwa lagu shaqeynayo ee dawladnimada
Fariinta Wacyigelinta Kommishanka Doorashooyinka Somaliland
Araweelo News Network. Fariinta Wacyigelinta Degmo-doorosho Bedelka iyo Adeegida Dadkii Kaadhadhku Ka Lumeen Ee Is-diiwaangeliyey 2016. Muwaadin Kommiishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu kugu war-gelinayaa inuu usameyn doono degmo doorasho bedel, dadkii sida rasmiga ah uga soo guurey deegaanadoodii hore.
Somaliland: Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Bilawga Kaadh Bedeleshada Degmo Ilaa Degmo Iyo Fursada Kaadhadhkii Lumay
Araweelo News Network. #Somaliland: Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Bilawga Kaadh Bedeleshada Degmo Ilaa Degmo Iyo Fursada Kaadhadhkii Lumay Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, aaya shaaciyay xilliga rasmiga ah ee ay bilaabmayso kaadh bedelashada degmo ilaa degmo iyo fursad la
Statement by Somaliland Election Commission Welcomes Presidential Decree for Somaliland’s Parliamentary and local Elections.
Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has welcomed a decree issued by Somaliland President Muse Bihi Abdi on the day set for Somaliland’s parliamentary and local elections. A statement from the Electoral Commission (NEC), said the elections
International partners supporting Somaliland’s democratization process welcome parliamentary and local council elections
Araweelo News Network. “We commend the National Electoral Commission and the three political parties for the successful completion of a transparent”. Press Statement Nairobi(ANN)-International partners supporting Somaliland’s democratization process welcome parliamentary and local council elections, will take place on 31