Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

Somaliland: Who is Dr. Greg Mills, the BRENTHURST Foundation

Araweelo News Network.   Hargeisa(ANN)-Somaliland: Elections 31 May 2021.The most authentic and significant international monitoring and observation group for the 2021 municipal and parliamentary elections in Somaliland Dr.Greg Mills is director of the Johannesburg-based Brenthurst Foundation, he is Members of

#Natiijooyinka Gollayaasha #Ceergaabo, #Celeefweyn, #Caynaba,#Oodweyne,#Baki #Baligubadle Ee Doorashooyinka #Somaliland

Araweelo News Network. #Hareysa(ANN)-#Natiijooyinka #Gollayaasha #Degmooyinka Lix Demo, ayaa la shaaciyay, Guddida #Doorashooyinka heer Degmooyinka  ee kala ah, #Ceergaabo, #Celeefweyn, #Caynaba, #Oodweyne, #Baki #Baligubadle,ayaa sida ay u kala heleen xildhibaanada gollayaasha deegaanka ee degmooyinka iyo sida saddexda Xisbi KULMIYE, WADDANI,

Natiijada Doorashada Xildhibaanada Gollaha Wakiillada Ee Gobolka Sool Magacyada Mudanaayasha Iyo Codadka

Araweelo News Network.   #Natiijada Laascaanood(ANN)-Natiijada Gollaha Wakiillada Somaliland ee Laascaanood ee lagu dhawaaqay, waxaana ka muuqata natiijada hordhac ah in laysku muquuniyay cod oo loolan adag uu saddexda Xisbi ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID, ku dhexamay gobolka Sool. Natiijada

Somaliland: Natiijada Doorashooyinka Oo Si Habaqle Ah Loo Shaaciyay Degmooyinka Qaarkood Iyo Sababta Dib U Dhaca

Araweelo News Network. #Somaliland: #Natiijada #Sool, #Taleex  Buuhoodle iyo Sheekh, 23 Degmo Oo 14 Ka Mid ah laalaan yIhiin #Hargeysa(ANN)-#Natiijooyinka Doorashooyinka ka qabsoomay 31 May 2021, ayaa weli laalan, iyadoo ay Magaalooyinka waaweyn ka socdaan hubinta iyo tirinta codadka, iyadoo

#SONSAF Sidee U Dhaawacdaa Guushii Doorashada Ee Shacabka Somaliland?

Araweelo News Network. #SONSAF Waxay Dalka Ka Fulinaysaa Mashruuca Isku Dhaca Doorashada, Waase Nasiibdaro In Aanay Xukuumaddu ….? By. Suxufi: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye).   Maalintii Insiinta 31 May, 2021, waxaa geyiga Somaliland dhamaantii uga qabsoomay si nabadgelyo ah

#Somaliland: Mucaaradka Oo Ka Hadlay #Natiijada Dib Loo Dhigay Iyo Tirinta Codadka Gobolka #Maroodijeex

Araweelo News Network.   “ilaa caawa waxaan furnay hal sanduuq, balse….” Hargeysa(ANN)- Natiijada hordhaca ah ee doorashooyinka Somaliland, oo la filayay in ay Guddida Doorashooyinku ku dhawaaqaan caawa 2 jun 2021, sidii ay hore u sheegeen shalay, ayaa dib loo

#Djibouti and SierraLeone, What did they say about Somaliland elections

Araweelo News Network   #Hargeisa(ANN)-#Somaliland#Election and finished #peacefully and gain, and to attract the eyes of the#world, from the media to the world#organizations and#governments.     Diplomats and observers spoke of how they occurred about Somaliland Elections, which have witnessed

Somaliland: Cabashooyin Kasoo Baxay Cod Bixinta Iyo Guddida Doorashooyinka Oo Shaaciyay Xilliga Natiijada Lasoo Saarayo

Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyay in ay muddo 24 saacadood ah ku dhawaaqayaan natiijada doorashooyinka Somaliland, kadib markii ay si nabadgelyo ah usoo dhammaadeen ee la xidhay goobbaha cod bixinta lixdii saacada Afrikada Bari. Doorashooyinka ayaa

Voting in Somaliland Elections Begins and President Bihi Speaks to the Media

Araweelo News Network. #Hargeisa(ANN)-#Somaliland, local council and parliamentary #elections officially began across the country this morning, with thousands of people in the early hours of the morning in most areas, particularly in the capital Hargeisa and other cities. Voters lined

#Somaliland: Doorashooyinka Oo Ka Bilaabmay  

Araweelo News Network. Safaf Dhaadheer oo waaberigii goobbaha Cod Bixinta is qabsaday Magaalooyinka waaweyn #Hargeysa(ANN)-#Somaliland Doorashooyinka gollayaasha deegaanka iyo gollaha wakiillada, ayaa si rasmi ah uga bilaabantay dalka oo dhan saaka, iyadoo waaberigii xilli hore goobbaha intooda badan, gaar ahaan